Tibaax Mugdiga ka Saartay in Madaxtooyadu ku hawlan tahay Sidii ay uga Takhalusi lahayd Maareeye Cali Xoor Xoor iyo Cida Bedelkiisa lagu wado.
Hargaysa,13 May 2016 (SDN/QJ):- Warar hor leh oo soo baxaya ayaa iftiimiyay in Madaxtooyadda Somaliland diyaarisay inay Dekeda Berbera umagacawdo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Diinta iy Awqaafka Somaliland Sheekh Saleebaan Siciid Cali,kadib markii ay soo baxeen warar sheegaya inuu Gabi ahaanba ka soo horjeestay inuu saxeexo Heshiiskii Wareejinta Dekeda Berbera ee ay wada galeen Xukuumadda…
