Webmaster

    Madaxweyne Gaas oo Isku Shaandhayn ku sameeyay Xukuumadiisa,Wasiirada Xilalka Waayay iyo Kuwa Cusub ee Bedelay Akhri

    Garowe 16.June 2015 (SDN/QJ)- Iskushaandhaynta lagu sameeyay Golaha Xukuumadda Puntland ayaa maalmihii ugu dambeeyay si wayn loo sugayay,waxaana Liiska ka muuqanaya Wasiiradda Waxbarashadda,Caafimaadka,Amniga, Maaliyadda iyo Wasaaradda Deegaanka,duurjoogta iyo Arrimaha Dalxiiska oo xilkooda waayay. Akhriso isbadalka lagu sameeyay Golaha Wasiiradda Puntland oo dhamaystiran. 1-Wasiirka Caafimaadka, Cabdinaasir Cismaan Ciise. 2-Wasiirka Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamiga ah, Shire Xaaji…

    Read More

      Madaxweyne Siilaanyo iyo Mas’uuliyiin kale oo ka qayb galay 2 Sano Guurada Aasaaska Idaacada Qur’aanka Kariimka ah DAAWO

      Hargaysa 16.June 2015 (SDN/QJ)- Madaxwaynaha jSL ayaa ka qayb galay xaflad loo sameeyey sanad guurada  2aad ee aasaaska idaacada qur’aanka kariimka ah  ee wasaarada warfaafinta dhaqanka iyo wacyigalinta iyo soo dhamaystirka Casharka  tafsiirka qur’aanka kariimka ah. Xafladan oo lagu qabtay Xarunta Wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo Wacyigelinta ayaa ahayd mid si weyn loo soo agaasimay oo ay ka…

      Read More

        Idaacada Qur’aanka Kariimka ah oo laba Sano Jirsatay iyo Maamulaheeda oo ka Warbixiyay DAAWO

        Hargaysa 16.June 2015 (SDN/QJ) Waxaa Maanta Xarunta Wasaarada Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland ee Hargaysa lagu qabtay Munaasibad la xidhiidhay Sanad Guuradii labaad ee Ka soo Wareegtay Aasaaska Idaacada Qur’aanka Kariimka ah oo laga dhagaysto inta badan xarumaha Gobolada Waaweyn iyo dhamaystirka Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka ah. Maamulaha Idaacada Qur’aanka Kariimka Maxamed Axmed Shabeel ayaa Warbixin…

        Read More

        Chicago Blackhawks oo Jeebka Gashatey(Stanley Cup 2015) Markii 2-0 Ku Maslaxdey Tampa Bay Lightnings) (DAAWO) By Jaahuur.

        Chicago-June-16-2015-(SDN/QJ) Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ula safreynaa xagaa iyo magaalada dabeysha badan ee Chicago (Windy City). Waxaa soo gabagaboobey koobkii Stanley Cup (HOCKEY) waxaana ciyaartii kama dambeysta ahayd foodda isla galey Chicgo BlackHawks iyo Tampa Bay Lightning. Ciyaartan oo aad u xiiso badneyd waxaa game-kii lixaad 2-0 ku badisey Chicago Blackhawks kuna guuleysatey Stanley Cup…

        Read More

          Alle Ha U Naxariiste Marxuum Suldaan Maxamed Xasan Ibraahim Oo Aas Qaran Hargaysa loogu Sameeyay iyo Weedhihii laga Jeediyay DAAWO

          Hargeysa 16.June 2015 (SDN/QJ):-Alle ha u naxariistee Suldaan Sheekh Maxamed Xasan Ibraahim ayaa maanta aas heer qarana loogu sameeyey Xabaalaha Naasa-hablood ee Magaalada Hargeysa, kadib markii uu xalay abaaro saacadu markay ahayd 4:00 Habeenimo ku geeriyooday Cusbitaalka guud ee Magaalada Hargeysa, kadib markii uu xanuun ku soo booday. Marxuumku waxa uu ka mid ahaa madax-dhaqameedka…

          Read More

            “Heshiis Aan Baarlamaanka Soo Marini Ansax Noqon Maayo….” Gudoomiye C.raxmaan Cirro

            Hargeysa, 16 June 2015 (SDN/QJ)-Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Ahna Guddoomiyaha xisbiga Wadani Cabdiraxmaan Cirro, ayaa sheegay inaanay ansax ahayn Shirkadaha ay Xukuumaddu Heshiisyada caalamiga ah la soo gashay ee aan la soo marin Golaha wakiilada. Isla markaana wuxuu caddeeyay in Madaxwaynaha Somaliland looga fadhiyo inuu dhaqan galiyo wixii ay saddexda Xisbi iyo Xukuumaddu kaga heshiiyeen…

            Read More

              Suldaan ka Mid ah Ganacsatada Caanka ka ah Somaliland oo Geeriyooday iyo Madaxweynaha oo Tacsi u diray

              Hargaysa 16.June 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu tacsi u dirayaa, Sulaadiinta, Cuqaasha, Boqorada, Ugaasyada, iyo guud ahaan shacbiga Somaliland isaga oo ka tacsiyadaynaaya geerida ku timid alle ha u naxariistee Marxuum Suldaan Maxamed Xasan Ibraahim oo ku geeriyooday Hargeysa 16/06/2015. waxaanu madaxweynuhu tacsi taasi la mida u dirayaa Qoyskii,…

              Read More

                Wasiir Xirsi Muxuu Ka Yidhi Maxsuulka Socdaalkii Madaxweyne Siilaanyo Ee Imaaraadka

                Hargeysa, 16 June 2015 (SDN/QJ)-Wasiirka Madaxtooyadda Jamhuuriyadda Somaliland Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa ka dareen Celiyay Socdaalka wefti uu hogaaminayay Madaxweynaha Somaliland uu ku tagay dalka Imaaraadka Carabta. Waxa uu xusay in socdaalkaasi uu ahaa mid guul u dhalay Somaliland isla markaana si weyn loogu soo dhaweeyay. Wasiir Xirsi wuxuu sidaa ku sheegay qoraal…

                Read More

                  Madaxtooyada Somaliland Oo Shaacisay Inuu Madaxweyne Siilaanyo Dhawaan Saxaafadda Hor Imaan Doono

                  Hargeysa:June,16,2015(SDN/QJ)-Madaxtooyada Somaliland, ayaa markii ugu horraysay shaacisay inuu dhawaan Madaxweyne Siilaanyo kasoo hor muuqan doono saxaafadda, isla-markaana diyaar u noqon doono inuu ka jawaabo su’aalaha saxaafaddu qabto oo in muddo ah laga hortaagnaa. Afheeynka Madaxtooyada Axmed Saleebaan oo qaar ka mid ah warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa, wuxuu ugu horayn isagoo ka jawaabaya sababta saxaafadda…

                  Read More

                    Sarkaalkii Ugu Sarreeyey Al-qaacidada Yemen Oo La Sheegay Inuu Duqayn Cirka ah Ku Dhintay

                    San’a:June,16,2015(SDN/QJ)-Sida ay sheegayaan wararka laga helayo waddanka Yemen, waxa duqayn cirka lagu dilay hoggaamiyihii Al-qaacidada dalka yemen Nasser al-Wuhayshi, iyadoo weerarkaasna ay fuliyeen Diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Maraykanku. Warbaahinta Yemen ayaa sheegaya in al-Wuhayshi lagu dilay duqeyn maalintii jimcihii ka dhacday magaalada Koofurta ku taal ee Al-mukalla ee caasimada Gobolka Hadramawt Waxaa loo arkayay…

                    Read More

                      “Guurtiyeey Waxa xisbiyada iyo xukuumaddu isku raaceenna waxa aad ku diiddaan waa gardarro, waa Kibir iyo dhafoor-taabash,Waxa…”Cabdiraxmaan Cabdiqaadir

                      Hargeysa:June,16,2015(SDN/QJ)-Guddoomiye-ku-xigeenkii koowaad ee hore ee Xisbiga Kulmiye Mujaahid Cabdiraxmaan Cabdiqaadir, ayaa ka hadlay muranka ka taagan muddo-kordhinta dhawaan Guurtidu sameeyeen, waxana uu ku baaqay in arrinta dhulka la dhigo oo niyadda shacabka la dejiyo. Cabdiraxmaan Cabdiqaadir oo isagoo Hargeysa jooga saxaafadda la Hadlay, ayaa  sheegay in Dimuqraaddiyaddii somaliland qallooc badani galay, isla-markaana murankeedii iyo yoo-yootankeedii…

                      Read More

                        Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Daah-furay Carwada Shaqo Abuurka Dhalinyarada DAAWO

                        Hargaysa 15.June 2015 (SDN/QJ)Wasaarada shaqadda iyo Arrimaha bulshadda ayaa maanta soo Qaban-qaabisay carwo nooceeddu ku cusub yahay oo ku kulmayaan shaqo doonka iyo loo shaqeeyaha. Carwadan waxa ka soo qaybgallay madaxweyne kux igeenka C/raxmaan C/laahi Ismaaciil Saylici, wasiirka wasaaradda shaqadda iyo arrimaha bulshadda, wasiirka madaxtooyadda iyo ganacsatadda waaweyn iyo kuwo yaryar. Carwadan oo maanta ka…

                        Read More

                          Xoghayaha dawladda hoose ee Saylac oo xaalad gudaha Somaliland la xidhiidha loogu xidhay Jabuuti iyo odayaal maamulka Salal xidhxidhay

                          Saylac 15.June 2015 (SDN/QJ)- Xoghayaha Dawladda Hoose ee demgada Saylac ee Gobolka Salal Mr. Bashiir Cilmi Rooble iyo odayaal rayidka ah oo reer Somaliland ah, ayaa la sheegay in amar ka soo baxay dawladda Jabuuti loogu kala xidhay magaalooyinka Lawyocaddo ee Somaliland iyo Jabuuti. Xoghayaha Dawladda hoose ee degmada Saylac Bashiir Cilmi Rooble, ayaa muddo…

                          Read More