Ugu Yaraan Shan Wariye Oo Ciidamada Boolisku Xabsiyada Hargeysa Ku Gureen
Hargeysa:Jully,23,2015(SDN/QJ)-Ugu yaraan san Saxafi oo kamid ah Wariyiayaasha ka Hawlgala Magaalada Hargteysa, ayaa ciidamada Boolisku ku xidheen Magaalada Hargeysa, sida uu noo xaqiijiyey Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland Solja Md Maxamuud Cabdi Jaamac Xuuto. Wariyayaashan oo dhammaantood aan wali sirasmi ah magacyadooda loo shaacin, ayaa inta aanu Magacyadooda Xaqiijinay waxa kamid ah Agaasimihii Tv-ga Star Xamse…
