Suuqii Waji-ku-macaashka Oo Markale Xaami Noqday, Waayeel iyo Dhallinyaro u Tartamaya Dhadhamooyinka Dhinacyada Is-hayaa Bixinayaan Oo Soo Badanaya
Hargeysa:Jully,24,2015(SDN/QJ)-Somaliland waxa sanadihii ugu dambeeyey kusoo badanaya caadooyin aan hore loo arki jirin, kuwaas oo salka ku haya macaash iyo dhadhamo laga dhex raadinayo khilaafyada siyaasadeed ee dalku soo marayey, iyadoo ay soo badanayaan dad iyagu dhaqaale ka raadiya taageero been ah oo hadba dhinac umuujinayaan. Dhaqanka noocaas ah oo markii hore ku ekaa oo…
