Webmaster

Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha oo Gobolka Sanaag ka Bilaabmaya 16 Bishan Iyo Heerka Abaabulka Bulshada DAAWO

Ceel-afweyn 12.July 2016 (SDN/QJ):- Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha ayaa ka Bilaabmaya Gobolka Sanaag 16 Bishan aynu ku Guda Jirno. Waxaa Gobolka Sanaag gaadhay Wufuud tiro badan oo Isugu Jira Xukuumadda,Komiishanka Doorashooyinka, Iyo Laamaha amaanka. Waxaa la filayaa in Diiwaangelintu ka qabsoonto 231 Goobood oo Guud ahaan Gobolka Sanaag Jiidihiisa kala duwan.

Read More

Xukuumadda Somaliland oo aan ka Xaadirin Aaska Garaad Abshir Saalax, Wiilkiisii Eng Cabdi-naasir Garaad Abshir oo Naqdiyey Wasiir Caddaani DAAWO

Buuhoodle 12.July 2016 (SDN/QJ):- Allah ha u naxariistee waxa Shalay Galab Tuulada ballicad ee Degmada Widhwidh ee Gobolka Buuhoodle lagu aasay Marxuum Garaad Abshir saalax Maxamed oo ka mid ahaa Madax dhaqameedka Somaliland, dhowaana ku geeriyooday dalka dibadiisa. La-taliyaha Madaxweynaha Somaliland ee nabadeynta Gobollada Bari Cabdinaasir Garaad Abshir oo ah Wiilka iska leh Dhaxalka Booskii…

Read More

Madaxweyne Xasan Sheekh maxamuud oo Shalay ahaa Mucaarad maantane madax ah Isla markaana Mar Labaad Doonaya in la Doorto DAAWO

Muqdisho 12.July 2016 (SDN/QJ):- Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Markii uu ku Jiray Ololaha Doorsashada Sanadii 2012, Isagoo Mucaarid ah wuxuu Eedaymo kulul usoo jeediyey Dawladii uu Madaxwaynaha ka ahaa Sheekh Shariif Sheekh Axmed Isagoona ku eedaynaya Arimo kala duwan. Xasan sheekh ayaa ku eedeeyay Dawladu inay ka shaqaynayso Kala qayb sanaanta dalka, Abaabulka…

Read More

“Waar Deked Haddaa Noo Samaynaysaan, Noo Sameeya, Laakiin Tan Cidna Kula Shuraakoobi Mayno” Xildhibaan Ismaaciil Caga-yare

Hargaysa 12.July 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Ismaaciil Cagayare oo ka mid ah golaha deegaanka Hargeysa ayaa ka hadlay heshiiska wareejinta Dekedda Berbera ee ismaan dhaafku ka taagan yahay, isla markaana wuxuu ka horjeestay wareejinta Dekedda ee xukuumaddu wado, waxaanuu ugu baaqay maamulka taladda haya inuu dhuumashada ka baxo oo bulshada hor yimaado kana qanciyo barnaamijkan ay…

Read More

Beel Ka Mid ah Labadii Ardaa ee Shaqaaqadu ku dhex martay Deegaanka Dharkeyn Geeyo Iyo Dhumey oo Tilmaamay Cida ay u Hogaansamayaan Fariina u diray Kooxda Khaatumo DAAWO

Laascaanood 12.July 2016 (SDN/QJ):- Madax dhaqameed ka soo Jeeda Mid ka mid ah Labadii Beelood ee Dagaaladu ku dhex mareen deegaamada Dharkeyn Geeyo iyo Dhumey ee Konfurta Gobolka Sool ayaa sheegay in Cida qudha ee ay u Hogaansamayaan inay Tahay Ergadii Hawshaas ku dhex jirtay ee dhaariyey Hal doorka Labada dhinac Waxayna Cadeeyeen inaanay ogolaan…

Read More

Guulihii uu Gaadhay Madaxweynaha Turkiga Rajab Dayib Ordogan,Hogaamintiisa iyo Saamaynta uu Caalamka ku Dhex leeyahay DAAWO

Hargaysa 12.July 2016 (SDN/QJ):- Raysalwasaarahii hore ee Dalka turkiga Rajab Dayib Ordogan xiligana ah Madaxweynaha Dalkaasi ayaa intii uu soo hogaaminayey wadanka Turkiga waxa uu ku sameeyey isbedel horumarineed oo aan noociisa hore loo arag isbedelkaas oo saameeyey dhinacyo badan sida dhaqaalaha iyo arimaha bulshada, si rasmi ahna looga dareemay nolol maalmeedka dadka muwaadiniinta ah….

Read More

Wasiirka Warfaafinta Somalia oo Muqdisho ka Mamnuucay Gaadiidka Bajaajta,Gadoodka Shacabka iyo Farshaxan Amiin Caamir DAAWO

Muqdisho 12.July 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Warfaafinta ee Dawlada Federaalka Somalia Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa Shaaciyey inay go’aansadeen in Magaalada Muqdisho aanay ka shaqayn gaadiidka dadweynaha ee Bajaajta loo yaqaan. Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Xukumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo Warbaahinta kula hadlay Muqdisho ayaa sheegay inuu qabo in Magaalada Muqdisho laga Mamnuuco Mootooyinka loo…

Read More

Ururka Suxufiyiinta Punt land ee MAP oo Dacwad ku Oogay Wasiirka Warfaafinta Punt land DAAWO

Garowe 12.July 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha ururka suxufiyiinta Puntland (MAP) Faysal Khaliif Barre ayaa ka dhawaajiyay in ay MAP doonayso inay dacwad kusoo oogto wasiirka warfaafinta Puntland, maadaama uu baal maray dastuurka Puntland. Hadalkan ayaa yimid kadib markii wasiirku uu warqad ku amray in ay is diwaan galiyaan saxaafadda Puntland. Faysal wuxuu sheegay in arintan ay…

Read More

Farmaajo oo Shaaciyay Sir ku Saabsan Doorashada Somalia Iyo Niyad Jabka Shacabka deriska la ah DHAGAYSO

Muqdisho 12.July 2016 (SDN/QJ):- Ra’iisul Wasaarihii hore ee Somaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa muujiyay walaac ku aadan in doorashada Somaliya ay ku dhacdo waqtigii loogu talo galay. Farmaajo ayaa rajo xumo ka muujiyay Waqtiga Dowladda Federalka Somaliya ay sheegtay inay ku dhaceyso Doorashada inaysan muuqan, maadaama xilligan loo baahnaa Dowladda inay qabato shaqooyin jadwalka…

Read More

“Ciidanka Qaranka Somalia Waxay Gaadheen Isku Filaansho ay ku Hanan karaan Gacan ku dhigista Amniga Somalia” Taliyaha Ciidanka Qaranka Somalia DAAWO

Muqdisho 12.July 2016 (SDN/QJ):- Sareeye gaas Maxamed Aadan Axmed Buud Taliyaha Ciidamada Qaranka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay isku filnaanshaha ciidamada qaranka soomaaliya gaadhen xiligan. Waxaana taliye buud sheegay in ciidamada qaranka somalia awood u leeyihiin inay dalka difaacan oo guud ahaan dalka gacanta ku hayan marka ay ka baxan ciidamada amisom, Intaasi waxaa uu raaciyay…

Read More

Qaramada Midoobay Oo Diiday Codsi La Xidhiidha Inay Ciidamo Caalamiya Geeyaan Soomaaliya

New york 12 , July , 2016 – (SDN/QJ): – Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay, ayaa diiday codsigii kasoo yeedhay Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta, kaasoo ahaa in Qaramada Midoobay ay la wareegto mas’uuliyadda hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM).   Madaxweynaha Kenya Kenyatta oo 15 -kii june kulan gaar ah Magaalada Brussels kula qaatay xoghayaha…

Read More

Shirkadda GOOGLE Oo Maraykanka Iyo Japan Siinaysa Internet Toban Milyan Oo Jeer Ka Xawaare Sareeya Ka Maanta Dunidu Isticmaasho

Washington 12.July 2016 (SDN/QJ):- Shirkadda Google, ayaa Dalalka Maraykanka iyo Japan u gaar yeeshay Internet uu Xambaarayo Xadhigga loo yaqaanno Fiber Optic, kaasi oo ka Xawaare sareeya ka Dunida inteeda kale isticmaasho.   Internetkan loo gaar yeelay Maraykanka Iyo Japan ee uu sido  Xadhigga fiber optic oo Cabbirkiisa leeg yahay 60 -Tbps(terabits per second).  …

Read More

Shirkad Abaal-marinno Siisa Shaqaalaheeda Habeenkii Hore U Seexda Iyo Sababta Keentay

Washington 12.July 2016 (SDN/QJ):- Shirkad ka ma mid ah Shirakadaha caymiska ee ugu waawayn adduunka isla-markaana ka dhisan Dalka Maraykanka ayaa ku dhiiri galisay shaqaalaheeda inay hore u seexdaan habeenkii, iyadoo sheegtay in Qofka ka mid ah Shaqaalaheeda ee habeenkii hore u seexda ay Abaal-marin siinayso. Shirkaddan  oo magaceedu yahay ETNA ayaa waxa ugu wacan…

Read More

Suldaanka Guud oo Xisbiga WADDANI ku eedeeyey Shir uu uga digay Dowladd-deegaanka Soomaalida Itoobiya & Somaliland DAAWO

Hargaysa 11.July 2016 (SDN/QJ):- Suldaanka guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, ayaa Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI ku eedeeyey Abaabulka Shir la sheegay inay Beelaha Garxajis yeelanayaan oo uu uga digay dowladda Somaliland iyo dowlad-deegaanka Soomaalida Itoobiya oo uu sheegay in laga shirayo sidii dagaal cad loogu qaadi lahaa. Suldaan Maxamed oo Saxaafadda…

Read More

Madaxweyne Siilaanyo oo Dhanbaal Tacsi ah u Diray Mas’uul ka Tirsanaa Boqortooyadii Ingiriiska ee Mustacmarada u ahayd Marxuun John Drysdal oo Hargaysa ku Geeriyooday & Waraysi Taariikhi ah oo uu Bixiyey Markii uu Islaamay

Hargaysa 11.July 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, isagoo ku hadlaya Magaciisa ka Dawladda iyo kan Shacbiga Somaliland, waxa uu tacsi u dirayaa,  waxgaradka, waayeelka, aqoonyahanada, bahda qorayaasha, Dawladda Ingiriiska iyo Shacbiga Somaliland ee uu ka baxay Alle haw Naxariistee Marxuum Cabbaas Idiris  (John Drysdale) oo ku geeriyooday 10.07.2016, Magaalada Hargeysa, iyadoo 12.07.2016, Maalinimada…

Read More

Wasiir Warancade oo Sharaxay Sax iyo Khalad ka uu Yahay Soo Gelitaankii Ciidanka Itoobiya ee Gudaha Somaliland DAAWO

Hargaysa 11.July 2016 (SDN/QJ):-Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancade, ayaa sharaxaad ka bixiyay khalad iyo sax ka tahay ciidamo Itoobiyaan ah oo dhawaan gudaha u galay xadka ay Somaliland la wadaagto dalka Itoobiya. Wasiirku waxa uu arrintani kaga hadlay su’aalo dhawr ah oo ay weriyayaal ka tirsan warbaahinta maxaliga ahi manta ku weydiiyay xarunta…

Read More

Ujeeddada Wefti uu hoggaaminayo Talliyaha Ciidanka Booliiska ay ku Tageen Gobolka Sanaag

Hargaysa 11.July 2016 (SDN/QJ):- Talliyaha Ciidanka Booliiska Somaliland Sareeye Guuto  Cabdilaahi Fadal Iimaan ayaa kormeer shaqo ku tagay Caasimada gobolka Sanaag ee Ceerigaabo. Talliyaha,  Waxaa dulleedka magaalada Ceerrigaabo kusoo dhaweeyay qaar ka mida masuuliyiinta Gobolkaas iyo talliyaha Qaybta ee Gobolka Sanaag. Guddoomiyaha Gobolka Sanaag Axmed Cabdi Fallaay ayaa sheegay inuu ku faraxsanyahay kormeerka uu ku…

Read More