Webmaster

“Magaalada Dhuumay la Yidhaa Waxay SNM-tu ka wadaa Dagaalka Lagu Magacaabo Ethnic Cleansing ee Isir baa’binta” Tawaawaca Cali Khaliif DAAWO

Saaxdheer 04.July 2016 (SDN/QJ):- Hogaamiyaha Kooxda Khaatumo Prof Cali Khaliif Galaydh ayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ku eedeeyay inuu wado dagaalka Isir sifayntaee Afka qalaad loogu yeedho “Ethnic Cleansing” isagoo u sibir saaraya Colaadii laba ardaa oo Walaalo ah ku dhex martay Deegaanka Koonfurta Gobolka Sool ee Dharkayngeeyo iyo Dhuumay. https://www.youtube.com/watch?v=P-U3fLJDC18

Read More

Beesha Gobolka Awdal ee Degen Gobolka Gabiley oo Taageeray Baaqii ka soo Baxay Suldaan Suldaan Ibraahim Jamac Samatar DAAWO

Hargeysa 04.July 2016 (SDN/QJ):-Beesha Gobolka Awdal ee Degen Gobolka Gebilay ayaa Taageeray Hadal ka soo Yeedhay Doraad Suldaan Ibraahin Jaamac Samatar oo Sida fiinta uga qaylyay Caddaalad daro ay Beeshiisu ka tirsanayso Gudoomiyaha ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi . https://www.youtube.com/watch?v=n5h7_A0nZOg Beeshan ayaa ka Cadhootay Qaabka uu Gudoomiye Muuse Biixi…

Read More

‘’Amarkuu Madaxweyne Siyaad Bare Na siiyay Wuxuu ahaa Taangi Lama Isticimaali karo,Diyaarad lama Isticimaalo Karo,Shacabka Xabad laguma ridi Karo Taasi Waxay ahayd Naxariis uu Madaxweynuhu Shacabkiisa u qabay’’ Dhagar qabe Morgan oo Dafirsan Xasuuqii uu ka gaystay Somaliland DAAWO

Garoowe 04.July 2016 (SDN/QJ):- Maxamed Siciid Xirsi (Morgan) oo ka mid ahaa Saraakiishii Dawladdii Maxamed Siyaad Barre ee Xasuuqa u geystay Shacabka Reer Somaliland, ayaa khudbad uu ka jeediyay Magaalada Garoowe kaga hadlay waxa uu ugu yeedhay Midnimada Soomaaliyeed. Morgan oo Hayb ahaan ka soo jeeda Puntland isla-markaana dhawaan safar kaga yimid Dalalka Reer Galbeedka…

Read More

Madax Ka Tirsan Xukuumadda Oo Dhalinyarada Iyo  Aqoonyahanka Gobolka Saaxil Ugu Baaqay Inay Taageeraan Heshiiska Maalgelinta Dekedda Berbera

Hargaysa 04.July 2016 (SDN/QJ):-Wasiir ku xigeenka Wasaarada Wershadaha Somaliland Cali Axmed Maxamed (Cali-dhagoolle) iyo Agaasimaha guud ee Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Sheekh Saleebaan Siciid Cali oo shalay warbaahinta kula hadlayey magaalada Hargeysa ayaa dhalinyarada iyo aqoonyahanka gobolka Saaxil ugu baaqay inay taageeraan heshiiska Somaliland ku abshirtay ee ay la gashay shirkadda DP World, isla markaana…

Read More

Sarkaal Sare oo Ka Tirsanaa Ciidanka Liyuu Boolis ee Kililka 5aad ee Itoobiya oo ka Goostay Ciidankaas soona bandhigay Siraha Ciidankaas DHAGAYSO

Hargeysa 04.July 2016 (SDN/QJ):- Cornayl Hire C.laahi Caydiid oo Sheegay inuu ka mid ahaa Saraakiisha Ciidanka Liyuu Boolis ee Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya kana soo Goostay ayaa ka warbixiyay Sababihii ku Kelifay inuu ka soo goosto Ciidankii uu ka Tirsanaa. https://www.youtube.com/watch?v=d3RMJ77-qGk

Read More

Xoghayaha Siyaasada Xisbiga WADDANI Ee Qaarada Yurub Baxnaan Xaaji Aadan Oo Qalab Ciyaareed Ugu Deeqay Laba Kooxood Oo Ka Dhisan Degmada Faca-weyn Ee Cadaadley

Cadaadley 04.July 2016 (SDN/QJ):- Xoghayaha arimaha Siyaasada Xisbiga WADDANI u qaabilsan qaarada Yurub Md Baxnaan Xaaji Aadan Ismaaciil oo muddooyinki ugu dambeeyey ku sugnaa dalka ayaa qalab ciyaardeed dhemaystiran ugu deeqay laba kooxood oo ka dhisan degmada Faca-weyn ee cadaadley. Deeqdan oo ka koobnayd dirays iyo kubado ayaa wuxu Xoghaye Baxnaan ku wareejiyey guddoomiyaha degmada…

Read More

Maxkamad Ku Taalla NORWAY Oo Cafiday Nin Soomaali Ah Oo Qudha Ka Jaray Nin Uu Dhex Maray Khilaaf Ka Dhashay Qabyaalad

Tromsø, 04.July 2016 (SDN/QJ):-  Dhageysiga dacwadda iyo Doodda ku saabsan kiiska loo haystay Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Cabdimaalik Yuusuf oo ka socotay muddo afar maalmood ah gudaha Maxkamadda magaalada Tromsø ee Woqooyiga dalka Norway ayaa lasoo gebagebeeyey. Dacwaddan Kiiska oo aan la furin tan iyo sannadkii 2002-dii ayaa dib uga bilowday magaaladani Tromsø ee…

Read More

8 Sanno ee u Danbeeyay iyo Tirada Dadka Shacabka Ah Iyo Argagixisada Ee Ay Dileen Drones-ka Maraykanka

Washington , 04.July 2016 (SDN/QJ):- War-saxaafadeed ka soo baxay Aqalka Cad ee Dalka Mareykanka ayaa lagu sheegay in Weerarada ay fuliyeen Diyaaradaha Drones lagu Dilay ugu yaraan 116 Ruux oo Shacab ah tan iyo Sanadii 2009-kii markii Madaxweyne Barack Obama uu la wareegay talada Dalkaas. Weeraradaasi oo xagga cirka ahaa ayaa Diyaaradaha Drones-ka waxey siyaabo kala…

Read More

Dawlada Kenya oo Bilowday Dib u Celinta Qaxootiga Xeryaha Dhadhaab

Dhadhaab 04.July 2016 (SDN/QJ):- Dawlada Kenya  ayaa  billowday inay Dalkooda dib ugu celiso Qaxootiga Soomaaliyeed ee ku jira xeryaha Dhadhaab ee Gobalka Waqooyi-Bari dalka Kenya. Qaxooti tiradoodu tahay  180 Ruux oo ah kuwii ugu Horreeyay ayaa  dawlada Kenya Gaadiid ku daabushay, Waxayna geysay Magaalada Dhoobley ee gobolka Jubbada Hoose, si looga sii gudbiyo meelihii ay…

Read More

Murashaxa Xisbiga Dimuquraadiga ee Maraykanka Hillary Clinton oo lagu baadhayo Xarunta FBI ee Washington

Washinton 04.July 2016 (SDN/QJ):- Musharaxa xilka Madaxweynaha ee dalka Maraykanka Hillary Clinton ayaa  hortagtey haaya’adda FBI waxaana la weydiiyey su’aalo la xidhiidha  E-mailkii ay isticmaashey xilligi ay ahayd Wasiirka. Hillary Clinton,  ayaa hore raaligelin uga bixisey in ay isticmaashey  E-mailkeeda gaarka ah iyo Server ay si gaar ah u lahayd xilligii ay ahayd Wasiirka Arrimaha…

Read More

Mas’uulkii Sadexaad ee Xil Wasiirnimo ka soo Qabtay Xukuumada Siilaanyo oo Cisbitaalka Guud ee Hargaysa lagu dabiibayo

Wasiirkii Hore ee Wershadaha Abiib Diiriye Nuur (Timacad) Waxaa uu Saddex Ku Yahay Laba Wasiir Oo Soo Maray Xukuumadda Oo  Intii Lagu Gudo Jiray Bishan Barakaysan Ee Ramadaan   Cusbitaalka La Dhigay Hargaysa 03.July 2016 (SDN/QJ):- Wasiirkii Hore ee wasaaradaha warfaafinta iyo Wershadaha ee xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo hoggaamiyo  Abiib Diiriye Nuur (Abiib Timacad) ayaa xaalad caafimaad…

Read More

Wefdi saxafiyiin ah oo madaxwaynaha Puntland Mr Gaas kala Xaajoonaya Xidhitaankii Radio Daljir

Gaalkacyo 03.July 2016 (SDN/QJ):- Wafdi ergo ah oo u badan saxafiyiin  ka hawl gala Puntland ayaa safar ku tagay magaalada Gaalkacyo si ay wada xaajood ula yeeshaan madaxwaynaha Puntland C/weli Maxamed Cali “ Gaas”, ugana codsadaan in xayiraadda laga qaado warbaahinta Dajir oo maalinkii 10-aad xiran. Saxafiyiinta gaaray magaalada Gaalkacyo ee qorshaynaya inay madaxwaynaha arkaan…

Read More

Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani oo Sheegay in aanay Ogolaan doonin in la Kala Qaado Doorashooyinka Is barkan ee Madaxtooyadda Iyo Wakiiladda DAAWO

Hargaysa 03.July 2016 (SDN/QJ):- Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa Meela dag iska Taagay hadal haynta ku Saabsan in la Kala Qaadayo Labada Doorasho ee Isku Sidkan ee Madaxtooyadda Iyo Golaha Wakiiladda Maadaama ilaa haatan Xisbiyada Qaranku aanay go’aan rasmi ah ka gaadhin Xal u helida Saami qaybsiga Gobolada dalka ee Kuraasta Golaha Wakiiladda.

Read More

Xildhibaan ka  Tirsan Golaha Guurtida oo Bedka soo Dhigay Asaraarka ku Duugan Wareejinta Dekeda Berbera DAAWO

Hargaysa 03.July 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Maxamed Xaaji Cabdiraxmaan oo ka mida golaha guurtida Somaliland ayaa badka soo dhigay siro ku gadaaman wareejinta dekeda berbera ee ay xukumaddu ku wareejisay shirkada DP World,sidoo kalena waxa uu sheegay in dhulkii ay marayeen beebka dhuumihii haamaha shiidaalku lagu wareejiyay dayr isla markaana lagu wareejiyay dad gaar ah.

Read More

“Ciidanka booliska in Aqoontooda kor loo qaado oo la kordhiyo tiradiisa, tayadiisaba, iyo qalabkiisaba waa Siyaasada Xukuumadda Madaxweyne Axmed Siilaanyo.” Wasiirka Madaxtooyadda DAAWO

Hargaysa 03.July 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyadda Somaliland Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa ka qayb gala munaaisbad balaadhan oo tababar loogu soo xidhayey Ducad ka tirsan Ciidanka booliska. Munaasibadaasi oo ka dhacday Dugisga tababarka Ciidanka booliska ee ku yaala degmada mandheera ee Gobolka Saaxil, ayaa masuuliyiintii ka qayb galay waxa ka mid ahaa Wasiirka madaxtooyada,…

Read More