Xukuumadda oo Ku Guul daraysatay inay Deegaanka Dhahar ee Bariga Sanaag Gayso Agabkii Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha iyo Culaysyo la Saaray Mas’uul Deegaankaasi ka soo Jeeda
Hargaysa 29.July 2016 (SDN/QJ):- Inkasta oo ay Xukuumadda Somaliland dhoolatus dhinaca Milatariga ah dhawaan ka samaysay Deegaanka Dhahar ee Bariga Gobolka Sanaag oo ay Farogalin Joogta ah ku hayso Puntland, hadana waxaa isa soo taraya in Deegaankaasi markii dambe uu gacanta Somaliland ka baxay islamarkaana la gayn kari waaya Qalabkii Diwaangalinta,oo sidaasi Dhahar kaga hadhay…
