“Madaxweynaha Somaliland Waxaan Uga Mahad Celinayaa Go’aankii Geesinimada Ahaa Ee Uu Ka Qaatay Xasilinta Amniga” Wasiiru-dawlaha Nabadaynta Gobollada Bari
Hargaysa 12,June 2016 (SDN/QJ):- Wasiiru-dawlaha nabadaynta goballada barriga Jamhuuriyadda Somaliland, Cabdirashiid Xuseen Carab ayaa baaq nabadeed u diray beelihii shaqaaqadu ku dhex martay deegaanka Dharkayn Geeye ee koonfurta gobolka Sool. Cabdirashiid Xuseen Carab oo shalay warbaahinta kula hadlay magaaladda Laascaanood oo u joogo xalinta shaqaaqadii ka dhacday deegaanka Dharkayn Geeye ee koonfurta gobalka Sool ayaa…
