Nin ay Xagga Hooyo Walaalo Ka Ahaayeen Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Geeriyooday
Nairobi:Aug,25,2015(SDN/QJ)-Marxuum Cismaan Cilmi Caddaawe oo ay xagga Hooyo walaalo ka ahaayeen Madaxweyne Xasan Sheekh, ayaa xalay ku geeriyooday magaalada Nairobi ee Dalka Kenya. Marxuumka, ayaa muddo dheer ku xanuunsanaayay Magaalada Nairobi, iyadoo ugu dambeyna uu Axadii ugu geeriyooday xanuuno kala duwan oo isbiirsaday. Cismaan Cilmi Cadaawe oo ugu weynaa qoyska Madaxweynaha, ayaa waxa uu saamayn…
