Hargeysa 12.June 2015 (SDN/QJ)- Mustafe Maxamed Ciise oo ah Wiil Indhaha iyo Gacmaha ka naafo ah, ayaa ka mid ahaa Ardaydii u fadhiisatay Imtixaanka shahaadiga ah ee Somaliland.
Arimaha la yaabka leh ee Mustafe aad ku arkayso waxaa ka mid aha Sida uu ugu qanacsan yahay qadarka eebbe iyo sida uu u rumaysan yahay isagoo laxaadkaa aan haysan inuu hadana wax baran karo.
https://www.youtube.com/watch?v=0DWkS2mTNMM
