Hambalyo …………………….Hambalyo …………………..Hambalyo ………………….Hambalyo

Jaaliyada Somaliland UK waxay ku hambalyaynaysaa shacbiga Somaliland meelkastoo ay joogaanba
Xuska iyo dabaaldega sanad guuradii 55 aad ee ka soo wareegtay 26kii June 1960 oo ah maalintii
Somaliland xornimadeedii heshay oo ay ka mid noqotay beesha caalamka ee xorta ah.
Waxaanu u rajaynaynaa shacbiga guud ahaan horumar dhinac walba ah, xasilooni iyo inuu dalkeenu
noqodo xubin buuxda oo beesha caalamka ka tirsan sida ugu dhakhsaha badan.
Somaliland Guul iyo Gubanimo.
Gud/ Jaaliyada Somaliland UK (SSUK)
Abdalla Salim
