Webmaster

    Maayarkii Boorama Iyo Ku Xigeenkiisii oo Xukuumada Garab saar la lahaa oo Xilkii laga Xayuubiyay,Iyo Bedelkoodii oo la doortay DAAWO

    Boorama, 24.June 2015 (SDN/QJ)- Xildhibaanada golaha deegaanka degmada Boorama oo maanta kal-fadhi yeeshay ayaa xilkii ka qaaday Maayirkii magaaladaas iyo ku xigeenkiisii, waxaanay doorteen maayar cusub iyo weliba ku-xigeen. Fadhigan oo uu goob joog ka ahaa gudoomiyaha gobolka Awdal Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax ayaa waxa ka soo xaadiray 18 xildhibaan oo ka mid ah xildhibaanada…

    Read More

      Jaaliyadda Ottawa oo tacsi u diraysa qoyskii uu ka baxay marxuun Maxamuud Axmed Barre (Garaad)

      Inaalilah wa inaalilah rajicuun. Waxay dhamaan jaaliyadda Ottawa u diraysaa tacsi tiraanyo leh qoyskii uu ka baxay marxuun Maxamud Axmed Barre Cumar (Garaad) oo manta ku geeriyooday Somaliland. Marxuun Garaad waxaa u ahaa udub dhaxeeyada ugu waaweyn Somaliland. Waxaan ilaahay ka baryeynaa inuu Marxuunka dambigiisa dhaafo ehelkiisana ka siiyo Samir iyo imaan    Amiin 1 Mohamed Aden Siciid…

      Read More

        Dowladda oo 25 sano kadib la soo noqonaysa hogaaminta mashaariicda ay Midowga Yurub ku taageeri jirtay Soomaaliya

        Muqdisho, 24, June, 2015(SDN/QJ)-Ra’iiusl Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cumar Carte ayaa maanta shir gudoomiyey kulan ay ka soo qayb galeen Wasiirka Qorshaynta, Wasiirka Cadaalada, Wasiirada Haweenka, Wasiirada Waxbarashada, Wasiirada Caafimaadka, Wasiir ku xigeenka Xanaanada Xoolaha, iyo Wasiir ku xigeenka Kaluumaysiga, iyo Ergo ka socotay Midowga Yurub, waxaana kulanka looga hadlay sidii…

        Read More

          Buuhoodle oo uu ka Bilaabmay Tartanka Ciyaaraha ee Bisha Ramadaan DAAWO

          Buuhoodle 24.June 2015 (SDN/QJ)- Isuduwaha Wasaarada Dhalinyarada Ciyaaraha Iyo Dalxiiska Somaliland Mudane Maxamed Cabdi Raxmaan Xiis Ayaa Agab Isportis oo ay bixisay Daladda Sonyo Gudoonsiiyey Kooxaha heerka koowaad ee kubada cagta ee Gobolka Buuhoodle iyadoo Dhawaan Uu Bilaabmayo Koob Loogu Tala Galay Bisha Barakaysan Ee Ramadaan Md Maxamed C/raxmaan Xiis oo ka hadlayey munaasabada furitaanka…

          Read More

            Wasiir Xukuumadda Madaxweyne Katirsanaan Jirey Oo Saaka Boorama Ku Geeriyooday

            Borama:June,24,2015(SDN/QJ)-Wasiirkii hore ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Maxamuud  Axmed Barre(garaad), ayaa saaka ku geeriyooday Magaalada Borama ee Xarunta Gobolka Awdal. Marxuumka oo in muddo ahba xanuun ujiifay, ayaa ugu dambayn saaka geeriyooday, waxana lagu aasi doonaa Magaalada Borama, iyadoo masuuliyiin uu madaxweyne-ku-xigeenku kamid yahay aaskiisa ka qaybgeli doonaan. Madaxweynaha somaliland Axmed Silaanyo, ayaa marxuumka…

            Read More

              TAXANE: Awoodaha Siyaasadeed iyo maaliyadeed ee Faadumo Cawo iyo Heybado Ismaaciil Cumar Geelle(Qeybtii 3aad)

              Paris June 24, 2015(SDN/QJ)-Haweeneyda Madaxweyaha Jamhuuriyada Jabuuti Khadra Maxamuud Xeyd ayaa mararka qaar lagu sheegaa in ay suurtogal tahay in ay bedesho madaxweynaha hadii ay dhacdo in Ismaaciil Cumar Geelle uu hawada ka baxo. Balse cida dhaxalka dhabta ah lehi waa inantiisa ugu yar ee Heybado Ismaciil Cumar Geelle oo  markii ay ku soo noqotay…

              Read More

                Masuuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha Oo Ka Hadlay Toogasho Dhawaan Hargeysa Loogu Gesytay Ciidamo Booliska Katirsan

                Hargaysa:June,24,2015(SDN/QJ)-Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland, ayaa Markii ugu horraysay  ka hadashay dil naxdil badnaa oo dhawaan Nin shacab ahi Gudaha Hargeysa ugu geystay Ciidamto Boolis ah oo warqad soo waaran soo qabasho ah loogu soo dhiibay. Wasiir-ku-xigeenka dhinaca Maamulka ee Arrimaha Gudaha Axmed Cadarre oo warbaahinta kula Hadlay Xafiiskiisa Magaalada Hargeysa, ayaa dilkaas ku sheegay mid…

                Read More

                  Afhayeen Xilka Ku Helay Cayda Iyo Aflegaaddadii Daahir Rayaale Oo Dab Kala Dhexdhigay Saxaafadda iyo Madaxweynaha Qaranka

                  Hargeysa:June,24,2015(SDN/QJ)-Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Axmed Saleebaan Dhuxul, ayaa caado ka dhigtay inuu colaad iyo xiqdi ku dhex beero Madaxtooyada iyo Saxaafadda madaxa Bannaan, isagoo si cad shaqo ugu dhigtay inuu saxaafadda kahor istaago inay madaxweynaha su’aalo ka weydiiso xaaladda Guud ee Dalka. Afhayeen dhuxul oo muddo dheer  xafiiska madaxweynaha joogay, ayaa ku caan baxay abuurista jawiyo…

                  Read More

                    Maamulka Puntland Oo Burbur Qarka u Saaran, Saarkiil Ciidan Oo Goosatay iyo Dagaal ka Dhex Dhacay Gudaha Garowe

                    Garoowe:June,24,2015(SDN/QJ)-Maamul-goboleedka Puntland, ayaa u muuqda mid kala daadanaya, iyadoo ciidamo tiro badani haatan u goosteen  taliye kuxigeenkii hore ee ciidamad Booliska Maamulkaas  Gen. Muxuyadiin Axmed Muuse Muxudiin oo isagu  muddo kahor ciidamo goostay, isla-markaana diiday ammarada kasoo baxaya Madaxweynaha Gaas. Degaanka Qarxis ee duleedka Magaalada Garowe ayaa la sheegay in ciidamo Puntland u dirtay ay…

                    Read More

                      RW ku xigeenka Soomaaliya oo maanta kulan la qaatay saxaafada madaxa banaan

                      Muqdisho, 24, June, 2015(SDN/QJ)-Guddiga heer qaran ee loo xirsaaray qabanqaabada xuska maalmaha xorriyadda ee 26ka Juun iyo 1da luuliyo, ayaa maanta kula kulmay xafiiska Ra’iisul Wasaaraha warbaahinta madaxa banaan iyo tan dowladda, waxana ay ka wada hadleen sidii wadajir looga wada shaqayn lahaa dabaal daga maalmahan xoriyadda. Wasiirka Warfaafinta Maxamed Cabdi Xayi Maareeye, oo  ah…

                      Read More

                        Madaxweynaha oo kulan sagootin ah la qaatey Philippe Lazzarini oo ka tirsan Qaramada Midoobay‏

                        Muqdisho, 23 June , 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan sagootin ah xarunta madaxtooyada kula yeeshay Ku Xigeenka Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud Qaramada Midoobay ugu qaabilsan Soomaaliya, Philippe Lazzarini, oo waqtigii uu ka hawlgalayey dalka uu dhammaadey. Madaxweynaha ayaa uga mahadceliyey Mr Lazzarini hawshii wanaagsaneyd ee uu…

                        Read More

                          Wasiirka Madaxtooyadda Oo Ka Waramay Kulankii Dhex-maray Raysalwasaaraha Itoobiya Iyo Madaxweyne Siilaanyo

                          Hargeysa 23.June 2015 (SDN/QJ) Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland, Mud. Xirsi Cali Xaji Xasan ayaa ka hadlay kulankii dhexmaray Raysal Wasaaraha dalkaasi Itoobiya iyo Madaxweynaha Somaliland, wasiirka oo qoraal kooban arrintaas wuxuu hadalkiisa ku bilaabay. “Illaahay ayaa mahadle oo waxaan soo nabad gaadhnay Caasimada Jamhuuriyada Somaliland ee Hargeysa kadib markaan kasoo laabanay safar shaqo oo aan laba…

                          Read More

                            Sheekh C.laahi Diiriye Sooraan oo Xaalad Caafimaad la soo Deristay iyo Madaxda Warfaafinta oo Booqday DAAWO

                            Hargaysa 23,June 2015 (SDN/QJ)-   Masuuliyiinta  ugu  saraysa  wasaaradda  warfaafinta,   dhaqanka iyo wacyigelinta ee  Somaliland ayaa shalay booqasho ugu tegay  Seekh C/laahi Diiriye Sooraan oo muddo dheer si weyn uga dhex muuqday fanka Soomaalida oo  xanuun dhawaan ku soo booday u jiifa cusbitaalka  ku yaalla magaaladda Hargaysa.   Masuuliyiintaasi oo kala ahaa Wasiirka warfaafinta  C/laahi Maxamed …

                            Read More

                              Somali troops stage raid on ‘senior’ Shebab leaders: official

                              Somalia’s security agency said yesterday it carried out a night raid on key targets inside a Shebab-controlled town in southern Somalia, targeting “senior” commanders. Internal security spokesman Mohamed Yusuf Osman said that members of the US-trained National Intelligence and Security Agency (NISA) carried out the attack inside Bardhere town, a stronghold of the Somali-led Al-Qaeda…

                              Read More

                                Wasiir Maareeye oo maanka ku haaya himilooyin muhiima (Sawirro)

                                Muqdisho June 23,2015(SDN/QJ)-Wasiirka warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska ee dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa soo bandhigay himilooyin badan oo uu rajaynayo in isaga iyo bahda wasaaradda Warfaafintuba ay is kaashi iyo wada jir ku xaqiijiyaan waqtiga dhaw, si loo hormariyo howlaha wasaaradda, xilli ay hadda bilowdeen barnaamijyo qayb ka ah hormariinadaas uu wasiirku hiigsanayo….

                                Read More

                                  TAXANE:Marwada madaxweynaha Jabuuti iyo Awoodaheeda maamul iyo dhaqaale ee Jabuuti(qeybtii 2aad)

                                  Paris June  23,2015(SDN/QJ)-Khadra Maxamuud Xeyd waxa ay ka mid aheyd gabdhaha yaraanta waxbarasho ku helay dalka Jabuuti ka hor intii dalkaasi aanu qaadan xoriyada sanadii 1977kii. Waxa ay Bare ama macalimad ka noqotay mid ka mida Dugsiyada Hoose ee dalkaasi waxaana lagu tilmaami jiray aqoonyahanad waxaaney ka mid aheyd indheer garadka dalka Jabuuti, sidaa waxa…

                                  Read More