“Author Archive”
Stories written by akguled

Marwo Faadumo Siciid oo KULMIYE Ku Eedaysay in uu Ka Gaabiyey Abaaraha Dalka DAAWO

Hargaysa 11. Janaury 2017 (SDN/QJ):- La-taliyaha arrimaha dibadda ee Murashaxa Madaxweynaha WADDANI Marwo Faadumo Siciid oo la la yeeshay waraysi dheer, ayaa si adag uga hadashay xaaladda abaareed ee dalka iyo iyada oo Xisbiga KULMIYE ku eedeysay in ay in indhahoodu aanay arkayn abaarta ba’an ee dalka haysa.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Gudida Doorashooyinka Somaliland Oo Ka Hadlay Wakhtiga Doorashadu Qabsoomeyso Iyo Tirada Cod Bixiyayaasha Isdiwaangaliyey

Hargaysa 11. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Afhayeenka Komishanka Doorashooyinka qaranka Somaliland Siciid Cali Muuse oo u Waramay Wargayska Saxansaxo ayaa kale ka hadlay kulamadii ay la yeesheen Sadexda Xisbi qaran iyo wararka sheegaya in ay dib u dhacayso doorashada madaxtinimada eek u mudaysan bisha sadexaad ee sannadkan socda. Siciid Cali Muuse oo ugu horrayn aanu wax […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Fanaanada Sahra Halgan oo Wacad Ku Martay inay Sharciga La Tiigsanayso Shakhsiyaad War Been ah ka Faafiyey DAAWO

Hargaysa 11. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Fanaanada Caanka ah Ee Sahra Halgan Oo Si Adag Uga Hadashay Warar Been Abuuro Oo Laga faafiyay Wacadna ku Martay In Inay Sharciga La Tiigsanayso.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Gudidda Ganacsatada ee Suuqa Waaheen ee Magaaladda Hargaysa oo Daboolka Ka Qaaday inay Joojinayaan Isticimaalka Shilling Somaliland Hadii aan Wax Laga qaban Sicir Bararka,Luuqad adagna Kula Hadlay Madaxweyne Siilaanyo DAAWO

Hargaysa 11. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Gudidda Ganacsatada Suuqa Waaheen ee Magaalada Hargaysa oo Warbaahinta la hadlay ayaa Shaaciyey inay Gebi ahaanba Joojin doonaan Isticimaalka Shilling Somaliland hadii ay Xukuumaddu wax ka qaban weydo Sarifka Lacagaha Qalaad oo Saamayn ku yeeshay Kor u Kiciisu Lacagta Somaliland

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wargayska The Star Ee Ka Soo Baxa Dalka Kenya Oo Raali Galin Ka Bixiyay Warar Uu Hore Uga Baahiyay Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Waddani

Nairobi 11. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Wargeyska The Star ee ka soo baxa dalka Kenya ayaa raalli gelin ka bixiyay warbixin uu hore uga qoray wefti guddoomiyaha Waddani hoggaaminayay oo Nayroobi tagay bishii hore. Wargeyska ayaa hore u sheegay in kulan midnimada Somaliland iyo Somalia ku saabsan dhexmaray Musharrax Cabdiraxmaan Cirro iyo ra’isal wasaaraha Somalia Cumar […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wax ka Baro abuurta eebbe u Gaar Yeelay Geela ee Ku Saabsan Sida uu u Kaydsado Biyaha iyo Cuntada DAAWO

Hargaysa 11. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Geela oo ka mid ah xoolaha nool ee aynu dhaqano ahna xayawaan karti u leh inuu xamilo nolosha adag ee saxaaraha ayaa sidoo waxa uu masaafo dheer ku socon karaa dabeecadaha kala duwan ee dhulka .

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wasiir Caddaani oo Gudoomiye Cirro ka Dalbaday inuu Shaqaalaha TV-ga & Idaacadda Dawladda ka Raalli-geliyo Hadal uu yidhi

Burco 11. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Warfaafinta iyo Wacyigelinta Somaliland Cismaan Cabdillaahi Saxardiid (Caddaani), ayaa Musharraxa jagada Madaxweynaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ahna Guddoomiyaha Golaha Wakiillada ka dalbaday inuu Shaqaalaha Warfaafinta dawladda ee Idaacadda Raadyoow Hargeysa iyo TV-ga Qaranka ka raalligeliyo hadal ka soo yeedhay dhawaan oo uu ku sheegay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Ceerigaabo:Ka Ganacsiga Beeyada Oo Mudo 5 sano Ah Hakad La Geliyay DAAWO

Ceerigaabo 11. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Magaaladda Ceerigaabo laga dareemayaa inuu si Caadi ah Mudo badan u Luudayay Ka Ganacsiga Beeyada oo Ka Mid ah Waxsoo Saarka uu Gobolkaasi Qaniga ku Yahay ee Somaliland Inteeda Kale la wadaagin.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Shacabka magaalada Garowe oo ka bannaan-baxay Sicir-bararka ka jira Puntland & Tamar Darida Dawlada DAAWO

Garowe 11. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Shacabka magaalada Garowe, ayaa dhigay bannaan-bax ay uga soo horjeedaan sicir-bararka baahsan ee ka jira suuqyada Putland iyo dhibaatada laga dhaxlay lacagaha faalsada ah ee dowladdu ku daabacayso magaalada Bosaso. Dadweyne u badan kuwa danyarta ah ee ku ganacsada suuqyada caasumadda Puntland, ayaa socod dheer ku maray wadad halbowlaha ah […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Murashax C.raxmaan Faroole oo Gaadhay Magaaladda Nairobi,Ujeedada Socdaalkiisa Xili Maanta Muqdisho Lagu Dooranayo Gudoonka Aqalka Hoose DAAWO

Nairobi 11. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Murashaxa Madaxweynaha Somalia ahna Xildhibaan katirsan Aqalka Sare ee Barlamanka, ayaa u dhoofay magaalada Nairobi xarunta dalka Kenya, halkaasoo ku sii sugnaan doono inta lagasoo dhammaystirayo xubnaha wali ka dhiman Aqalkaasi. Cabdiraxmaan Farole, oo hadal kooban warbaahinta ku siiyay garoonka diyaaradaha Garowe, ayaa sheegay in socdaalkiisan uu la xiriiro arrimaha […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »