Webmaster

    Dadaalkii Daahir Rayaale ee Aqoonsi raadista Somaliland,Codsi uu Maraykanka u Gudbiyay oo Wikileaks ay soo Bandhigtay

    Hargaysa 26.June 2015 (SDN/QJ)-Madaxweynihii hore ee Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin, ayaa sida ay faafisay shabakadda siraha faafisa ee Wikileaks wuxuu wakhtigii uu Madaxweynaha ahaa Maraykanka ka dalbaday inay taageeraan hawlgal aqoonsi raadis oo uu Midowga Afrika ka dhex waday. Daahir Rayaale Kaahin oo wakhtigaas la kulmay masuuliyiinta Maraykan ah, wuxuu sheegay in dadka reer…

    Read More

      Ayaamaha Idlaaday,Hanjabaada Mucaaridka ee soo saarista Go’aan Xukuumada ka dhan ah iyo Aamusnaanta Qiil weyday ee Dawlada

      Hargaysa 26.June 2015 (SDN/QJ)- Xisbiyada mucaaradka Somaliland, ayaa ku hanjabay inay go’aan midaysan ka soo saari doonaan sharcinimada xukuumadda KULMIYE, haddii aan wax heshiis ah la gaadhin inta ka horreysa waqtiga xilku ka dhammaanayo Madaxweynaha oo ku eeg 27 July 2015. Hoggaamiyayaasha labada xisbi mucaarad ee UCID iyo WADDANI oo ay wehelinayeen siyaasiyiinta ku bahoobay…

      Read More

        Wasiir Warancade oo Qiray inaanu Shacbigu Jeclayn Mudo kordhinta Iyo Dhibka ka dhasha oo uu asteeyay DAAWO

        Hargaysa 26.June 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade ayaa Cadeeyay in Shacabka Somaliland aanay Jeclayn Mudo Kordhimaha la sameeyo Waxaanu xusay inay inta badan ka dhalato dhibaatooyin aan markii hore lagu xisaabtamin. Wasiir Warancade Waxa uu intaas ku daray in Xisbigii Udub ee uu ka tirsanaa Waxyeelo weyn ay gaadhsiisay…

        Read More

          Qorshe Shirqool oo ay isku bahaysteen Sirdoonka dalalka Sudan iyo Masar oo ay Faafisay Shabakada Afka dheer Wikileaks

          Washington, 25 June, 2015 (SDN/QJ)- Sirdoonka Dalalka Masar iyo Suudaan, ayaa isku-dayey Qorshe ay doonayeen inay ku khaarajiyaan Madaxweynaha waddanka Koonfurta Suudan Salva Kiir iyo Sarkaal ka tirsan shaqaale hoosaadkiisa, iyada oo haya’daha Sirdoonka labada waddanka taageero ka helaya dowladda Boqortooyada Sucuudiga. Sida ay todobaadkan faafisay shabakadda Wikileaks oo gacanta ku dhigtay in ka badan…

          Read More

            Qaxoonti ka soo Cararay dagaalada Yemen oo ku Sugan Magaalada Laascaanood oo Noloshooda laga dayriyay DAAWO

            Laascaanood 26.June 2015 (SDN/QJ)- Waxaa Xarunta Gobolka Sool ee Magaalada Laascaanood Ku Sugan Qaxoonti Tiro badan oo ka soo cararay Qalalaasaha ka oogan dalka Yemen,Kuwaas oo laga dayriyay Xaaladooda Nololeed. Maamulka heer Gobol ayaa Baaq u diray Xukuumadda dhexe ee Somaliland, Hay’adaha Qaramada Midoobay kuwa Maxaliga ah,Ganacsatada iyo Cid kasta oo wax haysaa inay Gargaar…

            Read More

              R.Wasaare Cumar ayaa hambalyo ku aadan 26 June u diray dhamaan shacabka Soomaaliyeed

              Muqdisho, 26, June, 2015 (SDN/QJ)-.Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmarka ayaa hambaylo ku aadan 26, Juun, 1960-kii oo ahayd maalintii ugu horaysay oo calan laga taago ciida Soomaalliya u diraya dhamaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan, wuxuuna si gooni ah ugu hambalyeeynayaa ciidamada qalabka sida, kuwaas oo…

              Read More

                Culimo Meel Adag iska Taagay Fanaaniin Soomaali ah oo ku Jees Jeesaya Qur’aanka Kariimka DAAWO

                Nairobi 26.June 2015 (SDN/QJ)- Maalmihii ugu dambeeyay ayaa waxaa si xawli ah Baraha ay Bulshada ugu xidhiidho ugu soo badanayay Fannaaniin isugu jira Rag iyo Dumar soo duubayay Muuqaalo ay ku muujinayeen inay ku tartamayaan Qur’aanka Kariimka ah ee Qawl-ka Eebe. Culumada Soomaaliyeed ayaa markii ugu horaysay ka hadlay talaabada ay qaadeen Fannaaniintu oo ay…

                Read More

                  Laba Kaclaynta Khilaafka Ciidamada Punt land Iyo Madaxweyne Gaas oo Gaadhay in Laba Ciidan Qoryaha isla hor fadhiistaan

                  Garoowe 26.June 2015 (SDN/QJ)- Ciidammo ka tirsan kuwa maamulka Puntland ayaa ka gadooday ciidamada, kuwaasoo dibadda uga baxay magaalada Garoowe, iyadoo lasoo sheegayo inay deegaanno ka tirsan Gobolka Nugaal isku hor-fadhiyaan askar ka tirsan ciidamada Puntland. Taliye ku xigeenka Booliska Puntland Muxudiin Axmed Muuse oo ah Jananka ciidankan gadooday hogaaminaya ayaa BBC-da u sheegay in…

                  Read More

                    D-Puntland oo sheegtay gudoomiye Jawaari inuu caadaystay jabinta dastuurka,Shaacisayna in aanay aqoonsan doonin Maamulka Galmudug Akhri Qoraalkan

                    Garoowe 26.June 2015 (SDN/QJ)- Dowladda Punt;and ayaa wax lala yaaabo ku tilmaamtay sida uu dastuurka iyo qawaaniinta dalka ugu tumanayo guddoomiyaha barlamaanka federalka Soomaaliya Jawaari. Dowladda Puntland ayaa sheegtay inuu Jawaari dagaal xoogaan ku hayo jiritaanka Puntland iyo Jubbaland, taasoo muujinaysa cadaawada uu u hayo shacuubta degen deegaanada ay maamuladaas. Hadalkaan ayaa lagu sheegay shirka…

                    Read More

                      Magaalada Burco oo Xisbiga Waddani ka Bilaabay Barnaamijka LA’ AFUR WADDANI Bisha Ramadaan,& Deeq Raashin Ahna Guddoonsiiyey 100 Qoys oo Danyar ah

                      Burco 26.June 2015 (SDN/QJ)–Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Ayaa magaladda Burco ka  bilaabay barnaamijka LA’ AFUR WADDANI ee bisha barakeysan ee Ramadaan, ayaa deeq raashin ah ku caawiyey 100 qoys oo danyar ah kuwaas oo ku nool Kaamamka Barakacayaasha magaalada Burco. Deeqdan raashinka ah oo ka boobnayd Bariis, Timir,Saliid iyo Sharaab ayaa qoysaska la guddoonsiiyey…

                      Read More

                        Burundi oo uu ka Baxsaday Madaxweyne ku Xigeenkii labaad ee dalkaas iyo Sababaha keenay

                        Bujumbura 26.June 2015 (SDN/QJ)- Madaxweyne kuxigeenkii labaad ee dalka Burundi Gervais Rufyikiri, ayaa ka baxsaday dalkiisa, kadib markii Madaxweyne Pierre Nkurunziza uu ku dhawaaqay inuu mar saddexaad isku soo sharaxi doono madaxtinimada dalka. Gervais Rufyikiri ayaa la rumaysan yahay inuu ku sugan yahay dalka Belgium, waxaana wararku sheegayaan inuu halkaas iska dhiibay qaab magangalyo siyaasadeed…

                        Read More

                          Dawlada Imaaraadka Carabta iyo Xarakada Alshabaab oo Fariimo Mawqifyo kala fog xanbaarsan hawada isu mariyay

                          Dubai 26.June 2015 (SDN/QJ)- Dawladda Imaaraadka Carabta iyo Ururka Al-shabaab, ayaa siyaabo kala fog uga hadlay weerarkii isqarxinta ahaa ee lagu qaaday kolonyo uu la socday safiirka Imaaraadka u fadhiya Muqdisho maalintii Arbacada ee toddobaadkan. Afhayeenka ururka Al-shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere) oo saxaafadda taageersan la hadlay, ayaa sheegay in dawladda Imaaraadku ka…

                          Read More

                            Dood Xasaasi ah oo Sadexda Gudoomiye ee Xisbiyada Qaranku Gondaha isku dareen,Iyo Dareemada ka soo dhex baxay DAAWO

                            Hargaysa 25.June 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiyayaasha saddexda xisbi qaran ee Somaliland ee UCID, KULMIYE iyo WADDANI – Faysal Cali-waraabe, Muuse Biixi Cabdi iyo Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) – ayaa markii ugu horreysay isku waajahay dooddii ugu adkayd oo ku salaysan khilaafka siyaasadeed ee ka dhashay muddo-kordhinta Guurtidu u sameeyey xukuumadda iyo Golaha Wakiillada iyo dhammaadka muddo-xileedka…

                            Read More

                              Madaxweyne Siilaanyo oo ka Hadlay Xuska 26 June,Afkana ka Xidhay Khilaafka Siyaasadeed ee dalka oogan DAAWO

                              Hargaysa 25.June 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Shacabka Somaliland ku hambalyeeyay Xuska 55 Guurada ka soo Wareegtay Markii Somaliland Xoriyadeeda ka hanatay Boqortooyadii Ingiriiska 26 Bishii June 1960kii. Madaxweyne Siilaanyo oo Warbaahinta dawlada kula hadlay qasriga Madaxtooyada ayaa sheegay sidan. https://youtu.be/MgrCTKNFoN8 Hargaysa SDN/QJ contact@qurbejoog.com

                              Read More

                                “Waxanu Jecelahay sharciyadda Madaxweynaha oo 27-ka bisha jully ah inaanu soo wada saarno talo qaran oo waddanka lagu badbaadinayo oo doorasho lagu gaadhsiinayo.”Gudd. Cirro

                                Hargeysa:June,25,2015(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani, ahna Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi(cirro), ayaa ka Hadlay habacsanaanta ku timi heshiiskii axsaabta qaranka iyo xukuumaddu hore uga wada gaadheen Muddo-kordhinta Madaxweynaha, waxana uu sheegay inay xukuumaddu heshiiskaas si badheedh ah uga baxday. Guddoomiye Cirro oo maanta ka Hadlayey madal ay mucaaridka iyo madasha wada-tashigu iskugu…

                                Read More