Webmaster

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta oo ku Haftay Su’aalo ay Warbaahintu la boobtay Xili uu Shir Jaraa’id qabtay DAAWO

Hargaysa 15.May 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo wacyigalinta Somaliland md Cismaan Cabdilaahi Saxardiid (Cadaani) ayaa ka hadlay arimo kala duwan oo ay ka mid ahayd heshiiskii Xukuumada Jamhuuriyada Somaliland la soo galay shirkad laga leeyahay Waddanka Imaaraadka Carabta oo maalgashi ka samaynaysa Dekada Berbera iyo Hirka ama Godka Cusub ee uu u Guuray…

Read More

Tageerayasha Xisbiga Ucid ee Uk oo soo dhawayn u qabtay Xoghayaha Maaliyada Xisbiga Ucid iyo Gudoomiyaha Qarada Yurub iyo KU XIgeenkiisa waxana kala soo qayb Galay Gudoomiye Faysal Dawasho Wacan Sawiro

London!5May16(SDN/QJ)Xisbiga ucid laantiisa Uk ayaa xaflad casho sharaf oo lagu soo dhawaynayey Xubno Cusub oo misaan ku leh Gayiga Somaliland ku soo dhaweyey Xafladan oo ka duwan xafladahii hore ayaa waxa goobta lagu soo dhaweyey Xubno misaan ku leh gobolada Bari oo dhawaan loo magacabay Xilal ,. xafldan oo mid aad u heer sareesay ayaa…

Read More

“Wada Hadalada Somaliland Iyo Soomaaliya Wixii Loo Baahna In Laga Wada Hadlo Lama Soo Dhigin Miiska, Waxa Lagu Meereysanayaa Qodobo Aan Daruuri Ahayn…” Wasiirka Gaashaandhiga S.land

Hargaysa 15.May 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Gaashandhiga Somaliland Axmed Xaaji Cali Caddami ayaa ka hadlay wada hadalada Somaliland iyo Somaliya, waxaanu sheegay in ilaa hadda qodobo lagu qanco oo ka soo baxay aanu jirin, isagoo tilmaamay in Somaliland iyo Somaliyaba ku meeraysanayaan qodobo aan muhiim ahayn, waxaanu Somaliland kula taliyay inay abaarto halka loo baahanyahay….

Read More

Wasiirul Dawlaha Duulista Hawada iyo Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo Wada yeeshay Dood adag oo ku Saabsan Dhaxal Wareejinta Dekeda Berbera DAAWO

Hargaysa 15.May 2016 (SDN/QJ):- Wasiirul dawlaha Wasaarada Duulista Iyo Hawada Somaliland Mudane Axmed Nuur Faahiye iyo Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ah Xubin ka Tirsan Golaha Wakiiladda iyo Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa aragti kala fog ka bixiyey Heshiiska ay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo la Gashay Shirkada Dubai World Port taas oo Maalgalin doonta lana…

Read More

Waraysi Xiiso Badan Afhayeenka Maamulkii Cusuba Ee Maakhir oo Sheegay inay wadaan Qorshe Lagu Midaynayo Khaatumo & Maakhir DAAWO

Badhan 15.May 2016 (SDN/QJ):- Nin sheegtay inuu yahay Afhayeenka Maamul Cusub Axmed Maxamed Maxamud Jebiye oo laga samaynayo Gobolka Sanaag oo Lagu Magacaabo Maakhir State ayaa Sheegay inay ku hawlan yihiin qorshe lagu midaynayo Maamulkooda iyo ka Kooxda Khaatumo. https://www.youtube.com/watch?v=80FbXrfcpgA

Read More

“Heshiiska Dekeda Berberi Waa Xaaran,……Madaxweyne-Siilaanyo-na Maxkamad ha lagu soo Taago….” Mujaahid ooto-biixi

Hargaysa 15.May 2016 (SDN/QJ):- Mujaahid Maxame Biixi Caali “Ooto” oo ka tirsan masuuliyiinta sar sare ee Xisbiga WADDANI ayaa naqdiyay Heshiiska ay xukuumadda Madaxweyne-Siilaanyo ku kireysay Dekedda Berbera,isaga oo ku tilmaamay inaanu ahayn wax u danna umadda iyo dalka-ba. Ooto Biixi waxa uu saluugay qaabkii meeqaamka hoose ahayd ee Madaxweyne-SIILAANYO lagu qaabilay Xafladii Caleemo Saarka…

Read More

Dadweynaha Reer Jabuuti oo Dareen Cadho Leh ka Muujiyey Xukuumad uu Soo Dhisay Madaxweyne Geele DAAWO

Jabuuti 15.May 2016 (SDN/QJ):- Madaxweyne Jabuuti ayaa, wajahay xaalada adag oo siyaasadeed ka dib markii uu soo dhisay ,Xukuumad ka Cadhaysiisay Dadweynaha Reer Djabuuti Xukuumadan ayaa, u badan Qoyiska uu ka soo jeedo Madaxweyne Geele , Madaxweynaha ismaaciil Cumar Geele oo ah dilaaga afrika isle markaana ku caan baxay shirqoolada lagu dilo siyaasiyiinta ka soo…

Read More

“Qorshaha Iyo Heshiiska Horumarinta Dekadda Berbera Waa Maalgashiga Ugu Weyn Ee Naruuro geliyay Bulshadda” Xildhibaan Mubaarig (Bidhi)

Burco 15.May 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Mubaarig Yuusuf Cilmi (Bidhi) oo ka tirsan Golaha deegaanka Magaaladda Burco, ayaa sheegay in heshiiska xukuumadda Somaliland la gashay shirkadda Imaaraadka carabta laga leeyahay ee DP world ee casriyaynaysa dekadda Berbera ay tahay mashruucii ugu weynaa ee naruuro geliyay bulsho weynta Somaliland. Xildhibaan Mubaarig Bidhi, waxa uu sheegay in mashruuca…

Read More

Bulshada ku Dhaqan Caasimada Hargaysa oo Isu diyaarinaya Sidii ay u Weynayn lahaayeen Xuska 18 May DAAWO

Hargaysa 15.May 2016 (SDN/QJ):- Guud ahaan Gobolada Somaliland waxaa ka socda u diyaar garow Xoogan oo ku Wajahan Xuska Munaasibada qaran ee 25 Guurada ka soo wareegtay Markii Somaliland ku dhawaaqday inay dib ula soo noqotay Madax bannaanideedii, Magaalada Hargaysa ayaa ka mid ah Magaalooyinka sida weyn looga diyaar garoobay.

Read More

”Midowga Yurub anaga nooma Taliyo, Yaa awoodaas Siiyey” Madaxweynaha Turkiga DAAWO

Ankara 15.May 2016 (SDN/QJ):- Waxaa qarka u saaran inuu gebi ahaan burburo heshiiskii Midowga Yurub iyo dowlada Turkiga ee la xariiray arrimaha qaxootiga, kadib markii ay EU-da shuruudo ku xireen codsigii dowlada Turkiga oo ahayd in muwaadiniinteeda ay VISUM la’aan ku geli karaan dalalka Yurub Midowga Yurub ayaa shuruudo gaaraya illaa 72 qodob ku xiray…

Read More

Somaliland Qaran Sodon Jirkiisii Mar kale dib u dhashay “Barnaamijyo Taxane ah kala Soco QURBEJOOG Iyo Milicsiga Saaka ee Sheekada Inqilaabkii Fashilmay 1961 Qaybtii 2aad DHAGAYSO

Hargaysa,14 May 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Dalka Somaliland Xiligan ka socda diyaar garow ku wajahan Xuska 25 Guurada ka soo Wareegtay Markii ay Jamhuuriyada Somaliland dib ula soo noqotay Xornimadeedii oo ah 18 bishan May isla markaana noqonaysa Rubuc qarni ay Somaliland Jirtay iyadoon Wax aqoonsi ah ka helin dunnida inteeda kale. Shabakada Qurbejoog.com ayaa Halkan…

Read More

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng:Faysal Cali Waraabe iyo Xubnaha Gudiga ICtiraaf Radinta Somaliland oo la kulmay Madaxda Sheffield ee Aqonsatay Somaliland

Sheffield14May16(QJ)Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng;Faysal Cali Waraabe iyo Wasiirkii Hore arimaha Dibada Somaliland Marwo Adna Adan iyo Xubnaha Jaaliyada Somaliland ee Ictraaf Raadinta Somaliland ayaa kulan balaran ku yeshay Sheffield town hall conference kulankii oo laga hadlay xidhidhka Somaliland iyo sidii aqoonsi loo gaadhsiin laha waxa  goobta hadalo qiimo leh ka soo jeediyey Gudoomiyaha Xisbiga ucid Eng…

Read More

Somaliland Qaran Sodon Jirkiisii Mar kale dib u dhashay “Barnaamijyo Taxane ah kala Soco QURBEJOOG Iyo Milicsiga Saaka ee Sheekada Inqilaabkii Fashilmay 1961 DHAGAYSO

Hargaysa,13 May 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Dalka Somaliland Xiligan ka socda diyaar garow ku wajahan Xuska 25 Guurada ka soo Wareegtay Markii ay Jamhuuriyada Somaliland dib ula soo noqotay Xornimadeedii oo ah 18 bishan May isla markaana noqonaysa Rubuc qarni ay Somaliland Jirtay iyadoon Wax aqoonsi ah ka helin dunnida inteeda kale. Shabakada Qurbejoog.com ayaa Halkan…

Read More

Taxanihii Qisaska Nolosha iyo Tusmadii Xusuus Qor Dhakhtar Ilkood Kala Soco Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

Hargaysa,13 May 2016 (SDN/QJ):- Waa Qormadii Taxanaha ahayd ee Xusuus Dhakhtar Ilkood oo ay inoo Soo diyaariso Drs Hibaaq C.raxmaan Buubaal oo ah Dhakhtarad Aqoon durugsan u leh Xanuunada Ilkaha kana Shaqaysa Magaalada Hargaysa. Waxay Taxanahan inoogu soo bandhigaysaa Khibrad ay ka heshay Mudadii ay ka shaqaynaysay Mihnada dhakhtarnimo,Waxaana si Joogto ah Taxanahan idiinku soo…

Read More

Xogo Hoose oo Muujinaya Xidhiidhada Qarsoon Ee U Dhaxeeya Faroole, Sheekh Shariif Iyo Madaxtooyada Somaliland

Hargeysa, 13 May, 2016 (SDN/QJ) :– Kadib markii ay dhawaan soo shaac baxday in xukuumadda Somaliland marti-qaad u fidisay Madaxweynayaashii hore ee Maamul Goboleedka Puntland iyo Dawladda Federaalka Soomaaliya Md. Cabdiraxmaan Maxamed Faroole iyo Sh. Shariif Sheekh Axmed oo ay ku casuumeen Xuska sannad-guurada 18-ka May ee dhawaan looga dabbaal degi doono dalka oo dhan…

Read More

Xaddiga Lacagta Dawladdu Ugu Talo-gashay Warbaahinta Xuska 18 May Iyo Wasiir Caddaani Qadarka uu ka Lunsaday

Hargeysa, 13 May, 2016 (SDN/QJ) :– Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka Iyo Wacyigalinta Somaliland Md. Cismaan Cabdilaahi Saxardiid Caddaani ayaa lagu soo waramayaa in uu account ama xisaab u gaar ah ku shubtay lacag dhan $21,000, taasoo qayb ka ahayd lacaga dhan in ka badan Konton Kon Oo Dollar oo ay xukuumadda Somaliland ugu talo gashay…

Read More

Xukuumadda Oo Qorshaysay In Ay Faro Dufan Leh Wakiilada Ku Marsiiso Heshiiskii Dubai Iyo Xildhibaano Tiro Yar Oo Isu Bahaystay In Ay Ganafka Ku Dhuftaan

Hargeysa,  13 May, 2016 (SDN/QJ) :– Kadib Markii xukuumadda Somaliland ku dhawaaqday in ay heshiis maal-geshi ah la gashay kambaniga DP World oo dib u dhis iyo casriyey sida ay sheegtay ku samayn doona Marsada Caalamiga ah ee Berbera waxa durba soo baxaya xogo tibaaxaya in xukuumaddu wakhti hore diyaarisay qaabka ay u wajahayso Golaha…

Read More

“Masalaha Nimaan kuu dhigayn Midig ma Saaraayo,Ninkii aniga iga Maarmi kara uma Muraad yeesho” Gudoomiye Ramaax oo Luuqad adag kula hadlay Jabuuti DAAWO

Boorama,13 May 2016 (SDN/QJ):- Rayul Caamka Somaliland ayaa Saluug xun ka muujiyey habkii baratakool ee Madaxweyne Siilaanyo iyo Weftigii uu hogaaminayay kaga qayb galeen Caleemo saarkii Madaxweynaha Jamhuuriyada Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle. Iyadoo Madaxweyne Siilaanyo la fadhiisiyey Goobtii ay ku Sugnaayeen Madaxda Maamul Goboleedyada Somalia iyo Hogaanada dhaqanka sida Salaadiinta,Ugaasyada,Boqorada iyo Wixii la mid ah….

Read More