Webmaster

    Ethiopian Airlines oo noqotay Shirkadda ugu Macaashka badan Diyaaradaha Qaaradda Afrika

    Addis Ababa 27.Aug 2015 (SDN/QJ)- Shirkadda Diyaaradaha Ethiopian Airlines, ayaa noqotay shirkadda ugu macaashka badan shirkadaha diyaaradaha qaaradda Afrika, sida laga ogaaday dakhliga guud ee shirkaddu soo galay muddo sannad ah. Maamulka sare ee Ethiopian Airlines oo todobaadkii hore shaaciyey inay shirkaddu heshay macaash dhan $175 Milyan intii u dhaxaysay xilli-sannadeedkii 2014/2015, ayaa lagu ogaaday…

    Read More

      ,“Maalintii Puntland la dhisay, Hawiye waa baqanayey, Isaaq Waa Baqanayey, Maantase Hoodh la iska saari maayo,

      Garowe:Aug,27,2015(SDN/QJ)-la-taliyihii hore ee madaxweyne siilaanyo  ee dhinaca Doorashooyinka Md Axmed Cabdi Xaabsade, ayaa markii ugu horraysay ka Hadlay xaaladda maamulka uu isu dhiibay ee Puntland, waxana uu si weyn uga dayriyey Heerka uu maanta maamulkaasi marayo. Mudane Xaabsade oo ka Hadlayey shir lagu qabtay magaalada Garowe, ayaa sheegay inay daciiftay awooddii maamulka Puntland, isla-markaana ay…

      Read More

        Waddo-tareenta Xidhiidhisa Dalalka Djibouti Iyo Ethiopia Oo Dhawaan Xadhigga Laga Jari Doono

        Djibouti:Aug,27,2015(SDN/QJ)-Waddada Tareenka ee Xidhiidhisa Dalalka Ethiopia iyo Djibouti ayaa xadhigga laga jari doonaa Bilowga sanadka soo socda ee 2016-ka sida uu sheegay Madaxa wadooyinka tareenada ee Itoobiya, iyadoo ay waddadaasna dhisayso Shirkad shiinays ahi. Xadiidka tareenka oo dhararkiisu dhan yahay 450 mayl ayaa la sheegay in qiimhiisu ku kacayo ilaa 4 bilyan oo doolar. Mashruuca…

        Read More

          Akhri Magacyada Shirkadaha lagu wareejiyey Haamaha Shidaalka Berbera Iyo Cidda Hoggaaminaysa

          Berbera:Aug,27,2015(SDN/QJ)-Waxa Gudaha Aqalka Madaxtoyada lagu saxeexay Heshiis Haamaha shidaalka Berbera loogu wareejinayo Shirkado gaar loo leeyahay, kuwaas ugu yaraan Soddonka sano ee Soo Socda Gacanta ku hayn Doona, sida ilo xogogaal ahi u xaqiijiyeen Qurbejoog.com. Shirkadahan oo iskugu jira qaar cusub iyo kuwo dalka hore shidaal u keeni jirey, ayaa waxa kamdi ah Shirkadaha Red…

          Read More

            Khilaaf Soo Kala Dhexgalay Madaxweyne Xasan Sheekh Iyo Afhayeenkiisa Ou Qarka U Saaran Inuu Iscasilaad Gaadho

            Muqdisho:Aug,27,2015(SDN/QJ)-Waxa meel sare maraya khilaaf muddo soo taxnaa oo u dhexeeya madaxweyne Xasan Sheekh iyo Afhayeenkiisa Daa’uud Aweys Jaamac, waxana soo baxaya warar sheegaya inuu afhayeenku doonayo inuu iscasilo. Daa’uud Aweys, ayaa xilkaasi loo magacaabay bishii December ee sanadkii 2014-ka, markaa oo uu ka tagey Laanta afka Somaliga ee VOA, oo Xarunteedu tahay Magaalada Washington….

            Read More

              Nin Ka Cadhooday Isir-nacayb Lagula Kacay Oo Rasaas Ku Laayey Wariyayaal Barnaamijyo Toos ah Ku Gudo Jirey

              Roanoke:Aug,27,2015(SDN/QJ)-Laba wariye oo ka Hawlgelayey TV ku yaalla dalka Maraykanka, ayuu Nin hubeysani qudha ka jaray xilli ay ku gudo jireen Tebinta Barnaamij toos oo ah oo ay Bulshada u gudbinayeen. Xabbadaha ayaa billowday iyadoo weriyaha iyo qof sawir qaade ah ay wareysanayeen haweeney ku sugneyd meel laga dukaameysto oo ku taalla magaalada Roanoke ee…

              Read More

                Yuhuudda Oo Cod Dheer Kaga Digtay Halista Kooxda Al-shabaab

                Televiv:Aug,26,2015(SDN/QJ)-Yuhuudda ayaa qarsan kari weyday cabsida ay ka qabto Kooxda Al-shabaab, waxana Madaxa waaxdeeda la Dagaallanka Argagixisadu uga digay muwaadiniintooda inay u safraan 27-dal oo ay Somalia kamid tahay. Isagoo Saxaafadda kula hadlayey magaalladda Televiv ayaa waxa uu sheegay in iyadoo ay dadka Yuhuudda foodda ku soo hayso Dabaaldegga Maalmaha ay ugu yeedhaan Maalmaha Ducadda…

                Read More

                  Akhri Magaca Sarkaal Sirdoonka Somaliland Katirsanaa Oo Naftiisa Khaarajiyey

                  Hargeysa:Aug,26,2015(SDN/QJ)-Waxa Xalay Fiidkii hore Sabab aan la garanaynin Xarunta Ciidamada Sirdoonka Somaliland isku khaarajiyey Sarkaal  Katirsanaa Ciidamada Sirdoonka, kaas oo rasaas Oodda Iskaga Qaaday. Sarkaalkan Naftiisa toogtay, ayaa Magaciisa lagu sheegay    Maxamed Axmed Raaqib, waxana uu ahaa  Nin dhalinyaro ah oo da’diisa lagu qiyaasay 30-32 jir, isla-markaana muddo sanado ah kusoo jirey shaqada sirdoonka ah…

                  Read More

                    Akhri Tirada Dhallinyaro Magalooyinka Burco Iyo Hargeysa Kasoo Kala Jeeda Oo Saxaraha Libya Harraad Ugu Dhimatay Iyo Wiil Caan Ahaa Oo Kamid ah

                    Khartum:Aug,26,2015(SDN/QJ)-Warar ka nixiyey shacabka Reer Somaliland, ayaa kasoo baxaya Dhinaca Saxaraha Dalka Libya, kadib markii gaadhi ay saarnaayeen Ugu yaraan 25 Qof oo dhammaantood  kasoo jeeda Magaalooyinka Hargeysa Burco uu Saxarahaas kula jabay kadibna ay Harraad iyo Gaajo Halkaas ugu geeriyoodeen. Dadkan dhallinyarada ah  ayaa markii Baabuurbkii ay Saarnaayeen Jabay isku dayey inay Lugeeyaan, balse…

                    Read More

                      Garisa:Rag Walxaha Qarxa Diyaarinayey Iyo Hubkii Ay Siteen Oo Gacanta Lagu Dhigay

                      Garisa:Aug,26,2015(SDN/QJ)-Ciidamada Ammaanka ee Magaalada Garisa ee Waqooyi Bari Kenya, ayaa Maalintii Shalay lagu soo bandhigay Hub iyo Waxyaabo Kale oo Qarxa, waxana ay La sheegay in  Gacanta Lagu Hayo Raggii Hubkaas lagu soo qabtay, balse aan Warbaahinta Wali La Horkeenin. Madaxa Ammaanka Ee Gobolka Waqooyi Bari, Maxamed Saalax oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Garissa,…

                      Read More

                        Qaxootiga Dhaqaale Raadiska ah Dib Looga Soo Celin Doono Waddamada Reer Yurub

                        Brugsels:Aug,25,2015(SDN/QJ)-Midowga Reer Yurub, ayaa markale soo saaray war ka nixiyey dadka Jacaylka u haya Nolosha Dalalka Galbeedka, waxana  madaxa  arrimaha socdaalka  u qaabilsani ballanqaaday inay dib u celin doonaan Dadka dhaqaalaha usoo raadsada dalalkooda. Waxa uu intaas ku daray  in tobanaanka kun ee qof ee ka soo cararaya meelaha ay colaadduhu ka jiraan ay xaq…

                        Read More

                          Ugu Yaraan 14-Qof Oo Ku Geeriyooday Roobab Mahiigaano ah Oo Addis Ababa Ka Da’ay

                          Addis Ababa:Aug,25,2015(SDN/QJ)-Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda Ethiopia, ayaa Roobab xoog leh iyo daadad ka dhashay waxa ay khasaare kala duwan gaadhsiiyeen dadkii halkaasi deggenaa, waxana sii kordhaysa Tirada dhimashada dadka gaadhay. Wargeyska todobaadlaha ah ee Addis Admas ayaa cadadkiisii ugu danbeeyey ku xusay in ugu yaraan 14 qof ay ku naf waayeen masiibooyinka ka dhasha…

                          Read More

                            Islamabad’s little Somalia

                            Laughing and chattering teenagers walk past Somali Specialist, a nondescript hair salon in a nondescript neighbourhood in Islamabad. Their raucous cackle earns them a glaring look from an elderly man walking by. This is ‘Somalistan’ or ‘Somali Street’ in the federal capital’s G-10 sector. The street’s unofficial name has an exotic ring to it. In…

                            Read More

                              Ujeedadda Safar La Filayo Inuu Madaxweyne Siilaanyo Maalinta Berri ah Ku Tago Gobolka Awdal

                              Hargeysa:Aug,25,2015(SDN/QJ)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo iyo wafti uu hoggaaminayo, ayaa la filayaa inay maalinta berry ah safar  kooban ugu baxaan Gobolka Awdal, waxana Magaalada Borama laga dareemayaa Socdaalka Madaxweynaha. Inta badan saraakiisha ammaanka dalka ayaa ilaa iyo shalay kusii qulqulayey magaalada Borama, waxana xubnaha halkaas gaadhay ugu culus taliska sare ee ciidamada RRU-da iyo waliba…

                              Read More

                                Macallimiinta Kenya Oo Mushaharkii Xukun Maxkamadeed Loogu Kordhiyey iyo Qaddarka Kordhinta ay Heleen

                                Nairobi:Aug,25,2015(SDN/QJ)-Maxkamadda Sare ee Waddanka Kenya, ayaa soo afjartay kiis socday muddo toban sano ah, kaas oo u dhexeeyey Dawladda Dalkaas iyo ururrada Macallimiinta, waxana lagu muransanaa mushahar kordhin macallimiintu  dalbanayeen. Maxkamadda, ayaa go’aamisay in la kordhiyo mushaharka macallilmiinta inta u dhaxaysa boqolkii konton ilaa lixdan(50-60%), waxana arrintaas si weyn usoo dhaweeyey Macallimiinta oo tilmaamay inay…

                                Read More

                                  DAAWO:Tarbiyada caruurta iyo saamaynta tiknoolajiyadda

                                  Ottawa Aug 25,2015(SDN/QJ)-Sheekh Saciid Cali Axmed oo aalaba halkan inooga soo jeediya barnaamijyo diini ah ayaa waxa uu manta inoo bilaabayaa barnaamij taxane ah oo ku saabsan tarbiyada Caruurta. “Dhawr iyo labaatankii sano ee ina soo dhaafay marna waxa aan ahaa arday barta culuumta tikoolajiyada marna waa aan ku xoogsanayay. Sidoo kale mudadaas waxa aan…

                                  Read More