Webmaster

Dawlada Hoose oo Ollole Dhir beerisa ka bilowday Magaalada Hargeysa iyo Go’aamo lagu soo Rogey dadka daryeeli waaya Dhirtaasi

Hargaysa 11.July 2016 (SDN/QJ):- Dawlada Hoose ee Hargeysa ayaa si rasmiya gudaha magaalada Hargeysa uga bilowday Ollole Dhir beeris ah. Wasiirka Arrimaha Gudaha Cali Warancade, Maayirka Caasimada, Xoghayaha Fulinta dawlada hoose iyo xildhibaano ka tirsan golaha deegaanka caasimada ayaa geedo ku beeray Xarunta Wasaarada boosaha Isgaadhsiinta horteeda , halka ay geedo kalena u qaybiyeen qaar…

Read More

Maamulka Gobolka Togdheer oo Mar kale ka hadlay Xadgudub ay Ciidamada Liyuu Boolis ku soo sameeyeen Gudaha Somaliland DAAWO

Burco 10.July 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiye Ku Xigeenka Gobolka Togdheer ayaa sheegay in Ciidamada Liyuu Boolis ay Mar kale Xadgudub ku soo sameeyeen Deegaanka ku dhereran Xadka ay Wadaagaan Somaliland iyo Itoobiya Isla markaana ay Gudaha u soo Galeen Xadka Somaliland 18Km. https://www.youtube.com/watch?v=n6Qyxz2wVyc

Read More

Eng C/Naasir Garaad Abshir Oo Si adag uga Hadlay Cid kasta oo Fadqalalo ula Timaada Aaska Aabihii Garaad Abshir,Somaliland ka Dalbaday inay Ciidanka ka qaado deegaankaas DAAWO

Hargaysa 10.July 2016 (SDN/QJ):- Eng Cabdi-naasir Garaad Abshir oo uu dhalay alle ha u naxariistee Marxuun Garaad Abshir Garaad Saalax ayaa ka hadlay aaska loo samaynayo aabihii. Eng Cabdinaasir Garaad oo dhanka kalena ah La Taliyaha Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland ee Gobolada Bari . https://www.youtube.com/watch?v=KUaybwzJfNQ Geesta kale Xukuumada Somaliland ayaa si rasmi ah uga hadashay qaabka…

Read More

Koox ka Tirsan Ciidamada Liyuu Bolis ee Kililka 5aad ee Itoobiya oo Xalay Dad Shicib ah ka Afduubay Deegaanka Bisiqa oo 40 Km Burco u Jirta & Firxadkii Bulshada Gaashaamo oo Burco soo Galay

Burco 10.July 2016 (SDN/QJ):-  Koox katirsan Ciidanka Liyuu boolis oo wata 4-Gaadiidka dagaalka ah masaafadii u dheerayd Gudaha ugalay Gobolka Togdheer ayaa Xalay fuliyey hawl gal ay ku Kaxaysteen Maxaabiis door ah inkasta oo Tiradooda aan la Xaqiijin. Tuulada maleeshiyadu dadka kaxaystay oo lagu magacaabo Bisiqa ayaa Burco u jirta 40-km ah,Warar hor dhac ah…

Read More

“Waxaan Golaha Guurtida ka dalbanayaa in Madaxweyne Siilaanyo ay u Kordhiyaan Mudo Laba Sanno ah Isla Markaana…” Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan DAAWO

Hargaysa 10.July 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan oo ah Gudoomiyaha Gudida Arrimaha Bulshada ee Golaha Wakiiladda ayaa ku baaqay in Madaxweyne Siilaanyo loo Kordhiyo Mudo laba Sannadood ah Isagoo dhanka kalena sheegay in la soo Horaysiiyo Doorashada Wakiiladda. https://www.youtube.com/watch?v=yya-gXjpKtw

Read More

Madaxweyne Siilaanyo iyo Qaabilaadii Ergadii Nabadeed ee Deegaanada Dharkeyn Geeyo iyo Dhumey SAWIRO

Hargaysa 10.July 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, ayaa qasriga Madaxtooyada shir kula qaatay ergedii uu hore ugu diray Dharkeyn-geeye iyo Dhumay ee labada ardaa ee walaalaha ah dhiilladu ku dhex martay.   Ergeda oo isugu jirtay xubno ka tirsan golaha guurtida iyo hoggaamiye dhaqameed ka kala socday gobolada dalka oo dhan,…

Read More

‘’Caalamku Ha Kala Doortaan Somaliland oo Shiidaal Leh Iyo Somaliy-yada u Dhaqanta Sidii Ilmo QalQaali ah’’ Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland

Hargaysa 10.July 2016 (SDN/QJ):-  “Somaliland ayaa u dabaaldegtay 25-guuradii ka soo wareegtay la-soo-noqoshada madaxbanaanidooda, balse xafladaha dhalaalayey waxay ku dhaafeen murugo, maxaa yeelay, waxay muwaadiniintoodu ku dabaaldegeen keli, “Waa cadaalad-darro,” ayuu ku dooday Dr. Sacad Cali Shire, Wasiirka keliya Arrimaha dibedda caalamka aan adeegsanin khadka degdega ee dublamaasiyiinta maraan madaarada caalamka.” Sidaa waxa lagu sheegay…

Read More

“Faysal Cali Isagoo Qarinaya Guddoomiyenimadiisa Sharci-darada Ah, Ayuu Yidhaahdaa Waa La Isku Haystaa Musharraxnimada Jamaal” Xoghayaha Golaha Dhexe Ee UCID

Hargaysa 10.July 2016 (SDN/QJ):- Eng. Xassan Cismaan (Sabce) oo ah  Xoghayaha Golaha Dhexe ee Xisbiga UCID ayaa ka hadlay Khilaafka Culus ee u dhexeeya Labada Garab ee Xisbigaasi. Shacabka Somaliland wuxuu mar walba faysal Cali Waraabe ku yidhaahdaa waxaa la isku haystaa Musharaxnimadda Jamaal isagoo Guddoomiyenimadiisa bilaa sharciga ah ee Xeer 14 ka soo horjeedda…

Read More

Barnaamijkii ugu Qosolka badnaa Ciidda Bahda Fanka & Weriyaha ee Universal TV, Q:1-aad DAAWO

London 10.July 2016 (SDN/QJ):- Barnaamijkii ugu qosolka iyo xiisaha badnaa Barnaamiyada Bandhigyada Ciidal-fidriga, ayuu ku guulaystay inuu sannadkan soo bandhigo Telefeshinka Universal, kaasoo ay ku kulmeen Fannaaniin badan oo kala duwan iyo weliba Weriyeyaal, Abwaaniin iyo Jilayaal Soomaaliyeed. Bandhigga ama Cawayska Ciidda ee Universal TV oo ay Xarumaha TV-ga ee magaalada London ee dalka Ingiriiska…

Read More

Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo Milicsaday Halkii uu Salaanka Xukuumadda Siilaanyo ka soo Qabsaday iyo Mas’uulkii u Horeeyay ee uu la Shaqeeyo

Hargaysa 10.July 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka warfaafinta, Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Somaliland Md Cismaan Cabdilaahi Saxardiid(caddaani), ayaa ka hadlay xidhiidh saaxiibtinimo oo uu la lahaa wasiirkii hore ee maaliyadda Somaliland Cabdicasiis Maxamed Samaale oo haatan dibadda ka jooga tareenka siyaasadeed ee uu naakhuudaha ka yahay madaxweyne Axmed Siilaanyo. Wasiir Caddaani hore muddo dheer ula soo shaqeeyey Ex….

Read More

Raysal Wasaarihii Hore ee Ingiriiska Mr Blair oo 13 Kadib Qoomameeyay Duulaankii Ciraaq DAAWO

London 10.July 2016 (SDN/QJ):- Raysal Wasaarihii Hore ee Ingiriiska Tony Blair ayaa Shacabkiisa ka raaligeliyey Khaladkii uu Lahaa Dagaalkii uu ku Garab galay Xiligii uu Xafiiska Joogay in lagu qaado dalka Ciraaq isla markaana uu Garab siiyay Xulufadii uu Maraykanku hor kacayay. Dhawaqan ka soo yeedhay Mr Blair ayaa ka danbeeyay kadib Warbixino Daaha ka…

Read More

Wasiirka Warfaafinta Punt land Maxamud Soocadde oo Qoraal u kala diray Wariyaasha Deegaanada Puntland Iyo Nuxurka Waxyaabaha laga rabo Akhri

Garowe 10.July 2016 (SDN/QJ):- Wasaarada warfaafinta dawlada Puntland ayaa soo saartay warqoraal ah oo kasoo baxay xafiiskeeda taas oo ay ku codsanayaan in dhamaan xarumaha warbaahinta ee ka hawlgala gudaha deegaanada Puntland ay iska diiwaan galiyaan xarunta wasaarada warfaafinta Puntland.   Warqadan oo uu ku qoranyahay Wasiirka wasaarada warfaafinta Puntland Mudane Maxamuud Xassan Soocadde ayaa…

Read More

Laacibkii Caanka Ahaa Ee Kubada Cagta Ismaaciil Jumayka Oo Iclaamiyey Qabashada Koobka Nabada Midnimda Iyo Horumarka G/Saaxil‏

Berbera 10.July 2016 (SDN/QJ):-Laacibkii weynaa ee ku caanbaxay kubada cagta islmaaciil Caydiid Jumayka, ayaa shaaca ka qaaday qabashada koobka kubada cagta ah .kaas oo loogu magacdaray koobka nabada midnimada iyo hurumarka g/saaxil.   Koobkan ayaa uu sheeegay Injineer Ismaaciil Caydiid Jumayka in uu magaalada Berbera ka bilaamayo 15-ka bishan aynu ku jirno,kaasi oo uu qorsheeyey…

Read More