Maareeyaha Haamaha Shidaalka Oo Kasii Laalaada Tareenka Xukuumadda iyo Madaxtooyada Oo Ka Qarsanaysa Talooyin Cusub Oo Lagu Waajahayo Shaqada uu Hayo
Hargeysa:Sep,02,2015(sdn/qj)-Madaxtooyada Somaliland, ayaa il gaar ah ku eegaysa Muranka ka taagan Haamaha Keydka Shidaalka ee Berbera, waxana lagu mashquulsan yahay sidii loo furdaamin lahaa Qorshihii Haamahaas lagu wareejin lahaa oo sirtiisu dibadda u baxday, kadib Baalramaanku Cod ku laaleen. Maareeye Sheekh Saleebaan Siciid oo muddo gacanta kusoo hayey Haamaha shidaalka Berbera, ayaa haatan u muuqda…
