Akhri Magacyada Iyo Xilalka ay Hayeen Saraakiisha Al-shabaab Lagaga Dilay Duqayntii Shalay Ka Dhacday Duleedka Baardheere
Bardhere:Jully,17,2015(SDN/QJ)-Waxa soo kordhaya wararka laga helayo duqaymo maalintii shalay diyaaradaha aan duuliyaha wadani ka geysteen Deegaano ku dhaw Magaalada Baardheere ee Gudaha Somalia. Sida lagu sheegay war kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dalka Kenya, waxa ugu horrayn halkaas lagu dilay Maxamed Kuno (Dulyadeyn) oo Al-shabaab u qaabilsanaa Gobolka W/Bari Kenya. Mwenda Njoka oo ah Afhayeenka…
