Madaxweyne Siilaanyo oo Dalka Kusoo Laabtay Iyo Saxaafadda Oo Loo Diiday Inay Su’aalo Weydiiyaan
Hargeysa:June,23,2015(SDN/QJ)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud(siilaanyo), ayaa Maanta dalka dib ugu soo laabtay dalka kadib markii uu soo dhamastay safar laba cisho ah oo uu dalka Ethiopia ugu maqnaa. Madaxweyne Siilaanyo oo markii garoonka kasoo dagay u muuqday mid aad u daallan, ayaa warbaahinta u sheegay war kooban oo salka ku hayey inuu safarkiisa ujeeddadiisii kusoo…
