Webmaster

Booliska UK oo  raalli galin siiyay Muslimiinta,Kadib markii ay si xun u isticmaaleen kalmadda “Allaahu Akbar”

London 11,May  2016 (SDN/QJ):- Sarkaal sare oo kamid ah Poliska dalka Ingiriiska ayaa raalli galin ka bixiyay isticmaalka kalmadda “ Allaahu Akbar” xilli ay samaynayeen dhoolla tus kusaabsan la dagaallanka argagixisada.   Dhoolla-tusankan waxaa lagu daawaday nin iska dhigaya qof miinaysan oo doonaya inuu qarxiyo waxyaabihii ku xirnaa, mid kamid ah suuqyada mashquulka badan ee…

Read More

Al Shabaab oo sheegatay inay ciidamo Maraykan ah gacanta iskula tageen

Shabeellada hoose 11,May  2016 (SDN/QJ):- Kooxda Al-Shabaab ayaa sheegtay inay ciidamo Ameerikaan ah isku fara sareen deegaanka loo yaqaan Tooratooroow ee gobolka Shabeellada hoose.   Kooxda ayaa warbaahintooda ku sheegay inay iska caabbiyeen weerar cirka ah oo ay soo qaadeen ciidamo Maraykan ah oo wata diyaaradaha qumaatiga u kaca balse ay iska caabbiyeen oo cashar…

Read More

Guddoomiyaha Cusub Ee Maxkamadda Sare Somalia Oo Xilkii Kala Wareegay Guddoomiyihii Hore

Muqdisho 10,May 2016 (SDN/QJ): -Guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda Sare ee dalka Soomaaliya Dr. Ibraahim Iidle Suleyman, ayaa xilkii kala wareegayay guddoomiyihii hore ee Maxkamada sare Mudane Caydiid Ilka-xanaf. Xaflada xilka kula kala wareegayeen masuuliyiintan ayaa waxa lagu qabtay xarunta Maxkamadda Sare, waxaana ka soo qaybgalay Raysal Wasaare ku xigeenka Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar…

Read More

Madaxweyne Siilaanyo oo Magaalada Jabuuti Kulan kula Yeeshay Dhigiisii Hore ee Dalka Somalia Sheekh Shariif Sh.Axmed

Jabuuti 09.May 2016 (SDN/QJ):– Madaxweynihii hore ee Somalia, Shariif Sheekh Axmed oo booqasho ku jooga wadanka Jabuuti ayaa la kulmay Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo kan Puntland, C/weli Maxamed Cali Gaas. Labada dhinac ayaa waxay ku kulmeen hotelka Kamdiski oo ay wada Deganaayeen waxaase la garanayn waxyaabihii ay ka wada hadleen oo aanan…

Read More

Wasiirka Waxbarashadda Somaliland Oo Amar Dood Sharci Dhalinaya Ku Soo Rogay Ardayda Dugsiyadda iyo Jaamacadaha DAAWO/DHAGAYSO

Hargaysa 09.May 2016 (SDN/QJ):– Wasiirka Waxbarashadda iyo tacliinta Sare ee Somaliland Cabdilaahi Ibraahim Habane (Cabdilaahi Dheere), ayaa ku dhawaaqay inaanu imtixaanaadka iskuuladda iyo jaamacadaha dalka aanu u fadhiisan doonin ardaygii aan sidan kaadhka codbixiyeyaasha, arrintaas oo ah qadaf sharci oo ku tallaabsaday sawir fool calaamad fool xun ka bixin kara dimuqraadiyadda Somaliland. Wasiirka Waxbarashaddu isagoo…

Read More

Dowladda Federalka oo lagu wareejinayo maamulka hawada Somalia,iyo Saamaynta ay ku yeelanayso Wada hadaladii u Socday Somalia iyo Somaliland

Muqdisho 09.May 2016 (SDN/QJ):– Waxaa magalada Muqdishu xarunta Somalia la gaarsiiyay qayb kamid ah qalabka lagula socda hawada Somalia, kaasi oo laga soo qaaday dalka Kenya gaar ahaan Nairobi, waxaana la filayaa in maanta oo Isniin ah lagu wareejiyo wasaaradda gaadiidka dawlada federaalka Somalia. Danjiraha Somalia ee dalka Kenya Jamaal Maxamed Xasan, ayaa tilmaamay in…

Read More

“Qofku Wuxuu Murashax Noqon Karaa, Marka Xisbiyadda Qaranku Soo Gudbiyaan…” Komiishanka Doorashooyinka Qaranka

Hargaysa 09.May 2016 (SDN/QJ):– Xubno ka mida gudida komishanka doorashooyinka Qaranka Somaliland, ayaa sheegay inay soo afmeereen wejigii 1-aad ee diiwaangalinta codbixiyayaasha gobolka maroodi-jeex, Islamarkaanna waxay saluugeen qaabka ay gobolka maroodi-jeex uga socoto diiwaangalintu, iyagoo sidoo kalena baaq u diray bulshada gobolka, uguna baaqay inay is diiwaangeliyaan qaataana kaadhka codaynta. Gudoomiyaha komishanka doorashoyinka qaranka Somaliland…

Read More

“Sirdoonka Soomaaliya oo u Adeegsata Carruurta Hawlo Basaasnimo” Warbixin uu Wargayska Washington post ka Qoray Akhri

Washington 09.May 2016 (SDN/QJ):– Carruurta Soomaaliya oo sannado badan dagaallada qayb ka ahayd, iyadoo wiilasha la hubeeyo, isla markaana Al Shabaab iyo kooxaha kale ee Soomaliya ka dagaalama ay tababar siiyaan si ay dagaalada ugu adeegsadaan, ugana qaybgalaan dagaalka faranta hore, ayaa hadda Hay’adda Sirdoonka Soomaliya ubadkan u adeegsataa hawlo basaasnimo oo ay ku qasabto….

Read More

“Hargaysa hadii ay diiwaangelin iyo codbixinba nacaan waa lagu kelifay,Qasabna kuma Xadrayn karo” Mujaahid Cali Guray

Hargaysa 09.May 2016 (SDN/QJ):– Gudoomiye ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf “Cali Guray” ayaa ka hadlay Sababaha keenay in Bulshada ku Dhaqan Gobolka Maroodijeex ay isu diiwaangelin waayeen una qaadan waayeen Kaadhka Codbixinta Waxaanu amuurtaas ku sababeeyay dadweynaha oo Khasaare ka Jooga Siyaasiyiintii ay Masiirkooda ku aamineen. Cali Guray ayaa qoraal…

Read More

5 qodob oo Noqday Sababta ugu Weyn ee shacabka gobolka maroodi jeex dhabarka ugu jeediyaan diiwaan-gelinta iyo Walaac Weyn ee Ku Abuurmay Musharraxiinta Aqalka Madaxtooyada Iyo Golaha Wakiilada

Hargeysa 09.May 2016 (SDN/QJ):–Tan iyo Markii Diiwaan-gelinta Codbixiyuhu ka bilaabantay Guud ahaanba Gobolka Maroodi Jeex waxa si lama filaan ah mar kali ah u soo baxay sida aanay dadweynuhu sidii loo baahnaa ugu soo dareerin diiwaan gelintaasi iyada oo ay min maalintii diiwaan gelintu bilaabantay illaa maanta goobaha dadka laga diiwaan gelinayaa haawanayaan ama ugu…

Read More

Somaliland: Wax Soo Saarkii Beeraha Oo Hoos U Dhacay, Tamaandhada, Baradhada Iyo Toonta Hargeysa Lagu Iibiyo Oo ka Kala Yimaadda Itoobiya, Yemen & Masar

Hargaysa 09.May 2016 (SDN/QJ):– Dal Kasta oo Tacabka Beerihiisu meesha ka baxaan, Hoggaankiisuna Siyaasadda ku mashquulo waxa caadiga ka noqoto in Shacabkiisu dhibaato kala kulmaan Quutal-daruuriga, isla-markaana waxa soo if-baxda halis weyn oo ka soo waajahda dhinaca Cuntada. Guud ahaan Somaliland, gaar ahaan Suuqyada Magaalada Hargeysa waxa ka jira cabasho aad u weyn oo illaa…

Read More

Isku dhaca Madaxweyne Erdogan iyo Ahmed Davutöglu,Qadiyadda Xudunta u ah Khilaafkooda Iyo Saamaynta ay Yeelanayso !!

Ankara 09.May 2016 (SDN/QJ):– Ka dib bilihii u dambeeyay khilaaf isasa soo tarayay oo ka dhex aloosnaa Madaxwayne Erdogan iyo raysal wasaare Davutöglu ayaa arbacadii ina dhaaftay soo ifbaxay ka dib markii labada nin ee u sareeya dalkan Turkey ( Erdogan iyo Davutöglu) yeesheen shir deg dega oo saacad iyo badh qaatay. Shirkan ayaa lagu…

Read More

Telefishanka Jabuuti oo Magacyo Khaldan Iyo Xilal aan is lahayn ku Sheegay Madaxweynaha Somalia iyo Madaxweynaha Maamul Goboleedka Punt land DAAWO

Jabuuti 09.May 2016 (SDN/QJ):- Telefishanka Dawlada Jabuuti ee RTD ayaa Kala Garan waayay Magacyada Mas’uuliyiinta Dawlada Somalia iyo Maamul Goboleedyada ee ka qayb galay Xafladii Caleemo saarka Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle. Shakhsiyaadka uu Khalday Waxaa ka Mid ah Madaxweynaha Dawlada Federaalka Somalia iyo Madaxweynaha Maamul Goboleedka Punt land. https://www.youtube.com/watch?v=dcqFDPVHt7g  

Read More

Guddi loo saarey saraakiisha ku dagaalantey xerada ciidamada Bossaso Iyo Kaalinta uu Khilaafkaas ku leeyahay Madaxweyne Gaas

Garowe 09.May 2016 (SDN/QJ):– Wararka laga helayo ilo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in Madaxweynaha Puntland guddi ka kooban wasiiro, xildhibaano iyo saraakiisha Booliska u saarey iney baaris ku sameeyaan gacan ka hadalkii rasaasta wadatey oo dhexmartey saraakiisha amniga Puntland.   Guddigaan ayaa wararku sheegayaan inuu madax u yahay Wasiirka Beeraha Puntland Cabdulahi Cali Xirsi…

Read More

Aamina Cabdilaahi Xirsi: Fankii Jabuuti , Hargeysa Iyo Muqdisho U Kala Dabqaaday – Qalinka: Cumar Seerbiya

Boorama 09.May 2016 (SDN/QJ):– Malahayga maalin ama habeen uun ku soo maray waad maqashay amaba daawatay Aamina Cabdilaahi oo heesaysa amaba majaajilaynaysa adiga oo u qasdi ama cid kaa ag dhawi haku balweysee. Aamina Cabdilaahi Xirsi markaad magaceeda maqasho adiga maxaa hees ah ee ugu soo dhaca ee adaa ii sheegi kartaa , anigu intan…

Read More

Gurmad la,aan haysata Haweenay Xalay Danab amase Biriq ku dhaawacay gobolka Mudug & Afar Ruux oo Dhintay DHAGAYSO

Gaalkacyo 09.May 2016 (SDN/QJ):–  Deegaanka Saddex Higlo oo hoostaga Gaalkacyo ayaa xalay qoys ka kooban 5 Qof ay biriq ku dhacday abaaro 2:00 saqda dhexe kuwaas oo 4 kamid ah ay dhinteen halka haweenaydii qoyskaasi ay xaaladeeda nololeed culustahay.   Aabihii Dhalay Caruurta iyo 3 Wiil oo kale ayaa ku dhintay kadib markii Biriqdaasi ay…

Read More