Sir baahiyaha Wikileaks Oo Markale Soo Bandhigay Guryo Wasiirrada Madaxtooyada iyo Duulista Hawadu Si Qarsoodi ah Uga Iibsadeen Magaalada Birmingham
Hargeysa:Jully,07,2015(SDN/QJ)-Sir baahiyaha dalka maraykanka laaga leeyahay ee Wikileaks, ayaa toddobaadyadan ku hawllan soo faqitaanka siraha xubno katirsan Xukuumadda Madaxweyne Siilanyo oo arrimo khiyaamo ah ku sameeyey Hantida umadda iyo waliba qayimkoodiiba, waxana haatan soo baxay Guryo lacago badan ku kacay oo ay Wasiirro xukuumadda katirsan ka Iibsadeen Carro ingiriis. Wasiir Xirsiga Madaxtooyada, ayaa ay shabakaddan…
