Wefti ka Socda China oo Xukuumada Somaliland kala hadlay Iskaashiga Ganacsi ee labada dal iyo Mawqifka Somaliland
Hargeysa,18.June 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka wasaarada wershedaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Shucayb Maxamed Muuse ayaa shalay kulan ballaadhan la yeeshay masuuliyiin sar-sare iyo ganacsato ka socday dalka China, kuwaasi safar shaqo ku jooga jamhuuriyada Somaliland. Weftigan oo uu hogaaminayo agaasimaha guud ee wasaarada ganacsiga ee dalka China qaybteeda maalgeshiga Mr. Ji Shubin, ayaa waxay wasiirka warshadaha ka…
