Webmaster

Ganacsatada Haamaha Shidaalka Oo Cadho Kaga Dareeray Qorshe Cusub Oo Madaxtooyadu Ku War Gelisay In Ay Maamulka Haamaha Ku Wareejin Doonaan Shirkadda DPW

Hargaysa 06.June 2016 (SDN/QJ):- Xukuumadda Somaliland iyo Ganacsatada Maal-gashanaysa ee ay hore xukuumaddu u siisay Haamaha Shidaalka Berbera ayaa ku kala kacay iskuna af garan waayay kulan laba maalmood ka hor ku dhex maray caasimadda Somaliland ee Hargeysa kadib markii Ganacsatadii dhawaan Xukuumaddu siisay Haamaha Berbera ay ka biyo diideen qorshe cusub oo xukuumaddu ula…

Read More

Laamaha Amaanka Somaliland oo Qabtay Sadex Nin oo Ku eedaysan Tuhuno ka dhan ah Nabadgalyada DAAWO

Hargaysa 06.June 2016 (SDN/QJ):- Afhayeenka Ciidamada Booliska Somaliland Gaashaanle Sare Faysal Xiis ayaa Sheegay in Ciidamada amaanku ay Gacanta ku soo dhigeen Sadex eedaysane oo lagu tuhmay inay Maleegayeen Falal ka dhan ah Nabadgalyada,Isagoo dhanka kalena Beeniyay Warar sheegaya in Xarunta Maxkamada Sare ee Somaliland la dhigay Walxo qarxa.

Read More

Wasiir Cukuse oo Tacsi u diray Laba Dr oo ku Geeriyooday Qaraxii Huteel Ampasador ee Muqdisho

Hargaysa 06.June 2016 (SDN/QJ):- Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Somaliland, Mudane Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse, isagoo ku hadlaya afkiisa iyo ka wasaaradda Xanaanada Xoolaha waxa uu tacsi u dirayaa Laba Dhakhtar oo ka tirsanaa wasaaradda Xanaanada Xoolaha oo  kala ahaa Dr. Maxamed Faarax Diiriye, ahaana Madaxii Mashruuca RASP ee hay’adda AU-IBIR oo ku geeriyooday qaraxii lala eegtay…

Read More

Taxanihii Qisaska Nolosha iyo Tusmadii Xusuus Qor Dhakhtar Ilkood Kala Soco Qurbejoog.com Ma I baraysaa Sida Wax loo Saxeexo? {DHAGAYSO}

Hargaysa 05.June 2016 (SDN/QJ):- Waa Qormadii Taxanaha ahayd ee Xusuus Dhakhtar Ilkood oo ay inoo Soo diyaariso Drs Hibaaq C.raxmaan Buubaal oo ah Dhakhtarad Aqoon durugsan u leh Xanuunada Ilkaha kana Shaqaysa Magaalada Hargaysa. Waxay Taxanahan inoogu soo bandhigaysaa Khibrad ay ka heshay Mudadii ay ka shaqaynaysay Mihnada dhakhtarnimo,Waxaana si Joogto ah Taxanahan idiinku soo…

Read More

‘’Waan Baahanahay looma Bahalo Cuno,Hadii arrinkaas Maanta la Ilduufo wuxuu saamayn ku yeelanayaa Mustaqbalka Ubadkeena,Deked la sameeyaana Macno Yeelan Mayso’’ Axmed Yuusuf Yaasiin DAAWO

Hargaysa,5 June 2016 (SDN/QJ):- Madaxweyne Ku Xigeenkii Hore ee Somaliland Mudane Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa Markii Kowaad ka hadlay Aragtidiisa ku aadan Heshiiskii Xukuumadu la gashay Shirkada DPW ee Maalgelinta Dekeda Magaalada Berbera.

Read More

Xil. Siciid Cilmi Rooble Iyo Axmed Wayso Cadde oo Su’aalo iyo Dhaliilo Is Barkan ku Karbaashay Wasiir Sacad Cali Shire Iyo Faysal Cali Waraabe

Hargaysa 05.June 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Iyo Xildhibaan Axmed Xasan Aadan (Axmed Waysacadde) oo ka mid ah xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland oo laga soo doorto Gobolka Saaxil ayaa dood iyo su’aalo kulul ku karbaashay Xubno ka socday Xukuumadda Somaliland, Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe iyada oo ay goob joog ahaayeen qaar…

Read More

Daily Nation “Horumarinta Dekedda Berbera Ee DP World Waxay Xoojinaysaa Doorka Somaliland Ee Gobolka Geeska Afrika”

Hargaysa 05.June 2016 (SDN/QJ):- Wargeyska Daily Nation ee ka soo baxa dalka Kenya, ayaa wax ka qoray heshiiska lagu horumarinayo dekadda Berbera ee ay wada galeen dawladda Somaliland iyo shirkadda DP World,waxaanu  sheegay  in dekedda Berbera oo ku taalla bogcad istaraataji ah ay kaalin weyn ka qaadan doonto ganacsiga gobolka.   Warkan wargeysku waxa uu…

Read More

Taariikhda Feedhyahankii Muslimka Ahaa ee Dunnida Soo Maray Qarnigii Tegay Marxuun Maxamed Cali Kalaay DHAGAYSO

Washington 05.June 2016 (SDN/QJ):- Maxamed Cali Kalaay oo ahaa feedhyahankii dunida ugu caansana ayaa ku geeriyooday cisbitaal ku yaalla magaalada Phoenix ee gobolka Arizona. Waa feedhyahan caan ah oo u dhashay dalka maraykan,Maxamed Cali oo dadka soomaaliyeed u yaqaanaan magaca “Maxamed Cali Kalaay” ayaa taariiikhdu markay aheyd 17.January 1942 ku dhashay magaalada Louisville ee gobolka…

Read More

Wasiir Ku Xigeenka Tacliinta Sare ee Somaliland oo Khudbad ka Jeediyey Shirweynaha Wasiirada Waxbarashada ee Qaarada Africa oo Addis ababa ka furmay

Addis ababa 05.June 2016 (SDN/QJ):- “Dawladda Jamhuuriyadda Somaliland iyadoo kaalmo dhaqaale ka helaysa dawladda Maraykanka qaybteeda horumarinta caalamiga ah ee USAID, iyada oo loo marayo iskaashiga caalamiga ee GPE, ayaa waxaanu furnay dalab lagu dhisayo machadka tabobarka macallimiinta heer qaran” sidan waxa sheegay Wasiir ku-xigeenka wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee Somaliland Yuusuf Cismaan Garas…

Read More

Magaalada Dubai oo uu ka Furmay Wejigii labaad ee Heshiiska Somaliland Iyo Shirkada DPW Iyo Safiir Baashe Cawil oo Sharaxay Kaalinta Imaaraadku ka qaato Wax la qabashada Somaliland DAAWO

Dubai,5 June 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Dalka Isu Taga Imaaraadka ka Furmay Shalay oo Sabti ahayd Wejigii labaad ee Wada hadalka u dhexeeya Somaliland iyo Imaaraadka ee Ku wajahnaa dhamaystirka Heshiiska dhex maray Somaliland iyo Shirkada Dubai World Port ee Maalgelinta ku samayn doonta Dekeda Magaalada Berbera. Safiirka Somaliland ee Dalka Isu Taga Imaaraadka Carabta Baashe…

Read More