RW. Ku xigeenka: ” Wasaaradaha Kheyraadka dalka waa inay la yimaadaan
Muqdisho, 06, July, 2015…..Ra’iisul Wasaare ku xigeenka XukuumaddaFederaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cumar Carte ayaa maalintii labaad booqanayey Wasaaradaha Dowladda si wax badan uga ogaado sida ay u shaqeeyaan, una qiimeeyo baahiyaha ka jira wasaaradaha oo qaarkood dul saar ku ah wasaarado kale. Ra’iisul Wasare ku xigeenka ayaa maanta booqday 13 wasaaradood oo kala ah; Shaqada…
