Webmaster

    Shacabka Turkiga Oo u Dareeray Doorashooyinka Baarlamaaniga ah Iyo Saadaal Laga Sii Bixiyey Cidda Guulaysanaysa

    Stanbul:June,07,2015(SDN/QJ)-Waddanka Tukga, waxa maanta looga dareeray doorashooyinka Codbixin muhiim ah  oo lagu soo dooranayo Golaha Baarlamaanka Dalkaasi yeelan doono. 53.7 Milyan oo qof ayaa xaq u leh in ay codkooda dhiibtaan, waxaana si nabadgelyo ah ku bilaabantay codayntaas oo dhawaan lasoo afmeeri doono. Ra’yi ururin la qaadey ayaa muujineysa in awooda baarlamaanka uu sii haysan…

    Read More

      Wasiirka Xoolaha Somaliland oo ka Fal Celiyay Heshiis dhanka Xoolaha ah oo ay Wada Gaadheen Somalia iyo Masar DAAWO

      Hargaysa 07.June 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka wasaaradda xannaanada xoolaha Somaliland,  Cumar Sheekh Maxamed Faarax, ayaa sheegay inay suuqyo hor leh u raadinayaan xoolaha Somaliland kadib markii ay dagaalada Yemen saamayn ku yeesheen dhoofka xoolaha Somalilad. Wasiirka oo saxaafadda la hadlayay ayaa sheegay inay suuqyo xoolaha Somaliland loo dhoofiyo ay ka raadinayaan wadamada  Thailand, Malaysia, Indonesia iyo…

      Read More

        Ciidamo Katirsan Maleeshiyada Ahlu Sunna Oo La Wareegay Maamulka Degmada Dhuusa Mareeb Iyo Ciidamadii Dawladda Oo Laga Xoog Roonaaday

        Dhuusamarreeb:June,07,2015(SDN/QJ)-Cutubyo katirsan Ciidanka Kooxda Ahlu sunna Wal Jamaaca, ayaa saaka la wareegay Degmada Dhuusa marreeb ee Gobolka Galgaduud, kadib markii  weerar ay qaadeen kaga wareegeen Ciidamadii Dawladda  ee hore gacanta ugu hayey. Sida ay sheegayaan wararka ciidamada Ahlusuna oo ku hubeysan gaadiidka dagaalka, kana soo duulay  degmada Guriceel ayaa saaka abaarihii salaadii subax dagaal ku…

        Read More

          Calanka Kooxda Daacish Oo Lagu Arkay Goobo Ku Yaalla Somalia

          Galgala:June07,2015(SDN/QJ)-Deegaano ku yaalla Buulayda Galgala ee Gobolka Bari, kuna dhararan Buuraha Golis, ayaa lagu arkay Calanka Kooxda Daacish oo ka Bababanaya, iyadoo goobahaasna lagu ogaa Kooxaha Al-shabaab. Al-shabaabta  halkaas lagu ogaa ayaa la sheegayaa inay si rasmi ah ugu biireen Ururka Daacish, waxana ay dadka Deegaanka ugu baaqeen inay jihaadka ka qayb qaataan oo usoo…

          Read More

          Barcelona Ayaa Hantidey (Champion League) Markii 3-1 Ku Muusannawsiisey Juventus(DAAWO) By Jaahuur.

          Berlin-June-07-2015-(SDN/QJ) Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ku bidhaamineyna Horyaalka Yurub (Champion League) oo foodda isdareen Barcelona iyo Juventus. Haddaba ciyaartan oo aad u xiiso badneyd ayaa waxa ka soo qeybgaley dadweyne caga-cageynaya 60,000 kun,bal daawasho wacan goolassha la iskugu awood yeeshey. W/Q Jaahuur SDN/QJ.

          Read More

            Maamul-goboleedka Jubba Land Oo Ku Dhawaaqay Tallaabooyin Uu Kaga Aargoosanayo Kalsooni kala noqoshadii Baarlamaanka Somalia Shalay Kaga Go’aan Qaatay

            Kismayo:June,07,2015(SDN/QJ)-Kadib markii Baarlamaanka Somalia maalintii shalay uu Kalsoonida kala noqday Baarlamaanka Maamul-goboleedka Jubba Land, ayey Maamulkaaso u yeedheen Dhammaan Xildhibaanada kaga jira Baarlamaanka Somalia, waxana ay ugu baaqeen inay muddo koobaan ku yimaadaan Magaalada Kismayo. Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland Jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag oo Shir Jataa’id ku qabtay Magaalada Kismaayo ayaa sharci daro ku…

            Read More

              Barnaamijka Amuuraha Waxbarashada Iyo Soo Jeedintii Weriye Khaalid Ismaaciil Foodhaadhi (DHAGAYSO)

              Hargaysa 07.June 2015 (SDN/QJ)- Barnaamijka Waxbarashada ee Shabakada Qurbejoog.com Waxaan idiinku soo tebin doonaa Horumarka kala duwan ee Waxbarashada Somaliland ay ku taalaabsatay Waxyaabaha dib u dhaca ku ah Iyo amuur kasta oo Saamayn taban iyo Mid toganba ku leh geedi socodka Waxbarashada,Waxaana Halkan idiinka Soo Jeedin doona iskuna Soo duba riday Weriye Khaalid Ismaaciil…

              Read More

                Xildhibaan Axmed Muuse Obsiiye oo Ka Gilgishay Anshax Marinta Gudoomiye Saleebaan Gaal DAAWO

                Hargaysa 07.June 2015 (SDN/QJ)-Mudane Axmed Muuse Obsiiye oo ka tirsan Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland ee Guddoomiye Saleebaan Maxamud Aadan uu dalbaday in la anshax mariyo maadama ay ka soo hor jeesteen Go’aankii Golahoodu uu Mudo kordhinta ugu sameeyay Madaxweyne Siilaanyo iyo Golaha Wakiilada. . Gudoomiyaha ayaa Mudanayaashan ku eedeeyay inay ka hor yimaadeen go’aankii Guurtida…

                Read More

                  Xogwaran Lala Yeeshay Oradyahanka Caanka ah ee Mo Faarax Oo Su’aalo Badan La Waydiyay Iyo Jawaabaha uu ka Bixiyay DAAWO

                  London 07.June 2015 (SDN/QJ)- Orodyahanka Caanka ah ee Maxamed Faarax “Mo Faarax” oo u dhashay Somaliland balse qaatay dhalashada Ingiriiska ayaa Xog waran uu Bixiyay waxa uu kaga hadlay arrimo badan oo ku taxaluqa Noloshiisa Caruurnimo iyo tan Orodyahan . Xogwarankan oo uu Mo Faarax siiyay Telefishanka HCTV ayaa isagoo dhamaystiran waxa uu u dhacay…

                  Read More

                    Mudane Daahir Rayaale Madaxweynihii Hore ee Somaliland oo Dalka ku soo Fool leh

                    Hargaysa 07.June 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynihii hore ee Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin ayaa la filayaa inuu maalmahan soo gaadho magaalada Hargeysa, ka dib safar uu muddo laba sanno ku siman kaga maqnaa wadanka. Madaxweynihii hore oo degen dalka Faransiiska ayaa la sheegay inuu ku suganyahay wadanka Imaaraadka Carabta, waxaana safarkiisa ku wehelisa xaaskiisa Hud Barkhad….

                    Read More

                      “Waxaan Idiin Soo Jeedinayaa in la Anshax Mariyo Sadexdaas Xildhibaan Maadaama ay ka Hor yimaadeen Go’aan gole” Gudoomiye Saleebaan Gaal

                      Hargaysa 07.June 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Md. Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa saddex mudane oo golahaasi ka tirsan dalbaday in la anshax mariyo, kadib markii ay saxaafadda ka sheegeen innaan muddo kordhinta guurtidu samaysay ahayn mid aan haboonayn, kana hor-yimaadeen go;aankii muddo kordhinta ee Golaha Guurtida ee ay sheegeen in saddexda xisbi iyo xukuumaddu…

                      Read More

                        Telefishanka Channel4 oo Warbixin dhiilo Sid ah Ka Diyaariyay Aafada Tahriibka Dhalinyarada Somaliland DAAWO

                        Hargeisa 07.June 2015 (SDN/QJ)- Talefishanka Channel 4 ayaa warbixin xiiso badan ka diyaariyay aafada tahriibka ee idlaysay dayarta Somaliland. Tahriibkan ayaa loo arkaa Ganacsi Cusub oo Sanooyinkii u danbeeyay Suuq Fiican ka helay Degsiimooyinka ay degaan Dhallinyarada Somalida iyadoo qaar badani ay naftooda ku waayaan iyagoon ka midho dhalin riyada naxdintu ku lamaan tahay ee…

                        Read More

                          Jilayaasha Sooraan Iyo Jawaan Oo Markii U Horeysay Ka Jawaabay Riwaayad Ay Dhigeen Oo Warbaahintu Ku Qoonsatay Iyo Xaal Ay Bixiyeen

                          Hargaysa 07.June 2015 (SDN/QJ)-Labadda Majaajiliistayaal ee Caanka ah ee Sooraan iyo Kabtan Jawaan, ayaa markii u horeysay ka hadlay eedeymo warbaahintu ugu eedisay Riwaayad ay dhawaan ku soo bandhigeen magaaladda Berbera, Rawaayadaasi oo ay dhibaatooyin bulshaddu Saxaafadda kala kulanto warbaahinta maxaliga ah kaga hadlaayeen. Majaajiliistaha Jawaan, ayaa isaga oo magaalo Madaxda Gobolka Togdheer ee Burco…

                          Read More

                            Madaxweynayaasha Ugu Mushaharka badan Qaaradda Afrika iyo Soomaaliya iyo Kenya oo Kaalmaha hore ka jira Iyo Warbixin laga soo saaray

                            London, 07June, 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud ayaa la sheegay inuu yahay madaxweynaha ugu musharaka badan qaaradda Afrika, isla markaana sannadkii uu helo lacag gaadhaysa milyan shan boqol mushahar ahaan.   Sida lagu baahiyey wargeyska AfricaAnswers oo warbixin ka diyaarisay labaatanka madaxweyne ee Qaarada Afrika ugu mushaharka badan, ayaa lagu sheegay in Madaxweynayaasha…

                            Read More

                              Imtixaankii Shahaadiga ahaa ee Somaliland oo Saaka ka Bilaabmi doona Dalka,Guud ahaan ardayda u fadhiisan doona imtixaankaas Iyo Dardaaranka Wasaarada Waxbarashada

                              Hargeysa 07.June 2015  (SDN/QJ)- Masuuliyiinta Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa dardaaran adag siiyey hawlwadeennada imtixaanka shahaadiga ah ee sannad-dugsiyeedka 2015-ka oo dalka ka bilaabmi doona Saaka oo Axad ah. Xaflad la isugu yeedhay kormeerayaasha iyo hawlwadeennada imtixaanka shahaadiga ah oo Xafiiska Imtixanaadka Guud ee Qaranku soo agaasimay maanta, ayaa masuuliyiinta waxbarashadu…

                              Read More

                                Xogta 4 Milyan oo Shaqaale ah oo laga Xaday Dalka Maraykanka iyo Tuhuno soo baxaya oo Muujinaya Cida Tuuganimadaas ku Kacday

                                Washington 07.June 2015 (SDN/QJ)- Aqalka Cad ee Maraykanka ayaa sheegay in Xafiiska Maamulka Shaqaalaha ee Maraykanku uu maalinta Isniinta ee soo socota uu bilaabi doono inay ogaysiiyaan shakhsiyaadka uu saamaynta ku yeeshay weerar ballaadhan oo lagu qaaday Shaqaalaha Dawladda Maraykanka. Xafiiskan ayaa ururiya macluumaadka gaar ah ee Malaayiin ka mida shaqaalaha Federaalka ee dawladda Maraykanka…

                                Read More

                                  Magaalada Jigjiga oo lagaga wada hadlayo dagaalka xuduudda Soomaaliya-Itoobiya

                                  Jigjiga 07.June 2015 (SDN/QJ)- Wada-hadallo u dhexeeyo wafdi dowladda Soomaaliya oo shalay tagay magaalada Jigjiga iyo xubno ka tirsan Dowladda Deegaanka Soomaalida ee Itoobiya ayaa ka furmay magaaladaas. Wada-hadallada ayaa ku aaddan xal u raadint dagaallo  xadka Soomaaliya iyo Itoobiya ku dhexmaray ciidamada Liyuu booliis iyo dad deegaanka ah. Guddoomiyaha maamulka gobolka Galgaduud, Xuseen Cali…

                                  Read More

                                    Hargeysa Shahaadooyin la guddoonsiiyey 25 hablood oo dhammaystay duruus ku saabsan arrimaha qoyska

                                    Hargaysa 07.June 2015 (SDN/QJ)- Arday tiradoodu dhan tahay 25 hablood, ayaa markii ugu horraysay ka qallin-jebiyey culuumta arrimaha qoyska oo ay ku barteen dugsiga Qoys-kaab oo dhawaan laga aasaasay Somaliland. Xaflada qallin-jebinta hablahan oo lagu qabtay hudheelka Maansoor ee magaalada Hargeysa , waxa ka qaybgalay Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Somaliland Dr. Sacad Cali Shire, Xoghayaha Warfaafinta…

                                    Read More

                                      Mac’adka Faafinta Islaamka ayaa kulan-diimeed u qabtay qaar ka mid ah dhalinyarada reer Hargeysa

                                      Hargeysa 7, Juune, 2015 (SDN/QJ )Mac’adka Faafinta Islaamka ayaa siminaar diini ah u qabtay qaar ka mid ah dhalinyarada Reer Hargaysa. Kulankaas oo ku saabsanaa sidii da’yarta looga wacyi gelin lahaa wixii lid ku ah diinta islaamka, isla markaasna ka soo horjeedka dhaqanka islaamka, waxaana lagu qabtay hotel Shiraaqle ee magaalada Hargeysa. Kulan-diimeedkaas waxaa ka…

                                      Read More