Webmaster

    Wasiir Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Katirsanaan Jirey Oo Isbarbardhigay Madaxweynayaashii Somaliland Soo Maray

    Hargeysa:June,06,2015(SDN/QJ)-Iyadoo lagu jiro xaalad siyaasadeed oo aan deggenayn, ayuu Wasiirkii hore ee wasaarada arrimaha gudaha Somaliland Md.Maxamed Nuur Carraale (Duur), waxa isbarbardhigay  madaxweyneyaashii somaliland soo maray, gaar ahaan saddexdii ugu dambeeyey oo uu intooda badan lasoo shaqeeyey. Md. Duur oo waraysi gaar ah siiyay wargeyska Geeska Afrika, wuxuu sheegay in Madaxweyne Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal…

    Read More

      Bulshada Buuralayda Siimoodi Oo Qaylo-dhaaan kasoo saartay Shirkad Macdan qodis Ku Hawllan iyo Wasiirkii Shaqadaas Lahaa Oo Iska Diiday Inuu Shacabka Jawaab Siiyo

      Hargeysa:June,06,2015(SDN/QJ)-Waxgaradka iyo Cuqaasha shacabka ku dhaqan deegaanka Siimoodi ee Gobolka Awdal, ayaa si weyn cabasho uga muujiyey shirkad dalka Chine laga leeyahay oo Halkaas muddoba ka wadday Hawlo macdan-qodiseed. Muranka ka taagan Arrinta Macdan-qodista shirkaddaasi ku hawllan tahay, ayaa gaadhay heer dad badan oo deegaankaas ahi jeelasha u galaan diidmo ay arrintaas kala hortageen, waxana…

      Read More

        Majaajilaystayaal Macaash Ka Dayey Aflegaaddaynta Saxaafaddii Sababta u Ahayd Heerka ay Haatan Taagan Yihiin

        Hargeysa:June,06,2015(SDN/QJ)-Majajilaystayasha kasoo jeeda Gobolka Togdheer ee Sooraan iyo Jawaan, ayaa beryahan dambe noqday qaar macaash iyo nolol ka raadiya cayda iyo aflegaadaynta Saxaafadda Madaxa Bannaan ee Dalka, waxana la arkayaa inay Baalmareen Hannaankii lama ilaawaanka ahaa ee ay garab uga dhigteen warbaahinta xilliyadii ay saaxafadda Maajillada kusoo biirayeen. Labada Majaajilayste oo hore shacbiyad laxaad leh…

        Read More

          Kooxda Daacish oo soo bandhigtay Dagaalyankooda Ugu Faca Weyn, Waddanka Uu u Dhashay Iyo Inta Cimrigiisu yahay

          Mousil:June,06,2015(SDN/QJ)-Khaliifada Islaamiyiinta Daacish, ayaa warbaahinta usoo bandhigtay sawirro iyo muuqaalo ay ku sheegeen mujaahidka ugu da’da weyn ciidamadooda, kaas oo sida la sheegay u dhashay waddanka Shiinaha. Ninkan oo magaciisa lagu sheegay Max’ed Amiin, ayaa cimrigiisa lagu sheegay  80-jir, waxana uu waraysi  laga qaaday ku sheegay inuu ka yimi Dalka Shiinaha, isagoo haatan ku sugan…

          Read More

            Nuxurka Kulan Dhexmaray Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland iyo Madaxweynaha K/Afrika

            Cape Tawn:June,06,2015(SDN/QJ)-Kulan gaar ah, ayaa Dhexmaray madaxweynaha Waddanka K/Afrika Jacob Zuma iyo wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis, kadib markii maalintii shalay lasoo afmeeray shirkii Ganacsiga  Afrika ee Waddaankaas ka socday lasoo afmeeray. Wasiirka arrimaha dibedda iyo Iskaashiga caalamiga ah ee Somaliland Maxamed Biixi Yoonis oo ka qaybgalay shirkii lagaga hadlayay dhaqaalaha Qaaradda Afrika…

            Read More

              Xubin Muhiim Ka Ahayd Maamulkii Madaxweyne Saddam Xuseen Oo Xalay Geeriyootay

              Baghdad:June,06,2015(SDN/QJ)-Warbaahinta caalamka, ayaa si weyn uga hadlay geerida Ra’isal wasaare-ku-xigeenkii hore ee Waddanka Ciraq Taariq Caziis, isla-markaana ahaa Wasiirkii Arrimiha Dibadda ee Dalka Ciraaq xilligii xukuumaddii madaxweyne Sadam Xusen. Tariq Caziis, ayaa da’diisa lagu sheegay 70-Sano jir, waxana uu caan ku ahaa saaxiibtinimo qoto dheer oo uu la lahaa madaxweynihii la dilay ee Saddam Xuseen….

              Read More

                Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo la kulmay gudoonka baarlamaanka Uganda

                Kampala June 05,2015(SDN/QJ)-Max’ed Shiikh Cismaan Jawaari gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya iyo tiro kamid ah baarlamaanka Soomaaliya oo ku sugan Magaalada Kampala ee Caasimadda Uganda ayaa waxa uu la kulmay gudoonka sare ee baarlamaanka dalkaasi. Kahor inta aysan wada kulmay gudoomiyaasha baarlamaanada Soomaaliya iyo Uganda waxa uu gudoomiye Jawaari ka qeyb galay furitaanka kalfadhiga 5-aad ee baarlamaanka…

                Read More

                  AFP:dowladda kenya waxa ay awoodi weysay in ay ciidamadeeda la socdaan dhaq dhaqaaq waliba oo ay sameynayaa Al-Shabaab

                  Muqdisho June 05,2015(SDN/QJ)-Wakaaladda wararka u fidisa dowladda faransiiska oo soo xiganeyso mas’uuliyiin katirsan sirdoonka reer galbeed ayaa waxa ay baahisay in aysan dowladda Kenya xiligaani awood buuxda u laheyn in ay wax ka qabato Al-Shabaabka kusii kordhaya gobolada waqooyi bari ee dalkaasi. Sirdoonka waxa ay sheegeen in gudaha Kenya ay kusoo badanayaan xubnaha ku biiraya…

                  Read More

                    Kenya Charges 5 in Garissa University Attack

                    NAIROBI— Five men were charged on Thursday in connection with an attack by Somali Islamist gunmen on Garissa University College in northeast Kenya that killed 148 students, the worst militant attack in the east African nation in almost two decades. The assault on Garissa University on April 2, in which gunmen from Somalia’s al-Shabab group…

                    Read More

                      Arab League calls for providing aid to Somalia, Djibouti

                      CAIRO, June 5 (KUNA) — Arab League Secretary General Nabil Al-Araby called Thursday on all governments, Arab and international organizations, to provide immediate humanitarian aid to Somalia and Djibouti, due to the increased burden and influx of local Somali and Yemeni refugees into the two countries. The remarks were made by Al-Araby during a meeting…

                      Read More

                        Shirkii Golaha Wasiirrada ee Shalay Oo Lagu Gorfeeyey Mucaaridadda uu Guddoomiye Saleebaan Kala Horyimi Heshiiskii Dhawaan La Gaadhay iyo Nuxurka Xalal Dhawr ah Oo Lasoo Jeediyey

                        Hargeysa:June,05,2015(SDN/QJ)-Shirkii Golaha Wasiirrada ee Maalintii shalay, ayaa si weyn loogu lafo guray arrimo u badan xaaladda siyaasadeed ee dalku haatan galay iyo waliba Muranka Guurtidu ka keentay Hannaankii xukuumaddu u turxaan saartay Khilaafkii ka dhashay Muddo-kordhinta. Sida Ilo Xog-ogaal ahi u sheegeen Wargeyska Hubaal, waxa Shirkaas Golaha Wasiirrada oo uu Shirguddoominayey Madaxweyne Siilaanyo lagaga Hadlay …

                        Read More

                          Solja Oo Soo Gunaanadday Kullan Saddex Maalmood Socday Oo Lagu Diyaariyey Qoshe-hawleedka Saddexda Sano ee Soo Socdo Ururku Yeelan Doono

                          Hargeysa:June,05,2015(SDN/QJ)-Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, ayaa maalintii shalay soo afmeeray Kulan saddex maalmood socday ay kaga arrinsanayeen Qorshe-hawleedka Saddexda sano ee soo socdu uu ururkaasi yeelan doono, kaas oo lagu qabtay Hutel Guled ee Magalada Hargeysa. Kulankan oo ay kasoo qaybgaleen madax kala duwan oo ka kala socday Hay’adaha ururrada Bulshada, daneeyayaasha Saxaafadda  somaliland, Hoggaanka…

                          Read More

                            Warbixin Daaha Ka Faydday Kala Sarraynta Meeqaamyada Baasaboorrada Caalamku Dunida ku Leeyihiin iyo Dalalka Geeska Afrika Oo Meelaha Ugu Hoosaysa la Dhigay

                            Washington:June,05,2015(SDN/QJ)-Warbixin xiiso badan oo ay Maalintii shalay soo saartay Hay’adda Socdaalka Adduunku, isla-markaana lagu daabacay  wargayska socdaalada aduunka ayaa lagu sharraxay sida Baasaboorrada Dalalku ukala mudan yihiin, iyadoo la taxay sida ay tixgelinta ukala leeyihiin. Warbixintan, ayaa wax aka muuqda waxyaabo yaab badan, iyadoo dalal dunida awoodo iyo saamayn badan ku lihi kaga jiraan Meelo…

                            Read More

                              Xildhibaan Buubaa Oo Beeniyey In Ciidamo Ethiopian ahi Garaacis iyo Jidh-dil u geysteen

                              Jig-jiga:June,05,2015(SDN/QJ)-Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa oo katirsan Mudanayaasha Aqalka Wakiillada Somaliland, ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar sheegayey in Ciidamo Ethipian ahi jidh-dil u geysteen xilli uu ku sugnaa Deegaanka Soomaalida Ethiopia. Xildhibaan Ibraahim Buubaa oo qoraal kooban oo uu kaga hadlaayey Arimahan ku baahiyey Bogiisa gaarka ah ee uu ku leeyahay Barta Facebook-ga ayaa…

                              Read More

                                Baarlamaanka Soomaaliya oo la horgeeyay dood ku saabsan derbi Kenya ka dhiseyso xadka ay Soomaaliya la wadaagto

                                Muqdisho June 4, 2015(SDN/QJ)-Guddoomiye ku-xigeenka 2aad ee Baarlamaanka Soomaaliya Md Mahad Cawad ayaa saxaafada uga waramay Moshin ay xildhibaanada gollahaasi u soo gudbiyeen Shir Guddoonka. Mooshinka ayaa ah mid lagu gorfeynayo derbi ama gidaar ay dawlada Kenya ka dhiseyso xadka Soomalaiya ay la wadaagto, Md Mahada Cawad oo arinka sharaxayana waxa uu yiri “Moowshikaasi xildhaabanadu…

                                Read More

                                  Wafdi ka socday dowladda mareykanka oo la kulmay madaxda sar-sare ee dowladda

                                  Muqdisho June 04,2015(SDN/QJ)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh.Maxamuud, Ra’iizul wazaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke iyo waziirka arimaha dibadda Soomaaliya C/salaam Cumar Hadliya ayaa si wadajir ah u qaabilay wafdi ka socdayd dowladda mareykanka oo muqdisho soo gaaray. Wafdigaani ka socday dowladda mareykanka waxaa hogaamineysay Danjire Tina Kaidanow oo ah Xiriiriyaha Hawlgallada la Dagaallanka Argagixisada ee Wasaaradda…

                                  Read More

                                    Saxiixayaasha dastuurka uu yeelanayo maamulka Gobolada dhexe oo isaga baxay madashii shirka

                                    Cadaado June 04,2015(SDNN/QJ)-Magaalada Cadaado ee Xarunta maamulka Ximin iyo Xeeb oo muddo ka badan 3-bilood ka socdo shir maamul loogu sameynayo gobolada dhexe ee dalka ayaa maanta lagu balan sanaa in magaaladaasi lagu ansixiyo dastuurka maamulkaasi. Wararka aynu ka heleyno Magaalada Cadaado ayaa sheegaya in odoyaashii lagu waday in ay Saxiixaan dastuurka maamulka Gobolada dhexe…

                                    Read More