Webmaster

    Shaqaale Reer Iran Ahaa Oo Xoog Kaga Baxsaday Budhcad-badeed Soomaali Ahayd Oo Ay Muddo u Afduubnaayeen

    Ceelbuur:Aug,29,2015:(SDN/QJ)-Meel ku dhaw Xeebta Ceel Huur oo ka tirsan gobolka Mudug ee Dalka Somalia, waxaa ka dhacay arrin curad ah, kaddib markii shaqaale ajaanib ah oo u afduubnaa budhcad badeed Soomaaliyeed ay baxsadeen iyadoo aan wax dagaal ah ka dhicin halkaasi. Shaqaale u dhashay dalka Iiraan tiradooduna gaadheyso 16-qof oo watay doon muddo saddex bil…

    Read More

      “Cidkasta oo midab-dhaanta ama wax ku darta ama wax ka saarta astaanta calanka Somaliland waxay ku kacaysaa fal-dembiyeed ku xusan xeerka ciqaabta guud”Xildh. Rayte

      Hargeysa:Aug,28,2015(SDN/QJ)-Xildhibaan Ibraahim Axmed Rayte oo kamid ah Mudanayaasha Xisbiga Waddani ugu jira Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa si adag uga hadlay  calan la dhalan rogay oo maalmihii ugu dambeeyey lagu arkayey qaarka mid ah xafiisyada Dawladda, waxana uu tilmaamay inay tahay distoor jebin. Xildhibaan Rayte oo maalintii shalay la hadlay HCTV, ayaa sheegay in ciddii astaanta…

      Read More

        “Waxan maqlaa wadaaddadu ma codeeyaan doorashooyinka, xisbi-na ma galaan, Markaa haddaad ka qaybqaadan weydaan hoggaaminta dalka aayadihiina aad akhriyeysaan Hadhaw haddii shaydaan idiin taliyo maxaad u calcaacalaysaan?”Muj. Muuse Biixi.

        Hargeysa:Aug,28,2015(SDN/QJ)-Mujaahid Muuse Biixi Cabdi, Guddoomiyaha Xisbiga Talada Haya ee Kulmiye, ayaa si weyn culimada Dalka ugu canaantay tafaraaruq iyo kala qaybsanaanta dhexdooda ka jirta, waxana uu usoo jeediyey inay midnimo muujiyaan maadaama oo ay dadka diinta u hayaan. Guddoomiye Muuse Biixi oo ka hadlay munaasibad uu qabsaday Machadka Ibnu Baas ee Magaalada Hargeysa, ayaa ku…

        Read More

          “Dhulku Waa Aafo Qaran, Sanadkan Oo Kali Ahna 67-Askari Baa Wax Dhintay iyo Wax Dhaawacmay Iskugu jira Oo Dhul Uun Ku Dhibaatooday…”Taliye Fadal

          Hargeysa:Aug,28,2015(SDN/QJ)-Taliyaha Ciidamada Booliska Somaliland, ayaa faahfaahin ka Bixiyey khasaare nafeed oo ka dhashay iska hor imaadyo maalintii shalay ciidamada Booliska iyo tiro Booliska ka tirsan ku dhex maray dhul ku yaalla Xaafadda Masalaha ee Koonfurta Magaalada Hargeysa. Taliye Fadal oo shalay fiidkii shir jaraa’id ku qabtay Xafiiskiisa, ayaa sheegay in laba askari ku dhaawacmeen rasaas…

          Read More

            Sh.C/samad Xoday oo Booqday Machadka Al-Faaruuq Gaalkacyo

            Gaalkacyo Aug 28,2015(SDN/QJ)-Sh.C/samad Xoday oo kamida Culimada Dalka UK kana mid ahaa Culimadii Dacwada usoo dhabar adaygtay ee Acmaasha Dacwigaa ka waday  Gobolka Mudug ayaa waxaa uu soo booqday Machadka Al-Faaruuq ee  Daraasaatka Islaamka iyo Luqada Carabiga Xaruntiisa Magaalada Gaalkacyo. Shiikhu waxaa uu soo dhawayn kala kulmay Bahda Machadka isagoo la kulmay Maamulka Machadka Macalimiinta iyo…

            Read More

              WARQAD FURAN: HAGRASHADA DAWLADDA HOOSE EE ADEEGYADIII BULSHADA DEGMOOYINKA MAXAMUUD HAYBE IYO MAXAMED MOOGE

              Ku: Duqa Caasimadda Hargeisa  Og: Xoghayaha Degmada Og: Wasiirka Arrimaha Gudaha HORDHAC Somaliland waxa ay hirgelisay maamul daadejin ay qayb muhiim ka ahayd in dadweynuhu soo doortaan goleyaal deegaan oo u adeegga ummadda. Halkii dawladda dhexe ay jaangoyn lahayd baahida jirta iyo sida wax looga qabanyo, ayaa la filayay in golayaasha deegaanku noqdaan kuwo aad…

              Read More

                GUDAHA KA AKHRI: Wasiir Cabdi-Wadaad Oo Si Adag U Beeniyey War Ka Dhan Ah Cirdigiisa Iyo Mawqifkiisa Siyaasadeed Oo Lagu Xidhiidhiyey Xilka Madaxweynuhu U Magacaabay Toddobaadkan

                Hargeysa Aug 28,2015(SDN/QJ)- Wasiir ku xigeenka cusub ee wasaaradda qorsheynta qaranka iyo isu duwida hay’adaha Caalamiga ah Muj. Cabdiraxmaan Yuusuf Ismaaciil Oo Cabdiwadad loo yaqaanno  ayaa jawaab ka bixiyey warar ka dhan ah mawqifkiisa oo lagu xidhiidhiyey mid lid ku ah mabaadii’da qarannimada Somaliland.   Wasiir ku xigeenka qorsheynta oo toddobaadkan uu madaxweyne Siilaanyo xilka…

                Read More

                  Somali authorities probe slaying of Minnesota teen

                  Police in Somalia’s northern state of Puntland are investigating the brutal slaying of a Minnesota teen last May. Ammar Abdihamid Abdirahman, 17, was killed at a boarding school in the Somali town of Qardho six months after he left Minnesota. Somali media reports and Abdirahman’s family attorney say a group that included the school’s principal…

                  Read More

                    Mogadishu book festival brings Somali talents together

                    The Somali capital, Mogadishu, is hosting an international book fair, the first such event in the city in more than two decades. Authors, playwrites, poets, artists and musician have travelled from across the world to attend the three-day event that was also guested by the Somali President Hassan Sheikh Mohamud. “We are holding this fair…

                    Read More

                      Islamists kill at least seven in southern Somali attack

                      MOGADISHU (Reuters) – Islamist al Shabaab militants killed at least seven people including a regional official and local police commander in an attack on a government convoy in southern Somalia on Wednesday, officials and the group said. Al Shabaab attacked the convoy between Garbaharey and Baladhawo towns in the Gedo region, near the Kenyan border….

                      Read More

                        Warbixin Caalami oo Daraasadaysay Heerka Somaliland kaga jirto Qiimeyn lagu sameeyey Dimuqraadiyadda, Dowladnimada Xoriyatul-qowlka, madax-bannnaanida Garsoorka 195 Waddan

                        London 27.Aug 2015 (SDN/QJ)- “Dowladda Somaliland oo uu hoggaaminayo madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, waxa sii waddaa jawaabaha culus ee ay ka bixinaysay dhaliilihi loo jeedin jiray sannadkii 2014. Waxa sii socda xidhista suxufiyiinta. Waxa jira khilaaf ka dhex-aloosan xisbiga Nabadda, midnimada iyo horumarka (Kulmiye). Xisbiyada mucaaradka ah ee Waddani iyo Xisbiga Cadaaladda iyo Daryeelka…

                        Read More

                          Madaxweyne Siilaanyo Oo Laga Sugayo Go’aanka Uu Ku Cayimayo Shirka Golaha Dhexe Ee KULMIE Iyo Awoodo Kala Duwan Oo Hirdamaya

                          Hargaysa 27.Aug 2015 (SDN/QJ)- Awoodo qarsoon ayaa ku hirdamaya qabashada shirka golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE, kaas oo la filayay inuu qabsoomo bisha September ee sannadkan oo ay maalmo koobani inaga xigaan. Shirkan golaha dhexe ee KULMIYE oo qodobada ugu muhiimsan ee lagu dooran doono ay ka mid yihiin murashaxa madaxweyne iyo xigeen ee xisbiga…

                          Read More

                            “Dastuurkeena Dib Weynu U Baadhi Doonaa, Waxa La Eegi Doonaa Guurtida Ma U Baahanahay” Gudoomiye Faysal Cali Waraabe

                            Hargaysa 27.Aug 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa ka hadlay aragtidiisa ku waajahan Xeerka Saami-qaybisaga iyo Doorashada Golaha Wakiilada, waxaanu sheegay in xeerkani uu muran badan ka dhaliyey Golihii Wakiilada ee hore, isla markaana ay Saddexdii Xisbi ee UDUB,UCID iyo Kulmiye ay murankaas soo af jareen, waxaanu tilmaamay inay khalad…

                            Read More

                              Maamulka Galmudug Iyo Ahlusunna Oo Kala Saxeexday Heshiis Aan Lagu Xusin Khilaafkii Ka Dhex Ooganaa

                              Caddaado 27.Aug 2015 (SDN/QJ)- Maamulka Galmudug iyo Ahlusuna Wal-jameeca , ayaa maanta heshiis awood qaybsi ah ku kala saxeexday magaalada Cadaado ee xarunta ku meelgaadha ah ah ee Maamul goboleedka Galmudug. Heshiiskan ayaa dhigaya sidii Ahlusuna uu uga mid noqon laheyd Maamulka Galmudug, waxaana heshiiskan uu suura gelinayaa in Ahlusuna ay xubno ku yeelato Baarlamaanka…

                              Read More

                                “Madaxweynuhu Wuu Dhiban Yahay Anigaa La Soo Shaqeeyay, Aroortaad Arragtaba Wuxuu Maxkamadda U Saaran Yahay Reer” Cabdikariim Axmed Mooge

                                Hargaysa 27.Aug 2015 (SDN/QJ)- Wasiir ku xigeenkii hore ee Wasaaradda qorshaynta Somaliland oo dhawaan iska casilay xilkaasi Cabdikariim Axmed Mooge, ayaa sheegay in Madaxweyne Siilaanyo uu wehel u noqday dhibaatooyin aanu xusin, waxaanu tilmaamay in arrinintaasi uu damreemay wakhtigii uu ka mid ahaa golaha Wasiirrada. Cabdikariim Axmed Mooge waxa uu sidan ku sheegay munaasibad xalay…

                                Read More

                                  Xisbiga WADDANI Oo Cambaareeyay Suldaan Ciidamada Amaanku Xabsiga U Taxaabeen

                                  Hargaysa 27.Aug 2015 (SDN/QJ)- Guddiga Xisbiga waddani ee Gobolka Maroodi jeex, Garabada haweenka iyo Dhalinyarada iyo dhamaan taageerayaashu, waxay si kulul u canbaraynayaan Xadhiga sharci darrada ah ee lagula kacay Suldaan Cabdiraxiim Saxardiid Kaahin oo ciidanka Boolisku u taxaadeen xabsiga kuna xidhan Saldhiga Booliska ee Degmadda I. Kood Buur ee Caasimada Hargeysa. Suldaanka oo maalintii…

                                  Read More