Maxay Tilmaamaysaa Bisha Cad Ee Ka Dhex Muuqata Cidiyaha Faraha Ee Dadka Qaarkood ?
Hargaysa 08.Sep 2016 (SDN/QJ):-Waxa aynu inta badan aragnaa dad fartood ay ka soo dhex baxdo bil cad, gaar ahaan farta aynu soomaali ahaan u naqaano Murdisada iyada oo ciddiyaha dadka qaar markaad u fiirsato aad ku arkayso bil cad oo ku dhex samaysantay. Haddaba maxay ka turjumaysaa bisha ka dhex muuqataa fartaasi? Cilmiyan waxa…
