Gabo-Gabada Muddo Xilliyeedka Madaxtooyada, Danaha Dhaqaale Ee Imaaraadka Iyo Ujeeddada Safar loo qorsheeyay Madaxweyne Axmed Siilaanyo
Hargaysa 06.May 2016 (SDN/QJ):- Wafti Ballaadhan oo uu hogaaminayo Madaxweynaha Qaranka Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Aadan (Siilaanyo) ayaa la filayaaa inay u ambo baxaan Caasimadda waddanka Imaaraadka Carabta ee Abu Dahabi halkaasi oo la filayo in maalmaha soo socda ay ku sugnaadaan. Ilo-wareedyo ka ag dhaw ujeedada safarka Madaxweynaha ayaa la sheegay in…
