Warbixin Daaha Ka Faydday Tirada Diyaarahada Hawada Somaalida Isticmaala Iyo Lacagta Kasoo Xeroota Ee La Lunsado
Hargeysa:Jully,22,2015(SDN/QJ)-Midkamid ah khubarada Soomaaliyeed eek u xeel dheer arrimaha Hawada iyo Duulimaadyada caalamiga ah, ayaa si xeeladaysan usoo bandhigay dakhliga rasmiga ah ee diyaaradaha Badda iyo Berriga Soomaalida isticmaala laga dheefo iyo beenta hadoodilan ee Un-ta Hawada Soomaalida Gacanta ku Haysaa Dadka ku maaweeliyaan. Warbixintan oo si qoto dheer u axadhay Qiimaha lacagta, Tirada diyaaradaha…
