Webmaster

Dalxiisayasha Caalamka oo Qeexay Waddamada aan u Qalmin in loo Dalxiis tago iyo Sababta Keentay

London 10.July 2016 (SDN/QJ):- Website-ka caanka ah ee bulshadu ku jawaab celiso ee Reddit, ayaa waxa la isku waydiiyay waddanmada aan ku habboonayn in dib danbe loo booqdo iyo sababta. Jawaabtii kumanaan qof waxaa kasoo baxay waddamo dhowr ah oo booqashadooda la nebcaystay iyo sababta loo booqan waayay. Haddaba jawaabaha la bixiyay ee loo batay…

Read More

QM oo lacag Dhan 2 Million oo Dollar ugu deeqday dowladda Soomaaliya & Waxyaabaha lagu qaban doono

Nairobi 10.July 2016 (SDN/QJ):- War saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Qaramada Midoobe ee magaalada New York ee dalka Mareykanka ayaa deeq lacag ah  loogu deeqay dowladda Soomaaliya. Lacagtaan oo lagu qiyaasay 2 million oo dollar-ka Mareykanka ah ayaa Qaramada Midoobe waxa ay sheegtay in loogu talagay in lagu horumariyo kaabayaasha dhaqaalaha dowladda Soomaaliya. Lacagtaan ayaa…

Read More

Mashruuca Maalgelinta Dekeda Berbera: Ma Sida Kii Sahaminta Shiidaalka,Mise Mashruuca Banka Qoolcaday ee Lagaga Guulaystay Ma- Gafayaasha

Hargaysa 10.July 2016 (SDN/QJ):-  Gacmo shisheeye oo had iyo goor duullaan ku ah jiritaanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, mar walbana innoogu dhex jira si dadban, si uu dhexdeena uga fushado danihiisa iyo masaalixdiisa siyaasadeed, dhaqaale iyo dhaqan, ayaa waxa uu inoo soo dhexmaraa qaar innaga mida oo sheyddaan meel xun uun ka tusay inay wax ka…

Read More

Al-Shabaab oo Weerartay Saldhig Ciidan oo ku yaalla Wajeer iyo Booliska Kenya oo ka hadlay

Wajeer 09.July 2016 (SDN/QJ):-  Booliska dalka Kenya ayaa sheegay in dagaalyahanno Al-Shabaab ah, oo ay tiradoodu ka badan tahay Boqol, ay weerarreen Saldhig Boolis oo ku yaalla deegaanka Diif oo hoos-taga degmada Wajeer oo ka tirsan gobolka Waqooyi-Bari ee Kenya. Wararka ayaa sheegaya in dagaalyahannada oo watay saddex gaari, ay saacadihii hore ee Sabtida maanta…

Read More

Laba Ardaa oo Dagaalo ku Dhex Mareen Degmada Xudun ee Gobolka Sool oo Maanta Hargaysa Heshiis Nabadeed ku Kala Saxeexday DAAWO

Hargaysa 09.July 2016 (SDN/QJ):- Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada, xildhibaano iyo martisharaf kale ayaa Magaalada Hargaysa kaga  qayb galay munaasabad ay maanta heshiis nabadeed ku kala saxiixdeen labo ardaa oo wada dega DegmadaXuddun  ee Gobolka Sool, taasoo ka dhacday  Xarunta wasaaradda warfaafinta, Dhaqanka iyo wacyigelinta JSL.

Read More

Xukuumadda Somaliland oo Shaacisay Habka iyo Hannaanka uu u dhacayo Aaska loogu samaynayo Degmada WidhWidh Garaad Abshir Garaad Saalax DAAWO

Hargaysa 09.July 2016 (SDN/QJ):- Xukuumada Somaliland ayaa maanta si rasmi ah uga hadashay qaabka loogu talogalay aaska marxuum garaad Abshir saalax oo ka mid ahaa madaxdhaqameedka waaweyn ee Somaliland oo Dhowaan ku dhintay Dalka dibadiisa, dhowaana la keenayo wadanka si loogu aaso Degmada Widhwidh ee Gobolka Buuhoodle Afhayeenka dawlada Somaliland, ahna Wasiirka wasaaradda warfaafinta dhaqanka…

Read More

Raysal Wasaaraha Itoobiya oo Amaan Xoogan u Soo Jeediyay Maamulka Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya,In lagu daydana u soo Jeediyey Kililada kale DAAWO

Addis Abab 08.July 2016 (SDN/QJ):- Raysal Wasaaraha Dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa Sheegay in Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya ay Meel iska dhigeen Is Jiid Jiidadkii Hore u Jiray Isla markaana Wuxuuu amaanay Horumarka ay Gaadheen. https://www.youtube.com/watch?v=QKaPNWA4fdk

Read More

Taxanihii Qisaska Nolosha Iyo Tusmadii Xusuus Qor Dhakhtar-Ilkood Kala Soco Qurbejoog ‘’Aqoonsi Qiimaha Naftaada’’ DAAWO

Hargaysa 08.July 2016 (SDN/QJ):- Waa Qormadii Taxanaha ahayd ee Xusuus Dhakhtar Ilkood oo ay inoo Soo diyaariso Drs Hibaaq C.raxmaan Buubaal oo ah Dhakhtarad Aqoon durugsan u leh Xanuunada Ilkaha kana Shaqaysa Magaalada Hargaysa. Waxay Taxanahan inoogu soo bandhigaysaa Khibrad ay ka heshay Mudadii ay ka shaqaynaysay Mihnada dhakhtarnimo,Waxaana si Joogto ah Taxanahan idiinku soo…

Read More

19 Kun oo Dollar oo la Gudoonsiiyey Gabadh Ku Nool Magaalada Burco oo Xannuun Darteed Looga Cararay Iyo Bandhiga Sheeko Naxdin Leh DAAWO

Burco 08.July 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Maxamed Ibraahin Aadan Qabo ayaa ka qayb galay Barnaamij loogu magac daray “Kaalmee Kuwan” oo uu Hindisay Weriye Cabdi Maalik Muuse Coldoon Isla markaana soo Bandhiga Xaaladaha dadka Jilicsan ee danyarta ah ee u baahan Gargaar bani-aadminimo Waxaanu Maalintii u danbaysay ee Bisha Ramadaan Lacag dhan 19 Kun…

Read More

“Doorashada Oo Dib U Dhacdaa Waxay Halis Ku Tahay Nabadgalyada, Waayo ? Dadku Ma Doonayaan Muddo Kordhin Dambe,Komiishankana Waxaan Leeyahay…” Sheekh Aadan-Siiro

Hargaysa 08.July 2016 (SDN/QJ):-  Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro) ayaa ka hadlay Marxaladda Somaliland Mareyso, Doorashooyinka soo foolka leh, Heshiiska Maalgelinta Dekedda Berbera ee Xukuumaddu la gashay Shirkadda Carbeed ee DP World iyo Arrimo kale oo muhiim ah. Sheekh Aadan-Siiro waxa uu ugu horeyn farriin u diray komiishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland oo uu…

Read More

Bulshada Somalida ee Minnesota oo Gacanta laga taagay: Waxay wada isticmaalan Hal gaari, Hal mobile, iyo Hal Bangi

Minnesota 08.July 2016 (SDN/QJ):-Soomaalida Maraykanka ee kunool gobolka Minnesota ayaa la sheegaa inay tahay bulsho isku dayata oo markiiba isku meel isku raacda isku waxna samaysa. Haddaba maqaal dheer oo uu diyaarisay warbaahinta Minnesota Post ayay ku sheegeen in Soomaalidu ay gadato hal gaari, hal mobile isla markaana adeegsato hal Bank. Gaarigu waa Toyota Camry,…

Read More

Gudoomiyihii Hore ee Gobolka Banaadir oo si adag u Naqdiyay Hadal ka Soo Yeedhay Madaxweyne Xasan Sheekh DAAWO

Muqdisho 08.July 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyihii Hore ee Gobolka Banaadir Siyaasi Tarsan ayaa ka falceliyay hadal Maalintii Ciidal Fidri ka soo Yeedhay Madaxweynaha Somalia oo Sheegay in Cadawga Kowaad ee Dalku Leeyahay uu Yahay Alshabaab Kuwa labaadna ku tilmaamay dadka Siyaasiyiinta ah ee Dawladiisa Dhaliila. https://www.youtube.com/watch?v=cIyjFdNYfY0

Read More