|

Taariikh Nolaaleedkii Gudoomiiyahii Barlaamankii Ugu Horeeyaay ee Somali Republic Marxuun Jamac Cabdilahi Qaalib (Jamac Diirqaadhaadh) 1930-2015

Ina Illah Wa Ina Ileyhiin Rajacuun

Waxa Aynu Ka Waramii Doona Taariikh Nolaleedkii Gudoomiyahii Ugu Horeyaay ee Ay Yeellato Jamuuriyadii Somalida (Somali Republic) Gudoomiye Marxuun Jamaac Diirqaadhaadh , Jamac Wuxuu Ku Dhashay Magaala Hargeysa Gaar Ahaan Xafaadda  [Jameeco Weyn]  Taariikhdu Markay Ahayd /1930kii  Gudoomiye Jaamac Diirqaadhadh A.H.U.N.te Dugsi Hoose Dhex Iyo Sare Baa Wuxuu Ku Soo Qaatay Xilligii Maxmiiyadii Ingriiska ,Geesta Kale Waxaa  uu Jamac Cabdilahi  Madarasdii  Quraanka uu Ka Gallay Madrasad   La Odhan Jiiray   Sheekh Haruun ee Ku Tallay Xafaada Jameeco Weyn ,Markii Jamaac Cabdilahii Dhameeystay Aqoontisii Hoose Iyo Tii Dhex iyo Tii Diinta Baa Waxaa uu Tagay Magaalda Cadan oo Xilliga Ahayd Caasiimaadii Yementa Koonfuureed oo Uu Ingriisku Haystay.
Waxa aanu Halka Ugu Tagay Walalkii Axmed Cabdilaahi Qaaliib oo Isna Ka Mid Ahaa Dadkii Ehelka uu Ahaa Qoriista Af-Soomaaliga iyo Aqoonta Kale Baa Iyo Isaga oo Ahaa Axmed Cabdilahi Diirqadhadh (Civil Court)  Gudoomiye Jamac Cabdilaahi Caddan Wuxuu Uga Sii Gudbay Dalka Ingriiska Isaga oo Halka Ka Sii Wattay Aqoontisii Waxbaarasho Ila uu Ka Dhameeystay Heer Jaamacadeed ,Wakhtiga kadib Jamac Wuxu Ku Soo Noqoday British Somaliland Taariikhdu Markay Ahayd /1956/ Isaga oo Soo Dhameeystay Aqoontisa ,Inta Kadib Wuxu Ku Biiray Xisbigii S.N.L. Isaga oo Jamac Cabdilaahi Marka uu Diyaargarobay Sidii uu Ugu Halgaamii Lahaa Dalkisa Unaa Soo Dhiciin Lahaa Xorriyada Dadkiisa Iyo Dalkiisa
Markii Xorriyada Ay Qataan Reer Somaliland Jamac Wuxuu Ahaa Shaqsiyadkii Sida Weyn Uga Dhex-Muuqaday Siyaasadii Brithsh Somaliland .Jamac Waxa Kale oo Uu Ka Mid Ahaa Mushaaraxiintii Ka Soo Baxay Degamada Salaxley . Markii La Galay Midowgii Labaddii Dowladood Kala Ahaa ,,Somalia Iyo Somaliland oo Hore Talyaaniga Iyo Ingiriisku Kala  Haysteen ,Wuxuu Noqoday .Gudoomiiyhii Ugu Horeeyaay ee Ay Yellato JAMHUURIYADII SOMALIDA ,ee La Odhan Jiray SOMALI REPUBLIC ,,Waxa aanu Ahaa Gudoomiye Mudo Ku Dhow Ila Afar Sano oo Kala Ah 1960kii ila 1964kii
Jamac Cabdilahi Intii uu Mansabka Xillka Ummada uu Hayeey Waxa uu Wax Badan Ka Qabtay  Dhibaatooyiinkii Xilliga Jiray .oo Ahaa Xagga Noloosha Asaasiga sida Waxbaarashada iskuulada Iyo Weliba Xagga Ciidaamadda oo Uu Heeshiisyo Dhinacaya Badan Quuseeya La Soo Gallay Dalkii La Odhan Jiray  MIDOWGII SOOFIIYEETKA Heeshiisyadii uu Soo Gallay Iyo Waxyabahii Ka Hiir-galay Waxa Ka Mid Ahaa
B) Skuulkii Bannadiir
T) Dhakhtarkii Sheekh
J)  Waraashaaddii Kalluunka
X) Qalabeyntii Ugu Horeeysay ee Ay Yeeshan Ciidaankii Jamhuuriyada Soomalida
         Shaqsiiyadiisii A.H.U.N.
Jamac Wuxu Ahaa Shaqsii ku Fiican Xagga Diinta Inta Ugu Badana Ku Xidhan Masaajiidka iyo Dhulka Wanaga Lagu Hayo  Alle Naxaariistii Janno Ha Ka Warabiye Geesta Kalena Wuxuu Ahaa Shaqsii Jeceel Caawiinta Dadka Masaakiinta ah Iyo Isaga oo Marxuunku uu Inta Badan Dhaliinyarada ku Dhiiri Gelliin Jiray Xagga Aqoonta Jamac Mu Ahayn Shaqsi Hadal Tag-tagaan Leh Ama Qeylo Badan Wuxu Ahaa Shaqsii Amuusan .Anigu Ka Mustafe Kidaar Cune Ahaan Maaliin Ayaan La Kulmay Waxanu Inta Badan igula Dardarmay Xagga Aqoonta oo Uu Amiinsana In Ay Tahay Waxa Kaliya ee Qofku Horuumar ku Gaadho
   Gebo Gebo Inaga oo aan Soo Koobii Kariin Alle Naxaariistii Janno ha Ka Waraabiiyo Marxuun Jamac Cabdilahi Qaalib Isaga Iyo Intii Hoytay Baa Insha Allhaa
        Qaliinkii  Mustafe Cantar Kidaar Cune
      Waa aad Mahadsantihiin  ,,,,,,,,Waa Bilaahi Towfiq

Comments are closed