Webmaster

Bandhiga Buugaagta Hargaysa Iyo Xidhiidhka Ka Dhexeeya Ka Garowe

Garoowe , 28 July, 2016-(SDN/QJ):– Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr Cabdiweli Max’ed Cali Gaas ayaa Shalay Galab qasriga Madaxtooyada Garoowe waxa uu qado sharaf soo dhoweyn ah ugu sameeyey bahda qoraaga Soomaaliyeed oo ay weheliyeen qoraayo shisheeye ah oo ay ka mid yihiin Dr Georgi Kapchits iyo Prof Lidwein.   Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr Cabdiweli Max’ed…

Read More

Ciyaartoyda Cagahooda Hoos ma u eegtay? Xogta Dahsoon DAAWO

Hargaysa, 28 July, 2016-(SDN/QJ):– Inkastoo ay ciyaartoyda kala duwan ee adduunku xidhaan kabo adadag iyo Sharoobaado qaro leh si ay cagahooda uga ilaaliyaan jugta iyo laadadka ku dhaca ayaa hadana dhanka kale agabkaa ay lebistaan waxa aanu ka difaacin waxyeelada cagahooda soo gaadha, gaar ahaan faraha lugaha iyo cidiyahooda sida aynu ku wada dawanayno sawiradan…

Read More

Gabadh Loo Aqoonsaday inay Tahay Maal-qabeenka Ugu Da’da Yar Adduunka Magaceeda Iyo Hantida ay leedahay La Shaaciyey

Hargaysa, 28 July, 2016-(SDN/QJ):– Gabadha magaceedu yahay Alexandra Anderson, ayaa noqotay Gabadha ugu da’da yar ee ugu maalqabeensan Haweenka Adduunka, kadib markii la  sheegay in hantideedu ay gaadhay 1.2 Milyaar oo dollar iyada oo aan  dhaafin 20 jir .   Waana markii ugu horaysay ee Alexandara ay ka mid noqoto maal-qabaneeda Adduunka, waxayna kaydisay sida…

Read More

Jarmal: Dal iyo Dad Guuldarradii u Badeley Guul Faalo Weriyihii Hore ee Idaacada BBC Laanteeda Afka Somaliga Yuusuf Xasan

Berlin 28.July 2016 (SDN/QJ):- Waxaan ka mid aha 6 wariye oo dowladda Jarmalku ku martiqaadday in ay soo arkaan  xaaladda qaxootiga Jarmalka galay ay ku suganyihiin. Waxaan taganay magaalda Berlin ee caasimadda Jarmalka ee hadda, horeyna u ahaan jirtey magaalo darbi uu kala qaybiyo , waxaana loo kala gooyey magaalada Berlin waqooyi iyo bari. Qaybta…

Read More

Guriga uu Muqdisho ka Degan Yahay Wasiirka Arrimaha Gudaha Iyo Federaalka oo Dab Xoogani ka Kacay Xalay

Muqdisho 28.July 2016 (SDN/QJ):- Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Xalay uu dab xoogan ka gacan guriga wasiirka wasaarrada arrimaha gudaha iyo federaalka xukuumada Soomaaliya C/raxmaan Max’ed Xusseen oo ku yeella meel aan ka fogeyn xarunta madaxtooyada.   Ilaa iyo hadda lama garanayo sababay dabka, inkastoo warar qaar ay sheegayaan inuu ka dhashay wax loo…

Read More

Madaxweyne Barack Obama Walaalkii oo Wacad ku maray inuu u codayn doono Murashaxa Cunsuriga ah ee Donald Trump

Maryland, 28 July, 2016-(SDN/QJ):– Nin ay wada dhasheen madaxwaynaha dalka Maraykanka Barack Obama oo lagu magacaabo Malik Obama ayaa sheegay in doorashada soo socota uusan u codayn doonin xisbiga dimuquraadiga.   Malik oo ka diiwaan gashan gobolka Maryland ee dalka maraykanka balse haatan jooga dalka Kenya ayaa sheegay inuu baddalay fikraddii ahayd inuu u codeeyo…

Read More

Taxanihii Qisaska Nolosha Iyo Tusmadii Xusuus Qor Dhakhtar-Ilkood Kala Soco Qurbejoog DHAGAYSO

Hargaysa 27.July 2016 (SDN/QJ):- Waa Qormadii Taxanaha ahayd ee Xusuus Dhakhtar Ilkood oo ay inoo Soo diyaariso Drs Hibaaq C.raxmaan Buubaal oo ah Dhakhtarad Aqoon durugsan u leh Xanuunada Ilkaha kana Shaqaysa Magaalada Hargaysa. Waxay Taxanahan inoogu soo bandhigaysaa Khibrad ay ka heshay Mudadii ay ka shaqaynaysay Mihnada dhakhtarnimo,Waxaana si Joogto ah Taxanahan idiinku soo…

Read More

Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan oo Xukuumada ku eedeeyay Qaabkii ay u Martay Xukunkii lagu riday Xubno ku eedaysan Dilka Taliyihii Booliska Saaxil DAAWO

Hargaysa 27.July 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan oo ka mid ah xildhibaanada sida weyn u taageera xukuumadda wakhtigan talada dalka haysa ayaa eedo u soo jeediyey xukunkii dilka ahaa ee maxkamadda ciidamadu ku riday sideedda qofee loo haystay dilka Taliyihii hore ee Gobolka Saaxil Mr. Casayr. https://www.youtube.com/watch?v=f-f2zZi7bZM

Read More

Boqor Buur Madow Oo Xukuumada Ku Hambalyeeyey XukunKii Dilka Ahaa Ee Maxkamada Ciidanka Qalabka Sida ku riday Rag ku eedaysan Dilkii Taliyihii Qaybta Booliska Saaxil & Baaq uu u diray Bulshada Saaxil DAAWO

Ceerigaabo 27.July 2016 (SDN/QJ):- Boqor Cismaan Aw Maxamud Buur-Madow ayaa Xukuumadda uu Hogaamiyo Madaxweyne Siilaanyo ku Bogaadiyey Xukunkii Dilka ahaa ee Maxkamada Darajada 1aad ee Ciidamada Somaliland ku riday Xubno lagu eedeeyay inay ka danbeeyeen Dilkii Taliyihii Qaybta Booliska Gobolka Saaxil. Boqorka ayaa waxaaa uu bogaadiyey xukunkaasi isla markaana waxaaa uu sheegay in ay maxkamadu…

Read More

Shalay: Garsoorka, Saxaafadda Iyo Maalintii 3aad Ee Tooshka Carwadda Caalamiga Ah Ee Buuggaagta

Hargaysa 27.July 2016 (SDN/QJ):- Bandhigga Caalamiga ah ee Buugta Hargeysa oo shalay galay maalintiisii afraad, Waxaana lagaga hadlay qodobo ay ka mid  ahaayeen doorka Bahda Caddaaladu ku leeyihiin horumarinta, hoggaaminta, Saxaafadda, isla markaana waxa bandhiga ka qayb qaatay  martida sanadkan oo ah Dalka Ghana iyo ka qaybgalayaal kale. Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland Aadan Xaaji…

Read More

Gudida Nabadgalyada Gobolka Sool oo Ooda ka qaaday Maxaabiis Dhawr Cisho ka Hor Dib u Huriyey Colaadii Deegaanka Dharkeyn Geeyo DAAWO

Laascaanood 27.July 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Gobolka Sool oo ay Weheliyaan Gudida Nabadgalyada ee Gobolkaasi ayaa Shir ay Yeesheen Waxay Cafis ugu Fidiyeen Maxaabiis dhawaan laga soo qabtay Deegaanka Dhumay ee Konfurta Gobolkaasi Kuwaas oo ka Kala Tirsan Labadii Beelood ee Walaalaha ahaa ee Shaqaaqadu ku dhex martay Deegaankaasi.

Read More

Prof Axmed Ismaaciil Samatar oo Faahfaahiyey Sababihii ku Ajburay inuu Xisbiga Kulmiye Ku Biiro DAAWO

Hargaysa 27.July 2016 (SDN/QJ):- Prof. Axmed Ismaaciiil Samatar oo waraysi siiyey Wariyaha Khaaska ah ee Musharaxa xisbiga kulmiye md. Muuse biixi cabdi ayuu axmed ismaaciil samatar ka hadlay sababta uu xisbiga kulmiye ugu biiray iyo sababta uu uga doortay xisbiyada mucaaridka ee dalka ka jira iyo waxa kale oo uu sheegay waxay ay isaga iyo…

Read More

“Nasiib Daranaa Qaranka Uu Cali Mareexaan Wasiirka u Yahay Iyo Reerka Uu Siyaasiga U Yahay” Cali Guray

Hargaysa 27.July 2016 (SDN/QJ):- Siyaasi Cali Curay ayaa nasiib daro ku Tilmaamay In Cali Maxamed (Cali Mareexaan ) Uu Wasiir ka Noqdo Xukuumada Somalilnad Ee UU Hogaaminaayo Madaxweyne Silaanyo. Cali Yuusuf Cali Guray waxa sido kale uu wax laga xumaado ku tilmaamay nasiib darana ku tahay Beesa uu ka soo jeedo ee uu siyaasiga u…

Read More

Maxaa Ka Jira in Wasiirkii Hore ee Boosaha Iyo Isgaadhsiintu uu la Jaal Noqonayo Xubnaha Isbahaysiga Dimuquraadi doonka ah ee Weli Go’aankooda Siyaasi Laalan yahay?

Hargaysa 27.July 2016 (SDN/QJ):- Wasiirkii hore ee Boosaha iyo Is-gaadhsiinta Somaliland Mudane Maxamed Jaamac Abgaal oo ka mid ahaa wasiirrada ugu culus ee ka soo jeeda Gobolka Awdal ee Jamhuuriyadda Somaliland ayaa xogo warbaahintu heshay waxa ay tibaaxayaa in uu ku biiray Garabka weyn ee Xisbiga KULMIYE ee Is-bahaysiga Dimuquraadiga Xisbiga KULMIYE kadib markii dhawr…

Read More

Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Dhagax Dhigay Dhamaystirka Iyo Dhismaha Jidka Isku Xidha Magaalada Hargaysa iyo Tuuladda Xamaas ee Gobolka Saaxil DAAWO

Hargaysa 26.July 2016 (SDN/QJ):-Madaxweynaha JSL Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa maanta dhagax dhigay dhammaystirka  mashruuca dayactirka  iyo samaynta wada isku xidha Hargaysa ilaa Tuulada Xamaas ee Gobolka Saaxil oo dhererkeedu dhan yahay 33 KM Taas oo ka mid ahayd 78 Km oo dib u habayn lagu samaynayay. Madaxweynaha oo ay wehelinayeen, Gudoomiyaha ahna murashaxa…

Read More

Cali Guray oo dhaabadeeyay Sida Sharcigu Dhigayo in Khilaafka Ucid lagu Dhameeyo Iyo Qodobo ay ku Liqeen Danta Xisbiga iyo Jiritaankiisa DAAWO

Hargaysa 26.July 2016 (SDN/QJ):- Cali Maxamed Yuusuf oo ah Gudoomiye Ku Xigeenka Sadexaad ee Sharci-nimadiisa lagu Xalaalaynayo Shirweynaha Xisbiga Ucid ee la Go’aamiyey inuu ku qabsoomo Mudo 45 Cisho Gudahood ah oo ka bilaabmayay Khamiistii dhawayd ayaa si faahfaahsan uga hadlay Qaabka Sharci ee Khilaafka Xisbiga Ucid ka dhex taagan in loo maro ay ahayd…

Read More

Musharax Jamaal Cali Xuseen Muxuu ka yidhi Go’aankii Guddida Diwaangalinta Ururada Siyaasada ay kasoo saareen Dacwadii UCID? Iyo Dooda Garnaqsigiisa DAAWO

Hargaysa 26.July 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Todobaadkii Tegay Gudida Diiwaangelinta Ururada Siyaasada iyo Ansixinta Xisbiyada Qaranka Somaliland ay ku dhawaaqeen Go’aankii Xalka u Noqonayay Khilaafkii ka dhex taagnaa Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid oo Sababay inuu Xisbigu u kala Jabo laba Garab. https://www.youtube.com/watch?v=FiVb7UMFoaE

Read More

Fadeexada Maamul Iyo Warbaahinta Xukuumadda Somaliland oo Baahisay Wasiir ka Tirsan Dawlada Madaxweyne Siilaanyo oo Xidhay Tuutaha Ciidanka Muujiyeyna Astaan dagaal DAAWO

Laascaanood 26.July 2016 (SDN/QJ):-Wasiirka Beeraha Somaliland, Maxamed Aw Daahir, ayaa gaadhay Magaaladda Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, isagoo xidhan tuutaha ciidammadda, taasina waxay noqotay Fadeexad weyn oo tusmaynaya in nabad-gelyo darro ka jirto gobolkaasi. Dadweynaha reer Laascaanood iyo guud ahaan shacbiga Somaliland, ayaa si weyn ula yaabay markii ay kamaradaha muuqbaahiyeyaashu soo saareen Wasiirka Beeraha…

Read More