Webmaster

Baro oo Ku Dayo Muwaadinkaaga Danta Guud Wax ka Qabtay iyo Marti qaadka Qoraaga Maxamed Cabdi Daa’uud DAAWO

Hargaysa 03.July 2016 (SDN/QJ):- Maxamed Cabdi Daa’uud Waa Qoraa Weliba si Xeel dheer uga Hadlay Buug uu Curiyey oo Hal hayskiisu ahaa Hadimooyinka qaadka kaas oo Xambaarsan Daraasado iyo Macluumaad Wax badan ka taraya Nolosha Bulshada Isla markaana uu si durugsan ugaga hadlay Waxyeelada qaadku u Leeyahay Nolosha Qofka iyo Daroogooyinka ku Jira. Sama fale…

Read More

“Cadaalladii Iyo wax wada lahaanshihii Muuse Biixi Sheegayay ma cadaalad darradan ayay ku dambeysay? Suldaanka Beel KULMIYE Dhiigooda Raacay Oo Cadaalad Darro Ka Tirsaday Muuse Biixi DAAWO

Gabiley 03.July 2016 (SDN/QJ):- Suldaan Ibraahim Jaamac Samatar, oo ka mid ah salaadiinta Somaliland kana soo jeeda gobolladda Awdal iyo Gabiley, ayaa sheegay inuu ka xumaaday wax uu ugu yeedhay cadaalad darro uu sameeyay Guddoomiyaha ahna Murrashaxa madaxweynaha KULMIYE Muuse Biixi Cabdi oo uu sheegay inuu ka qadiyay beelaha Samaroon guddida fulinta ee uu Arbacadii…

Read More

Dhacdo Cajiib ah:Dhaawacyada Labadii Ardaa ee Dharkeyn Geeyo ku Dagaalamay oo Goob Isku Mid ah lagu dawaynayo oo ka hadlay Dareenkooda DAAWO

Hargaysa 03.July 2016 (SDN/QJ):- Xubno ka Mid ah Maleeshiyaadkii ku Diriray Deegaanka Dharkeyn Geeyo ee Koonfurta Gobolka Sool oo haatan lagu dawaynayo Cisbitaalka Guud ee Hargaysa ayaa ka hadlay Sidii uu Dagaalkaasi u dhacay iyo Baaqa ay Bulshada u dirayaan https://www.youtube.com/watch?v=MT-8X6BdM3M

Read More

Afhayeenka Xisbiga Waddani oo Beeniyay Hadal uu Warbaahinta Siiyay Mas’uul ka Tirsan Xisbigaas oo Sheegay in Ciida kadib ay Xisbiga Waddani ku Soo Biirayaan Kooxdii Isbedel doonka Kulmiye DAAWO

Hargaysa 03.July 2016 (SDN/QJ):- Afhayeenka Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa ayaa ku dooday in Xisbigoodu uu yahay ka ugu Taageerayaasha Badan Xisbiyada Jira Waxaa kale oo uu ka hadlay War uu Warbaahinta Siiyay Mas’uul Sare oo Ka Tirsan Xisbigaas oo Sheegay in Ciida kadib la qaban doono Xaflada Midowga Waddani iyo…

Read More

Wax ka Ogow Taariikhda Iyo Marxaladihii Nololeed ee uu soo Maray Sheekha Caanka ah ee Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir DAAWO

Hargaysa 03.July 2016 (SDN/QJ):- Waxa uu ka mid yahay Haldoorka Culimada Somalida ee Magaca ku Yeeshay Fidinta Diinta Islaamka Waxa uu ka soo Jeedaa Qoys lagu Ixtiraamo dhinaca Diinta Isagoo u Waramayay Barnaamijka baro Muwaadinkaaga ku dayashada Mudan rubuc qarnigii tegay ayuu ku faahfaahiyey heerarkii ay Noloshiisu soo martay iyo Caqabadihii la soo dersay Waa…

Read More

Murrashaxa Madaxweynaha KULMIYE oo koobab guddoonsiiyey Kooxaha tartannadan ku guulaystay + Muuse Biixi oo orod uu ku wareegay garoonka Xawaadle kaga mahadceliyey soo dhawayn loo sameeyey

Hargeysa 03.July 2016 (SDN/QJ):-Guddoomiyaha KULMIYYE, ahna murrashaxa Madaxweynaha ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay xidhitaanka tartamo kubadda cagta ah oo bisha Barkaysan ee Ramadaan ka socday garoomada Xawaadle iyo Aw Aadan oo ku kala yaal degmooyinka 26-ka June iyo Gacan-libaax ee Hargeysa siday ukala horreeyaan. Guddoomiye Muuse Biixi oo ay wehelinayeen xubno…

Read More

Waa Maxay Saamaynta ay ku Fadhido Xubinimada Itoobiya ee Golaha Amnigu?

Addis Ababa 03.July 2016 (SDN/QJ):- Dawlada Itoobiya ayaa dhowaan loo doortay xubin aan joogyo ahayn oo ka mid ah Golaha amniga ee Waramada Midoobay, waxana ay xilkaa hayn doontaa mudada labada sanadood ah ee soo socda., hadaba waa maxay saamaynta ay joogitaankeeda golahasi ku yeelanayso xaaladaha qaaradda afrika gaar ahaan ta gobolkan geeska afrika ee…

Read More

Doorashada Gudoonka Midowga Afrika oo Lagu tartamayo Iyo Ismaandhaafka Jira

Addis Ababa 03.July 2016 (SDN/QJ):- Doorashada gudiga ururka Midnimada Afrika ayaa loo arkaa inay noqoto imtixaan adag oo loo maro xil saamayn ku leh masiirka guud ee qaaradda iyo ku taagnaanta mabaa’diida uu Ururku u taagan yahay, iyadoo gudiga sare uga fadhiyaan dalalka xubnaha ka ah Ururka inay dhacdo tartan doorasho  oo dhammaystiran , kas…

Read More

‘’Anigu hadii aan ka gardaranahay Faysal Wallaahi Ardaagiisa Reer Suldaan Guuleed ayaa xidhe ii ah oo wax Allah iyo wixii ay iigu taliyaan ogolahaye,Laakiin Isagu..’’ Cali Guray

Hargaysa 01.July 2016 (SDN/QJ):-  Gudoomiye Ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf ‘’Cali Guray’’ ayaa ka Falceliyey Hadal shalay ka soo Yeedhay Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo Sheegay inaanu Xisbiga Ucid Wax Muran ahi ka Jirin laakiinse dad Mashruuc soo qaatay ay Meelahaas la Wareegaan In Xisbigii la isku…

Read More

“Mashruuc-Ba La Qaatay La Yidhaa Xisbiga Ucid Wuu Is Haystaa, Rooda Axmed Yaasiin Waxaan Siiyay Digniin, Xildhibaan Qabille Isagu Xisbiga Ucid Kuma Jiro” Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Qodobo Badan Bayaamiyay DAAWO

Hargaysa 01.July 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ayaa ka hadlay Hadalo ay Warbaahinta Siisay Marwo Rooda Axmed Yaasiin oo ah Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ee Gobolka Saaxil Isla markaana ay ku durtay Heshiiska Xukuumadu ku Wareejinayso Dekeda Berbera Waxa uu Gudoomiye Faysal Sheegay inuu Rooda siiyay Digniin kadib markii ay ka hor timid Siyaasadiisa. Gudoomiye Faysal…

Read More

“Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Xisbiga Ucid kuma Meteli karo Go’aan ka Gaadhista Saami qaybsiga Kuraasta Wakiiladda” DAAWO

Hargaysa 01.July 2016 (SDN/QJ):- Garabka ka Soo Hor Jeeda Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Sheegay inaanu Gudoomiyahoodu u Matali Karin Wada Xaajoodka u Socda Sadexda Xisbi qaran Si ay Xal uga Gaadhaan Saami qaybsiga Kuraasta Golaha Wakiiladda. Waxaa Halkaasi ka Hadlay Xoghayaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Ucid Eng. Xasan Sabce; Gudoomiyaha Gobolka…

Read More

‘’Faysal Cali Waraabe Waa Bakoorad Maalinba Ninkii Xaragoonayaa Qaato…”Xildhibaan Qabiile DAAWO

Hargaysa 01.July 2016 (SDN/QJ):-  Xildhibaan Maxamed faarax Qabiile oo ka tirsan xildhibaanada xisbiga ucid ugu jira golaha wakiilada Somaliland ayaa guddoomiyaha xisbiga ucid ku edeeyay inuu jabiyay Go’aamadii ka soo baxay Gudida Ururadda Siyaasada iyo Asxaabta qaranka ee sheegayay inaanu Mas’uul inta dacwadu dhamaanayso aanu ku hadli Karin magac xisbiga ucid, waxaana uu ku edeeyay…

Read More

“Saami Qaybsi Ama Shirqool” Gudoomiye Ku Xigeenka 3aad ee Ucid Cali Guray oo aaminsan in Saami qaybsigu Keenayo Mudo Kordhin Iyo Wanjalka lala Maagan yahay Labada Xisbi Mucaarid

Hargaysa 01.July 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiye Ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf “Cali Guray” ayaa ka hadlay Shirarka ay Sadexda Xisbi qaran ka leeyihiin Sidii ay Xal uga Gaadhi lahaayeen Saami qaybsiga Gobolada ee Kuraasta aqalka Wakiiladda Waxaanu Sheegay inuu u arko Qadiyadan Mid lagu Shirqoolayo Mudo kordhin loo sameeyo Xukuumadda Madaxweyne…

Read More

Xisbiga Waddani Oo Shaaciyey inay ku soo Biirayaan Garabkii Isbedel doonka Xisbiga Kulmiye,Magacyadooda Iyo Xiliga ay dhacayso Munaasibada ku Biiristu

Hargaysa 01.July 2016 (SDN/QJ):- Garabkii Isbedel doonka Xisbiga Kulmiye ee Ka Cadhooday Natiijadii ka soo baxday Shirkii Golaha dhexe ee Xisbiga Kulmiye ayaa la sheegay inay si rasmi ah ugu biirayaan Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani kadib Wada Xaajood u socday in Mudo ah. Xoghaye ku Xigeenka Siyaasadda ee Xisbiga Waddani Maxamed Abiib Yuusuf, ayaa…

Read More