“Dalkaygu Wuxuu ku Jiraa Xaalad Dagaal” Madaxweynaha dalka Tuuniisiya
Tunis 06.July 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha waddanka Tuunisiya ee woqooyiga qaaradda Afrika Mr. Beji Caid Essebsi, ayaa ku dhawaaqay in dalkiisu galay xaalad dagaal oo degdeg ah, kadib markii dalkaas lagu dilay dalxiisayaal tiradoodu dhan tahay 38 qof, una badnaa muwaaddiniin u dhashay Ingiriiska, 26 June 2015. Madaxweyanaha Tuunisiya oo hadal soo saaray, ayaa sheegay in…
