Webmaster

    Sirta Ka Dambaysa Inay Yaraadaan Qaraxyada iyo Dilalkii Qorshaysnaa Ee Muqdisho Laga Fulin Jirey Oo Bannaanka Timi

    Muqdisho:June,12,2015(SDN/QJ)-Shacabka reer Muqdisho, ayaa sin weyn muddooyinkan dambe u dareemayey amni iyo xasilooni aanay abidkeed Muqdisho ku naalloonin, waxana si weyn la isu weydiinayaa waxa is beddelay ee nabadda keenay. Sababta ugu weyn ee ammaankan ka dambaysa, ayaa lagu sheegay Barnaamij cusub oo ciidamada nabadsugiddu Muqdisho ka bilaabeen, kaas oo salka ku haya in dadka…

    Read More

      Yaabka Adduunka: Guri Iibso Oo Hel Xaas Bilaash ah(qiso dhabanno-hays Noqotay)

      Jakarta:June,12,2015(SDN/QJ)-Maalinba maalinta ka dambaysa dunida waxa kusoo kordhaya tabo iyo xeelado ay adeegsanayaan dadka xarfaanta ku ah Suuq-geynta, waxana caalamka laga hadal hayaa dhacdo arrimahaas la xidhiidha oo markhaati laga noqday. Tartanka loogu jiro hanashada macaamiisha caalamka, ayaa heerkii ugu sarraysay gaadhay, waxana soo jidashadooda lagu bixinayaa wax kasta oo ay kusoo istaagi karaan. Haddaba…

      Read More

        “Wax kaleba iska daayo askartiisii illaalada u ahayd ee madaxtooyada ka shaqeynaysay, ayaa waxaa ay gaadhay in reero loo kala saaro oo qaarkood laga eryo meesha, qaarkoodna la xidhay….”Xil. Gaane

        Hargeysa:June,12,2015(SDN/QJ)-Siciid Warsame Gaane oo kamid ah Golaha Wakiillada somaliland, lagana soo doorto Bariga Gobolka Sanaag, ayaa dhaliilo culus dusha ka saaray Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, isagoo hoosta ka xarriiqay in burbur baahsani ku yimi hannaankii Dawladnimo iyo Dimuqraaddiyaddii. Xildhibaan Siciid Warsame Gaani, ayaa hadalkan ku sheegay waraysi gaar ah oo uu siiyey wargeyska Geeska Afrika, waxaana…

        Read More

          Somalia Oo Haweenay Safiir ah u Magacowday Dalka Ciraaq

          Muqdisho:June,12,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda Dalka Somalia, ayaa markii ugu horraysay Dalka ciraaq u magacowday safiir Haween ah. Haweenayda loo magacaabay Safiirka Somalida dalka ciraaq u fadhiyi doonta, ayaa gaadhay Magaalada Baghdad, waxana ay kulan la qaadatay wasiirka arrimaha Dibadda ee Dalkaasi Ciraaq. Safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhiya dalka Ciraaq oo lagu magacaabo Khadiija Al-Makhzuomi ayaa waraaqaha aqoonsiga…

          Read More

            Magaca Sarkaal Katirsanaa Ciidamada Maamulka Jubba Land Oo Al-shabaab Ku Biiray

            Kismayo:June,12,2015(SDN/QJ)-Sarkaal sare oo ciidamada Maamulka Jubba Land kamid ahaa, ayaa iskaga goostay maamulkaas, waxana uu isu dhiibay Xarakada Al-shabaab ee Deegaanadaas ku sugan, sida uu ku caddeeyey waraysi uu siiyey warbaahinta Kooxda Al-shabaab gacanta ku hayso. Sarkaalkan oo lagu magacaabo Yuusuf Macalin Nuur ayaa ka mid ahaa saraakiishii sanadkii 2011 lagu soo tababaray dalka Kenya…

            Read More

              Former President of Somaliland Apologizes for His Party’s wipe-out and hits back his former minister

              Hargeysa 12.June 2015 (SDN/QJ)- The former president of Somaliland, Dahir Riyale Kahin has regretfully apologized for the total wipe -out of his party by ‘handing over the UDUB party leadership’ to what he described as a politician without ambition. Arriving at Hargeisa’s aiport from Dubai, the former president who briefly spoke to the media was asked…

              Read More

                “Xisbigii UDUB Jeebkaan Ku ritay dib Miyaad u Maqasheen” Warancade+ “Xisbigaygii UDUB Waxaan u dhiibay nin aan hankiisu gaadhsiisnayn Madaxweyne oo aan wasiir dhaafsanayn” Rayaale Vs Warancadde DAAWO

                Hargeysa 12.June 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynihii hore ee Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin, ayaa ka hadlay muddo-kordhinta dhawaan Golaha Guurtidu u sameeyey xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ee khilaafku ka dhashay iyo burburkii xisbigiisii UDUB ee saaxadda siyaasadda ka baxay. Md. Daahir Rayaale Kaahin Waxa kaloo uu raali gelin ka bixiyey burburka xisbigiisii UDUB oo uu eedda masuuliyaddiisa…

                Read More

                  Koox Dablay Hubaysan ah oo Deegaanka Guumays Khasaare kala Duwan Ku Soo Gaadhsiiyay Gaadhi Siday Qaxoonti ka soo Cararay Yemen

                  Laascanood 12.June 2015 (SDN/QJ)- Mid kamida Baabuurtii qaadey Qaxootiga kasoo Cararaya Dagaalka ka Dhacaya yemen ee Soo gaadhey Magaalada Berbera ayaa Sheegaya in Xalay Koox dabley Hubeysani ay ugaleen Jidka u dhaxeeya Degaanka Guumeys iyo Oog oo katirsan Gobolka Sool . Waxaaney Sida la sheegay Dableydaasi Rasaas ku fureen Baabuur kamida kuwii qaadey Qaxootiga oo…

                  Read More

                     “Arrinta Dagaalka Yemen Ka Socda Kamuu Mid Ahayn, Qodobada Aanu Heshiiska Ka Gadhaanay Imaaraadka” Wasiir Cukuse

                    Dubai 12.June 2015 (SDN/QJ)-Xukumadda Somaliland,  ayaa sheegtay in aanay qayb ka ahayn xulufada dagaalada kula jira kooxda Xuutiyiinta ee dagaalada ka wada dalka Yemen, iyada oo arrintaas lala xidhiidhiyay safarka Madaxweyne Siilaanyo iyo weftiga uu hogaaminayo ku joogaan dalka Imaaraadka. Wasiirka warfaafinta Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) oo ka mid ah weftiga Madaxweynaha ee ku…

                    Read More

                      Madaxweyne Geelaha Jabuuti oo Xadhiga ka Jaray Tareen isku Xidha Jabuuti Iyo Itoobiya

                      Jabuuti 12.June 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha dalka Jabuti Ismacil Cumar Geelle ayaa xariga ka jray qad tareen oo isku xira wadamada Jabuti iyo Ethiopia. Tareenkan cusub ayaa hirgelintiisa oo socotay muddo sanooyin ah ayaa waxaa hirgelisay dowlada Shiinaha iyadoo madaxweyne Ismacil Cumar Geelle oo qudbad ka jeediyay munaasabadii furitaanka tareenka ah ayaa u mahadceliyay dowlada Shiinaha…

                      Read More

                        Muwaadin Somaliland u dhashay oo Xirfad ay u Tahay Kabo-Tolista Balse Markii Dembe Noqday Xildhibaan WARBIXIN

                        Boorama 12.June 2015 (SDN/QJ)- Muwaadin Kabo Tole ahaa Markii danbana Noqday Xildhibaan Boorama laga doortay Warbixin Xiiso Leh Hargeysa 12.June 2015 (SDN/QJ)- Nolosha aadamaha ayaa ah mid leh marxalado qaarkood ay adag yihiin, halka laga yaabo in qofka ay soo maraan marxalado nololeed oo uu mabsuud ka noqdo. Cabdi Cawl waxa uu hore u lahaa…

                        Read More

                          “Maanta Waan Saamaxay Rayaale Markii Uu Qiray, In Cali Warancade Burburiyay UDUB” Cali-guray

                          Hargaysa 11.June 2015 (SDN/QJ)-Guddoomiye ku xigeenka saddexaad ee xisbiga mucaaridka ah ee UCID Cali Maxamed Yuusuf (Cali-guray), ayaa Madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin oo maanta dalka ku soo laabtay ku bogaadiyay inuu qiray in Wasiirka arrimaha guddaha Cali Maxamed Warancadde uu sabab u ahaa burburkii saaxada siyaaada ka saaray xisbigii UDUB. Muj. Cali-guray…

                          Read More

                            Madaxweynihii Hore ee Somaliland Mudane Rayaale oo Hargaysa ku soo Laabtay Tilmaamayna Xalka Qudha ee Khilaafka Jira lagaga Bixi karo,Muxuu Cali Warancade ka Yidhi? DAAWO

                            Hargaysa 11.June 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyada Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin ayaa Maanta dalka dib ugu soo laabtay isagoo ka soo Kicitimay Wadanka Faransiiska oo uu haatan degen yahay. Daahir Rayaale Kaahin Waxa uu ka hadlay Khilaafkii ka dhashay Dib u dhaca doorashooyinka,Diidmada Golaha Guurtida ee go’aankii ay ku heshiiyeen sadexda Xisbi qaran…

                            Read More

                              Somalia:International partners encourage Interim Juba Administration and Federal Government to resolve issues through dialogue and consultations

                              (APO)/The United Nations Inter-Governmental Authority on Development (IGAD) the European Union (EU) African Union Mission in Somalia (AMISOM) the United States of America and the United Kingdom welcome the progress made to date in the Juba state formation process. ‘We welcome the efforts of the Federal Government of Somalia (FGS) and encourage the Interim Juba…

                              Read More

                                Hillside Christian fails in attempt to evict Somalis

                                A megachurch failed Tuesday in its attempt to evict three businesses owned by Somalis, some of whom originally came to Amarillo as refugees. Hillside Christian Church attempted to evict the three Somali tenants, including Abdul Fatah and Jeylani Abdulle, from commercial property it owns near one of its campuses in northeast Amarillo after receiving complaints…

                                Read More

                                  Saansaan Colaadeed Oo Laga Dareemayo Jiidda u dhaxaysa Puntland iyo Somaliland Iyo Ciidamo Hubaysan Oo Labada Dhinac Xuduudda Kusoo Taxeen

                                  Tukarraq:June,11,2015(SDN/QJ)-Saansaan Colaadeed, ayaa laga dareemayaa Deegaanada Bariga Gobolka Sool, halkaas oo muddooyinkii ugu dambeeyey Ciidamada Somaliland iyo Kuwa Maamulka Puntland dhaqdhaqaaqyo isku liddi ah ka wadeen. Sida ay sheegayaan wararka aanu ka helayno degmada Tukarraq oo dhinaca Bari kaga beegan Magaalada Laascaanood, isla-markaana ay ciidanka qaranka somaliland ku ruqaansadeen, waxa dhinaca kale dhaqdhaqaaqyo wada kuwa…

                                  Read More

                                    Daacish Oo Maxbuus ay Hayeen Ku Qasbay Inuu Xabaashiisa Gacanta ku Qoto ka hor Intii Aanay Tooganin

                                    Sinai:June,11,2015(SDN/QJ)-Garab katirsan Ururka Daacish oo ka dagaallama Gudaha waddanka Masar, ayaa soo bandhigay muuqaal iyo sawirro muujinaya Hannaan ay ula dhaqmeen Maxbuus ay basaasnimo ku eedeeyeen kahor intii aanay toganin. Sawirrada lasoo bandhiay, ayaa muujinaya maxbuus qodanaya xabaashii lagu aasi lahaa kahor intii aan la toogan, waxana ninkaas lagu eedeeyey inuu basaas u ahaa Sirdoonka…

                                    Read More