Faa’iidooyinka Caafimaad ee Soonka, Xogta Dahsoon DAAWO
Hargaysa 10.June 2016 (SDN/QJ):- Soonka bisha ramadaan waa mid ka mid ah arkaanta islaamka ee uu ilaahay ku faral yeelay muslimiinta, hadana nkastoo ay sidaa tahay, dad badan oo muslimiin ahi waxay ka helaan faa’iidooyin dhanka caafimaadka ah. Soonkuna waa farsamo caafimaad oo la hubo hadii loo fuliyo si sax ah, isagoo soonku jidhka ka…
