Webmaster

    Midowga Yurub iyo Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland oo Carbis Mileteri Ku sameeyay Duleedka Berbera

    Berbera, 27 June, 2015 (SDN/QJ)- Ciidamo ka tirsan Hawl-galka Midowga Yurub ee la-dagaalanka Budhcad-badeedda iyo Ciidamada Ilaalada Xeebaha Somaliland, ayaa xeebaha magaalada Berbera si wada-jir ah uga fuliyey hawl-gal carbis ah oo lagu tabobarayey Ilaaladaha Xeebaha Somaliland gurmadka deg-degga ah iyo baadi-doonka dadka ku qaraqma biyaha badda. Hawl-galkan oo uu soo qaban-qaabiyey Xafiiska Somaliland ee…

    Read More

      Guddoomiye Cirro Oo Dawlada Jabuuti Ugu Hambalyeeyey Xuska 38 guurada Xornimadoodii Ay Faransiiska Ka Qaateen 27.Juun.1977kii.

      Hargeysa, 27 June, 2015 (SDN/QJ)-Guddoomiyaha aqalka Golaha Wakiilada Somaliland ahna guddoomiyaha Xisbiga Waddani Md.Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa dhambaal hambalyo iyo boggaadin ah u diray dawlada Jabuuti iyo dhammaanba shacbigeeda, isaga oo ugu hambalyeynaaya xuska sannad guuraddii 38aad ee ka soo wareegtay markii ay xornimada ka qaateen guumastihii Faransiiska 27/Juun/1977kii, oo maanta ku beegan. Guddoomiyahu,…

      Read More

        Tirsiga 1 aad. ” Shacabka JSL waa Xog-maal lagumana xukumi karo Xil-gudasho la’aan Hadoodilan oo Xoog iyo Xeelad ah. Maandheyt kii Xukuumada Siilaanyo wuxuu ku eg-yahay 27/7/15

        Waa Taxanaheenii ” Tusbax furmey ”  oo aynu ku qaadaa dhigi doono dulmiga laga galay Hanaankii Dimuqraadiyada ee Somaliland ku taameysay mudada dheer. dulmiga laga galay shacabka reer Somaliland ee isbedel doonka ah. Mujtamaca  reer SL ee isbedel doonka ahi waxay xaq u leeyhiin in ay waqtigeeda ku dhacdo doorasho xor ah oo xalaal ah, si ay u doortaan…

        Read More

          Jaaliyada Somaliland UK (SSUK) iyo Hambalyada sanad guuradii 55 ee 26 kii June 1960

          Hambalyo …………………….Hambalyo …………………..Hambalyo ………………….Hambalyo   Jaaliyada Somaliland UK waxay ku hambalyaynaysaa shacbiga Somaliland meelkastoo ay joogaanba Xuska iyo dabaaldega sanad guuradii 55 aad ee ka soo wareegtay 26kii June 1960 oo ah maalintii Somaliland xornimadeedii heshay oo ay ka mid noqotay beesha caalamka ee xorta ah. Waxaanu u rajaynaynaa shacbiga guud ahaan horumar dhinac walba…

          Read More

            Saleebaan Gaal oo Sifo Sharci Ah Kula Wareegaya Hogaanka Soomaaliland

            Kadib Markii ay daba dheeraatey isqab-qabsiga gudaha xisbiyada siyaasada ku loolamaya hogaanka Somaliland. Isqabqabsigaas oo keeney in laggu xadgudbo sharciyadii asaasiga ahaa ee wadanka; sida xeerarka doorashooyinka, xeerarka hadalka masuuliinta xisbiyada siyaasada oo si cad ugu dhowaaqey in ayna aqoonsaneyn dawlada Siilaanyo lagga bilaabo maanta  oo bishu tahey 26kii June 2015. Sidaas awgeed waxa ay…

            Read More

              Hargeysa: Nin Batrool iyo Dab Isugu Daray Qoys ay Guri Ku Wada Jireen Oo ay is Afdhaafeen Iyo Khasaare Nafeed Oo Ka Dhashay

              Hargeysa:June,27,2015(SDN/QJ)-nin kamid ah shacabka ku dhaqan magaalada Hargeysa, ayaa maalintii shalay khasaare gaadhsiiyey qoys  ay guri ku wada noolaayeen, kadib markii uu Batrool ku shubay, isla-markaana Dab qabadsiiyey Ninkii kale ee ay aqalka ku wada jireen. Dhaawac daran ayaa gaadhay Nin iyo Haweenay katirsanaa Qoyska kale, waxana dabku ku wada dhammaaday jidhka ninkaas, iyadoo Haweenay…

              Read More

                Muqdisho Oo Aan Xalay Lagu Qayilin Iyo Diyaaradihii Qaadka Siday Oo Garoonka Aadan Cadde Lagu Xannibay

                Muqdisho:June,27,2015(SDN/QJ)-Magaalada Muqdisho, ayaa habeenkii xalay ahaa aan wax qaad ahi gudaha usoo gelin, waxana Garoonka Aadan-cadde lagu xannibay12-diyaaradood oo qaad ka keenay dalka Kenya. Axmed Macalin Maxamed oo ka mid ah ganacsatada qaadka keenta Magaalada Muqdisho, ayaa sheegay arrin foolxun inay Jimcihii ka dhacday Garoonka Aadan Cadde, markii la diiday in laga soo saaro qaadka….

                Read More

                  Xasan Sheekh Oo Sheegay inay Dawladiisu Gacan ka Geysanayso Xallinta Khilaafka Siyaasadeed ee Somaliland Gudaheeda Ka Taagan.

                  Muqdisho:June,27,2015(SDN/QJ)-Madaxweyne Xasan Sheekha Muqdisho, ayaa markale hadallo deelqaaf iyo gef ku ah shacabka somaliland iyo qarannimadooda kaga tiraabay munaasibad loogu dabbaal degayey 55-guuradii kasoo wareegtay 26-kii June 1960-kii oo ku beegan markii somaliland ay xorriyadeeda ka qaadatay dalka ingriiska. Xasan Sheekh, ayaa somaliland hawada  usoo marayey hadallo beer-laxawsi ah, kuwaas  oo uu ku muujinayo jacayl…

                  Read More

                    Tiro Kamid ah Ciidamada Bururdi Oo Hubkii iyo Tuutihii Daadiyey Iyo Militeriga Soomalia Oo Soo Badbaadiyey Xilli ay Hal-ku-dhegyo Laableh ku Qaylinayeen

                    Yaaq-bariweyne:June,2015(SDN/QJ)-Ugu yaraan 13-kamid ahaa ciidamada Burundi eek u sugnaa xeradii leego ee shalay shabaabku gumaadka ka geysteen, ayaa iyagoo jaahwareersan laga helay deegaanka yaaqbari-weyne oo ku taalla deegaanada leego iyo Wanla-weyn dhexdooda. Ciidankan, ayaa ahaa qaar firka naxsan, isla-markaana hubkii ay siteen iyo Dirayskii iska tuuray, waxana ay gacanta u galeen Ciidamo militeriga Somalia katirsan…

                    Read More

                      Ethiopia Oo Difaacday Maxbuus Dhalashada Britain Haysta Oo Muddo Xabsiga ugu jira

                      Addis Ababa:June,27,2015(SDN/QJ)-Dawladda waddanka Ethiopia, ayaa si weyn u difaacday gacan-ku-haynta maxbuus dalka Britain u dhashay oo xabsigeeda ku jira, waxana ay ku adkaysatay inay si waafaqsan shuruucda caalamiga ah ula dhaqantay. Warbixinta Itoobiya ayaa ku soo beegantay xili dawlada Ingiriisku sheegtay in xaalada maxbuusku dhaawici karto cilaaqaadka labada dhan. Itoobiya ayaa Andargechew Tsige ku xukuntay…

                      Read More

                        “Ninka Kursiga doonaya ee Mucaaridka ahi, yuu noqonin oo walaaqin oo carruur iyo naago soo kicin oo shacabka wareer geline…..”Cabdi-waraabe.

                        Hargeysa:June,27,2015(SDN/QJ)-Xaaji Cabdikariin Xuseen (cabdi-waraabe)oo kamid ah odayaasha ugu da’da weyn somaliland, isla-markaana talo-qabeennada ah, ayaa  si kooban uga Hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, waxana waanooyin u jeediyey  ragga hoggaanka dalka uu hungurigu ka hayo. Xaaji Cabdi oo shalay ka hadlayey munaasibad loo qabtay xuska 55-guurada kasoo wareegtay markii somaliland ay xorriyadda ka qaadatay ingiriiska, ayaa…

                        Read More

                          Akhri Nuxurka Dood Adag Oo Ay Jilbaha Isku Dareen Hoggaamiyayaasha Saddexda Xisbi ee Somaliland Iyo Guddoomiyaha Kulmiye Oo Ku Adkaystay In Guurtidu Go’aankoodii ku Adkaysteen

                          Hargeysa:June,26,2016(SDN/QJ)-Dood xiiso badan oo aad u adag, ayaa Habeenkii xalay ahaa ay foodda isku dareen Hoggaamiyahaasha saddexda Xisbi ee Somaliland, waxana siyaabo kala fogfog loo cabiray aragtiyo is haya oo dalka lagaga saari karo xaaladda uu haatan ku jiro. Dooddan oo uu Telefishanka Star TV isku dubo ridday, ayaa Saddexda Guddoomiye afkaartooda ku muujiyeen, waxana…

                          Read More

                            Shan Kamid ah Wariyayaashii Idaacadaha SKY FM Iyo Shabelle Oo Magangelyo Laga Siiyey Talyaaniga

                            Rome:June,26,2015(SDN/QJ)-ugu yaraan shank amid ah wariyayaashii iyo maamulkii   idaacadaha xanniban ee Sky FM, iyo Radio Shabele ee magaalada Muqdisho ayaa  loo qaaday dalka talyaaniga kadib markii ay halkaasi ka heleen magangayo siyaasadeed. Tallaabadan, ayaa timi markii idaacadahan iyo dawladdu isku dhaceen, isla-markaana la joojiyey baahintii idaacadahani Magaalada Muqdisho ka hayeen. Qaadista wariyayaashaas, ayaa la sheegayaa…

                            Read More

                              Xoogagga Al-shabaab Oo Saaka Weerar Qorshaysa kula Wareegay Saldhig AMISOM Ku lahayd Deegaanka Leego

                              Leego:June,26,2015(SDN/QJ)-Wararka saaka laga helay deegaanka leego ee Gobolka Sh/Hoose, ayaa sheegaya in Xarakada Ururka Al Shabaab ay weerar saf ballaadhan ah ku qaadeen xarunta ay AMISOM ku lahaayeen halkaas. Weerarka, ayaa ku bilowday gaadhi walxaha qarxa laga soo buuxiyay oo lagu dhuftay afaafka hore ee Xeradaasi, waxaana xigay ciidan xoogan oo dagaal toos ah ku…

                              Read More

                                DHEGEYSO:Barnaamijkii Xadiiska iyo xalqadii 3aad

                                Hargeysa June 26,2015(SDN/QJ)-Waa barnaamijkii taxanaha diiniga ee aad inooga barateen iyo xalqadiisii 3aad fadiilatu Sheekh Maxamed Cusmaan Cayuun. Barnaamijka waxa isku soo dubo rida soona saara wariyahayaga magaalada Hargeysa Yusuf Foodhaadhi ee dhegeysi haboon.     [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Xadiis3.MP3″] HALKAN GUJJI SI AAD U DHEGEYSATO XADIISKA MAANTA  

                                Read More

                                  In search of recognition

                                  With some outside help, the self-declared independent state of Somaliland is slowly making progress The self-declared independent state of Somaliland, located in the Horn of Africa, is normally off the radar of mainstream media — you mostly hear about this corner of the world when al-Shabaab Islamic militants carry out a bloody terror attack, or…

                                  Read More

                                    World must condemn attack on UAE officials

                                    The dastardly attack on a UAE relief convoy in the Somali capital of Mogadishu illustrates the sheer cowardice of Al Shabab terrorists. The act should be condemned internationally, given the UAE’s status as a country that promotes peaceful and humanitarian policies and its spotless reputation as a respected member of the global community of nations….

                                    Read More