Webmaster

    St. Cloud celebrates Somali Independence Day

    The Somali Independence Day celebration from 1-9 p.m. Sunday at Lake George marks the formation of Somalia and also the entrance of Somalis into American culture. In 1960, Britain withdrew from Somali territory, which allowed people to form a new nation in east Africa. There, a civil war that began in 1991 and has continued…

    Read More

      “Sida loogu guulaysan karo Wada-hadallada Soomaaliya iyo loolanka Aqoonsi-raadinta waxa weeyi…” Prof Samatar DAAWO

      Hargeysa 17.June 2015 (SDN/QJ)- Prof Axmed Ismaaciil Samatar, ayaa sharraxaad ka bixiyey muhiimadda ay Somaliland u leedahay fahamka Aqoonta guud ee Cilaaqaadka Caalamiga ah, taas oo uu tilmaamay shuruudda kaliya ee hortaagan guulo ay Somaliland ka gaadho loollanka aqoonsi-raadinta beesha Caalamka. Prof Axmed Ismaaciil oo khudbad ku saabsan Cilaaqaadka Caalamiga ah (International Relations) u jeedinaya…

      Read More

        Taliye Fadal oo ka warbixiyey hawlgal ciidanka boolisku ku qabteen rag hubaysan oo rasaas adeegsaday iyo gaadiid ay wateen DAAWO

        Hargeysa 17.June 2015 (SDN/QJ)- Taliyaha Ciidanka Booliska Jamhuuriyadda Somaliland Sareeyo Guuto Cabdillaahi Fadal Iimaan, ayaa caddeeyey inay gacanta ku dhigeen koox hubaysan oo rasaas kala hortagay booliska, iyadoo falkaasina ka dhacay degaanka Masalaha ee koonfurta magaalada Hargeysa maanta. Taliye Fadal oo shir jaraa’id ku qabtay Hargeysa gelinkii dambe ee shalay waxa uu sheegay inay Ciidanka…

        Read More

          Xogaha Isku Shaandhaynta Golaha Wasiirada Punt land iyo Waxa ka soo Kordhay

          Garowe 17.June 2015 (SDN/QJ)- Isku-shaandheynta Madaxweyne Cabdiweli Gaas ku sameeyey Golaha Wasiirrada ayaa saameysey 12 wasaaradood, kuwaasoo sagaal kamid ah wasiirro cusub loo soo magacaabay saddex wasaaradoodna laysku beddeley wasiirradii horay u joogey. Wasiirada xilalkooda waayey ayaa kala ah: Wasiirkii Cadaaladda, Ismaaciil Maxamed Warsame. Wasiirkii Waxbarashada, Cali Xaaji Warsame. Wasiirkii Caafimaadka, Saadiq Eenow. Wasiirkii Amniga,…

          Read More

            Madaarki Berbera Oo Xidhan Shacbiga Oo ka Qaylinay Iyo Fashilka Wasiirka Duulista Warbixin DAAWO

            Berbera 17.June 2015 (SDN/QJ)-Garoonkii Diyaradaha Ee Magalada Berbera oo Wasaarada Duulista Hawadu ku doodo Inay Ku Baxday Habayntiisa Malaayiinta Doolar Ayaa Mudooyinkan dabe Waxa uu Hoy U Noqday Xayawaanka Duurjoogta ah Halka Gegooyinka Kale Ee Diyaradaha Ee Gobolada kalena Ay Noqdeen Garoomo Ay Kubada Ku Ciyaraan Caruurtu. https://www.youtube.com/watch?v=r9ULIMUNX64

            Read More

              Kawaanka Gawraca Xoolaha ee Hargaysa oo Cayayaan ku dhashay kadib Hawl- gal nadaafadeed laga fuliyay DAAWO

              Hargeysa 17.June 2015 (SDN/QJ)-Dowladda Hoose ee Hargeysa, ayaa olole nadaafadeed ka fulisay kowaanka lagu gowraco Xoolaha ee magaalada Hargeysa oo cayayaan ku dhashay. Ololaha nadaafadeed oo noqonaya kii ugu ballaadhnaa ee dowladda Hoose ka fuliso Kawaanka Xoolaha Hargeysa, waxa dowladda Hoose ka sokow ka qayb-qaatay Ururka Iskaashatada Hilibka ee Nadafo iyo maamulka shirkadda Maandeeq oo…

              Read More

                “Walaahi anigaa Talaabo adag ka qaadaya ee Nin walowba Caruurtaada Qabso Boolisna ku aamini maayo” Gudoomiye Ramaax DAAWO

                Boorama 17.June 2015 (SDN/QJ)- Badhasaabka Gobolka Awdal Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax), ayaa ku hanjabay inuu tallaabo adag ka qaadayo dhallinyaro uu sheegay inay falal amni-darro ah ka gaystaan gudaha magaalada Boorama ee xarunta gobolkaas Guddoomiye Ramaax waxa uu sheegay in kooxo dhallinyaro ahi rabshado dil iyo kufsi dumarka ah ka wadaan Boorama, isla markaana aannu…

                Read More

                  ‘Isma Casilayo, Hawsha Aan Qaranka U Hayana Waan Ku Kalsoonahay” Gudoomiyaha G.Togdheer

                  Burco 17.June 2015 (SDN/QJ)-Badhasaabka Gobolka Togdheer Mr. Maxamed Muuse Diiriye, ayaa cod dheer ku beeniyey inuu iska casilay xilkii guddoomiyenimada ee uu ka hayey xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo. Badhasaab Diiriye oo khadka telefoonka kula soo xidhiidhay Jamhuuriya isagoo ku sugan caasimadda Hargeysa , ayaa waxba kama jiraan iyo been-abuur cad ku tilmaamay war lagu baahiyey mareegta internetka…

                  Read More

                    “QM waxay Hargeysa ku leedahay 22 xafiis, waana Xarunta ugu badan ee aanu Geeska Afrika ka joogno” Philippe Lazzarini

                    New York, 17 June, 2015 (SDN/QJ)- Mr. Philippe Lazzarini oo ahaa madaxii hay’adaha QM ee Somaliland iyo Soomaaliya isla markaana ku magacow-naa ku-xigeenka Danjire Nicolas Kay, ayaa shaaca ka qaaday inaan hay’adaha QM iyo xafiiska UNSOM wax shaqo ah ku lahayn mowqifka siyaasadeed ee Somaliland. Philippe Lazzarini oo ahaa masuulka ugu sarreeya ee Qaramada midoobay…

                    Read More

                      “Waxaanu Doonaynaa Sidii Aanu Keydka Xogtooda Shaqaalaha U Xaqiijin La Heyn Una Xalili La Heyn Inay Mustaqbalka Noqdaan Kuwo Loo Kordhiyo Waxyaalaha Ay Qaataan Iyo Gunooyinkooda “ Wasiir Cabdi Aw Daahir

                      Hargeysa 17.June 2015 (SDN/QJ)- Xukuumadda Somaliland, ayaa ka dhawaajisay inay arin ahmiyad weyn u leh Shaqaalaha dawladda u shaqeeya fulinayso, taasi oo ah sidii ay Mushahaaraadkooda iyo Gunooyinkooda si Cadaalad ah oo derooyin kala leh qof kasta u kala helaan, waxaanay dawladdu sheegtay inay wadaan hawlo lagu Xaqiijinaayo tiradda iyo Tayadda Shaqaalaha Dawladda loo kobciyo…

                      Read More

                        Maxaa Lagu soo Afjaray Khilaafkii Buurta Simoodi Iyo Wefti Xukuumadda oo Isaga daba noqonaya Deegaanka Baki

                        Baki 17.June 2015 (SDN/QJ)- Khilaafkii ka dhashay buurta Siimoodi ee xukuumaddu heshiiska kula gashay shirkad Shiine ahi inay macdanta ka qodo, ayaa la soo afjaray kadib markii ay is-afgarteen dadka deegaanka iyo masuuliyiin ka tirsan dawladdu. Wefti ka socda xukuumadda oo uu hoggaaminayey Wasiirka Wasaaradda Xidhiidhka Golayaasha Qaranka, Cilmi-baadhista iyo Tiknoolajiyada Md. Cali Xaamud Jibriil,…

                        Read More

                          Telefishanka Dawlada Punt land oo Hawada ku soo laabtay,Iyo Shaqaalaha ka hawl gala oo Xuquuqdoodii Waayay

                          Garowe 17.June 2015 (SDN/QJ)- Telefishanka Maamul Goboleedka Somaliyeed ee Punt land ayaa Saacado door ah Hawada ka maqnaa,Sababta TV-gu hawada uga baxay ayaa ahayd kaddib markii dowladdu bixin weydey kirada Satellite-ka baahiya telefishinka. Maamulka PLTV ayaa isla xalay shubay kirada labadii bilood ee ugu dambeeyey, wuxuuna telefishinku dib hawada ugu soo laabtey abbaare 8:00 fiidnimo…

                          Read More

                            Tilmaamo ay Iska Shabahaan Socdaalkii C.raxmaan Tuur ee 2003 Iyo Kii Daahir Rayaale ee Todobaadkii Tegay!

                            Hargeysa 17.June 2015 (SDN/QJ)-Madaxweynihii hore ee Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin ayaa khamiistii dib ugu soo noqday caasimadda Somaliland ee Hargeysa, waxaanu rayul caamka guud ee Somaliland ku soo dhaweeyay qalbi furan. In kasta oo uu Md. Rayaale intii uu xilka ka degey kadib, hadda ka hor uu yimid dalka, haddana markan waxa ay kaga…

                            Read More

                              Xagal daaca Qorshaha Xukuumada ee Xadidida Isticimaalka Dollarka,Kala duwanaanshaha Baanka ee Habka Sarifka Shirkadaha Iyo Xawaaladaha

                              Hargeysa 17.June 2015 (SDN/QJ)- Su’aalo badan ayaa ka taagan sarifka lacagta dollarka uu Baanka Somaliland ugu sarifo shirkadaha shisheeyaha ee ka shaqeeya Somaliland marka ay cashuurta bixinayaan. sida ay muujinayaan xogaha Suuqyada Somaliland qiimaha halka dollar ayuu Baanka Somaliland ugu sarifaa halkii dollar qiimo ka yar ku dhawaad kala badh qiimaha uu ka marayo suuqa…

                              Read More

                                “Shirkaddaha Caalamiga Ah Ee Heshiisyada Sharciga Ahayn La Galay Xukuumadda Wakhtigeedu dhamaadka yahay, Oo Aan Baarlamaanka Soo Marin Ansax Maaha” Xildhibaan Rayte

                                Hargeysa 17.June 2015 (SDN/QJ)- Xildhibaan Ibraahin Jaamac Cali (Rayte) oo ka tirsan mudaneyaasha Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa shirkaddaha u tartamaya maamulidda dekedda Berbera ugu baaqay inay lacagtooda haystaan haddii kale sifo sharci ah maraan. Waxa uu ku dooday in xukumadda uu ka dhammaaday wakhtigii sharciga ahaa ee la doortay, wixii hadda ka dambeeyana ay ku…

                                Read More