Uganda “Ciidamadeenu waa sii joogayaan Somalia, mana jirto sabab aan hadda u baxno “
Muqdisho 09.May 2016 (SDN/QJ):– Taliska ciidamada Uganda ee Somalia ayaa ka hadlay warar dhawaanahay la isla dhexmaray oo sheegaya in dalkaasi oo la baxayo ciidamada ku sugan ciidda Somalia kadib markii la dhimay lacagtii la siin jiray AMISOM. Afhayeenka ciidanka Uganda ee ku sugan Somalia Padhi Akunda, ayaa warbaahinta gudaha u sheegay in arrintaasi…
