Webmaster

    Go’aamo laga Gaadhay Shirkii Beelaha Buuhoodle Iyo Qurulugud Ee ka Socday Deegaanka Coodanle.

    Buuhoodle 08.June 2015 (SDN/QJ)- Beelaha Buuhoodle iyo Qorilugud oo labadii todobaad ee u dambeeyay shir nabadeed uga socday degaanka Coodanle ee gobolka Buuhoodle, ayaa ka heshiiyay colaadihii sanadihii u dambeeyay u dhexeeyay labada bulsho. Shirka oo Maanta la soo gabogabeeyay ayaa lagu baahiyay heshiis ku salaysan murankii dhulka iyo dilalkii dagaalada labada bulsho dhex maray…

    Read More

      Weedhihii laga Jeediyay Munaasibad uu Xilka kula Wareegay Gudoomiyaha Cusub ee Maxkamada Sare DAAWO

      Hargaysa 08.June 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Cusub ee maxkamada saree e S/land  Garyaqaan Aadan Xaaji Cali ayaa xilkii si rasmi ah ugala wareegay Gudoomiyihii hore Yuusuf Ismaaciil Cali. Munaasabada xil wareejinta oo lagu qabtay xarunta maxkamada sare waxaa ka soo qayb galay Madaxweynae ku xigeenkii hore ee JSL Md cabdiraxmaan Aw Cali, ahna gudoomiyaha Akademiga nabadda…

      Read More

        “Saleebaan Gaal dalkan u tudhimaayo hadii uu wixii xisbiyada iyo Xukumada diido,Waxaanu Madaxweynaha ka Sugaynaa inta ka horaysa 26 June inuu dhaqan Geliyo Heshiiskii Axsaabta iyo Dawlada ” Cali Guray DAAWO

        Hargaysa 08.June 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiye ku xigeenka saddexaad  ee Xisbiga UCID  Cali Maxamed Yuusuf (Cali-guray) ,ayaa siadag u sheegay in Saleebaan-gaal qeyb weyn ku lahaa qalaasihii iyo dhibaatooyinka dalka kazoo dhacay xiliyaddii dagaaladda Sokeeye.waxa uu sheegay in Gudoomiye Saleebaan ka mid ahaa hogaamiyaashii ka dhex hurin-jiray colaadaha iyo dagaaladda Sokeeye beelaha walaaha ah ee wadda…

        Read More

          Duulimaadyadii Diyaaradaha Kenya Ku Iman Jireen Somalia Oo Loo Hakiyey Safarka Madaxweyne Obama Dhawaan Nairobi Ku Iman Doono

          Nairobi:June,08,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda waddanka Kenya, ayaa hakisay Duulimaadyadii ay diyaaradaheedu ku iman jireen Dalka Somalia, iyadoo sababtana lagu sheegay safarka uu madaxweynaha maraykanku dhawaan ku iman doono doono dalkaasi. Shirkadaha duulimaadyada ayaa lagu wargeliyay inay si KMG ah u joojiyaan howlihii duulimaadyada rayidka iyo kuwa Ganacsiga ee aadayay Soomaaliya, kana imanayay, waxaana taas ay keentay in Soomaali…

          Read More

            Dedaalo Maraykanku Ugu Jiro Soo Badbaadinta Somali Haysta Dhalashadiisa Oo Ku Jira Gacanta Xuutiyiinta

            New York:June,08,2015(SDN/QJ)-Sida uu warbaahinta u sheegay Afhayeenka u hadlay  Waaxda Arrimaha dibedda ee dalka Maraykanka Marie Elizabeth, waxa jira nin Somali ah, isla-markaana haysta Dhalashada waddanka Maraykanka, kaas oo ku jira Gacanta Kooxda Xuutiyiinta Yemen iyo Waliba laba kale oo haysta Dhalashooyinka Dalalka yemen iyo Maraykankaba. Afhayeenkani waxa uu intaasi ku dartay inay socdaan dadaalo…

            Read More

              Magacyada Laba Qof Oo La Sheegay Inay Si Been Abuur ah u Isticmaalaan Magacyada Madaxda Dawladda Federalka Oo La Shaaciyey

              Muqdisho:June,08,2015(SDN/QJ)-Kadib cabashooyin isdaba jooga  oo soo baxayey muddooyinkan, ayey Wasaaradda Amniga Gudaha ee dowladda Federaalka Soomaaliya maalintii shalay daaha ka faydday magacyada laba qof oo lagu eedeeyey inay si been abuur ah u adeegsadaan Magacyada madax katirsan Dawladda Federalka Somalia. Labadan qof  ayaa lagu eedaynayaa inay Baraha Bulshadu ku xidhiidho u adeegsadaan isticmaalka magacyada madaxda…

              Read More

                Muxuu Madaxweyne Xasan Sheekh Ka Yidhi Tallaabada Buuqa Ka Taagan Maamulka Jubba Land?

                Muqdisho:June,08,2015(SDN/QJ)-Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamud, ayaa markii ugu horraysay ka Hadlay muranka ka taagan caydhinta Golaha Baarlamaanka somalia ku sameeyeen Xubnihii koobnaa ee Baarlamaanka Maamulka Jubba Land, waxana uu codsaday inay Guddi dhawaan loo xilsaaray Turxaan bixinta muranada soo baxa ay dardargeliyaan Hawlahooda. Madaxweynaha ayaa oo hadalkiisa ay ka muuqato in uu si toos ah…

                Read More

                  “Dawladdii Rayaale way ka dulqaad badnayd tan Siilaanyo oo qof wal oo hadlaba afka kagamay soo boodayn. Qabyaaladduna xadkan ay imika taladii ay salka u tahay in qabiil lagu qaado way ka yara asturnayd.”Cali-sanyare

                  Hargeysa:June,08,2015(SDN/QJ)-Wasiirkii hore ee Wasaaradda Qorshaynta Qaranka xukuumaddii Madaxweyne Rayaale, Cali Maxamed Ibraahim(cali-sanyare) ayaa si weyn uga Hadlay Xaaladda Guud ee Dalka, waxana uu tilmaamay in hoos u dhac badani ka jiro Gebi ahaanba somaliland. Cali-Sar  oo la Hadlay Barnaamijka Milicsiga siyaasiga ee Telefishanka Universal, ayaa si weyn isu barbar dhigay Xukuumaddii uu isagu katirsanaan jirey…

                  Read More

                    Taxanihii Qisaska Nolosha iyo Tusmadii Xusuus Qor Dhakhtar Ilkood Kala Soco Qurbejoog.com DAAWO

                    Hargaysa 08.June 2015 (SDN/QJ)– Waa Qormadii Taxanaha ahayd ee Xusuus Dhakhtar Ilkood oo ay inoo Soo diyaariso Drs Hibaaq C.raxmaan Buubaal oo ah Dhakhtarad Aqoon durugsan u leh Xanuunada Ilkaha kana Shaqaysa Magaalada Hargaysa. Waxay Taxanahan inoogu soo bandhigaysaa Khibrad ay ka heshay Mudadii ay ka shaqaynaysay Mihnada dhakhtarnimo,Waxaana si Joogto ah Taxanahan idiinku soo…

                    Read More

                      Xildhibaan Indho-indho oo Gudoomiye Saleebaan Gaal u Magacaabay Xil ku Cusub Golaha Guurtida

                      Hargaysa 08.June 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Golaha Guurtida somaliland Md. Saleebaan Maxamuud Aadan (Saleebaan Nuur), ayaa u magacaabay Golaha inuu ahaado  Xildhibaan Cabdi Qaadir Maxamed Xasan (Indho-indho) oo ah Xildhibaanka Ka tirsan Golaha Guurtida. War-saxaafadeed ka soo baxay aqalka Odayaashe ee Golaha Guurtida Somaliland ayaa lagu sheegay in wixii maanta ka bilaama afhayeenka Golaha guurtida uu…

                      Read More

                        Khilaaf ka dhex Qarxay Wasiirada Maaliyada Iyo Duulista Hawada Iyo Xudunta Murankooda

                        Hargaysa 08.June 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaarada Maaliyada Somaliland Marwo. Samsam Cabdi Aadan iyo Wasiirka duulista Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa la sheegay in Khilaaf xoogan  soo kala dhex-galay, kadib markii Wasiirka maaliyada Samsam Aadan Wasiir Xaashi ka codsatay inuu ku soo wareejiyo xafiiska wasaaradda maaliyadu ku leedahay Madaarka Hargeysa,lacago mar kale lagu kordhiyey oo 15…

                        Read More

                          Rajib Ardugan Iyo Xisbigiisii Oo Doorashadii Dalkaasi Kalsooni Tirtay Iyo Rajadiisii Oo ku Jirta Laba Daran mid

                          Ankara 08.June 2015 (SDN/QJ)- Xisbiga dalkaasi ka taliya ee Caddaalada Iyo Horumarinta ee uu hogaamiyo hadda Daa’uud Ooglo Raysal wasaaraha dalka Turkiga , horena uu u hogaamin jiray Rajab Dayib Ardugan ayaan helin aqlabiyadii u ogolaanaysay in uu soo dhiso xukuumad, isaga oo helay 42% waxaana la sheegay in uu u baahan yahay 16 kursi…

                          Read More

                            Punt land oo Sida Fiinta uga Qaylisay Mooshinkii ka dhanka ahaa Juba land ee Aqlabiyada ay ku Meel Mariyeen Baarlamanka Federaalku

                            Garowe 08.June 2015 (SDN/QJ)-Maamul-goboleedka Somalia ee Puntland, ayaa cambaareeyay mooshinkii Baarlamanka Muqdisho ku diideen in Jubaland yeelato Baarlamaan u gaar ah. Sidaa waxa lagu sheegay War-saxaafadeed ka soo baxay maamulka Puntland  ee magaalada Garoowe ee madaxtooyada, waxaanuu u dhignaa sidan:- “Dowladda Puntland ee Soomaaliya waxay caddeyneysaa in Mooshinkaas uu yahay mid khilaafsan Dastuurka Federaalka ee…

                            Read More

                              14 Doonyood oo Tahriibayaal Saarnaayeen oo ay Badbaadiyeen Ciidamo ka Tirsan Midowga Yurub

                              Liibiya 08.June 2015 (SDN/QJ) Maraakiibta Dagaalka ee waddamada reer Yurub qaarkood, ayaa lagu amray inay u u gurmaddaan, isla markaanka badbaadiyaan Tahriibayaasha Afrikaanka iyo Carabta isugu jira ee ku Safra Doonyaha tayadooda awoodeed liidato oo ay ku maraan Badaha u dhexeeya dalalka Liibiya iyo Talyaaniga, iyagoo doonaya inay gaadhaan Qaaradda Yurub. Waxaanay Maraakiibtaas dalalka Yurub…

                              Read More

                                Mudo xileedkii xukuumada waxaa u hadhay 19 maalmood ee Sidee la isu waafajin karaa Dastuurka, shuruucda dalka iyo dhaxalkii iyo dhaqankii awoowyaasheen

                                Waxaa tuhun badani ku jiraa in aaney Xukuumada Siilaanyo ee mayalka adagi si fudud kursiga uga ruqaansaneyn sidaa daraadeed waxaa Xisbiyada Mucaaridka ah looga fadhiyaa maadaama ay xukuumada u-hadhey mudo kooban oo 20 maalmood ah in ay ka waantoobaan kala baydh-baydhka, faaleynta iyo falanqeynta dul-ka xaadiska ah ee aan dhu-dhunka iyo dhumucda lahayn ee waxaa…

                                Read More

                                  Jubbaland Diaspora Community Support Jubbaland’s Decision to Cut Ties with the Somali Federal Government (Press release)

                                  We, the Jubbaland Diaspora Association and Jubbaland Diaspora around the world, support the people, the Parliament and the President of Jubbaland’s decision to cut all ties with the Mogadisho based Federal Government after the Somali Federal Government failed and showed lack of willingness to intervene the unconstitutional Motion presented by the few Federal Parliamentarians known…

                                  Read More

                                    Kenya oo joojisay duulimaadyada qaar kamid ah shirkadaha diyaaradaha

                                    Nairobi June 07, 2015(SDN/QJ)-Soomaaliya isugu jiro mas’uuliyiin katirsan dowladda Soomaaliya iyo dad shacab ah ayaa ku xayiran saacado badan wadanka Kenya kadib markii dowladaasi ay diideen oo ay joojiyeen qaar kamid ah shirkadaha duulimaadka ee Soomaaliya. Kenya ayaa waxa ay joojisay inta badan shirkadaha duulimaadka ku bixiyo gudaha dalkeeda ee ka baxo Soomaaliya. Mas’uuliyiinta shirkadaha…

                                    Read More

                                      Odoyaasha loo qorsheeyey in ay saxiixaan dastuurka maamulka Gobolada dhexe oo lagu wado maanta in markale lasoo hordhigo dastuurka maamulkaasi

                                      Cadaado June 07,2015(SDN/QJ)-Wararka aynu kaheleyno Magaalada Cadaado ee Xarunta maamulka Ximin iyo Xeeb ayaa sheegaya  in odoyaasha soo xulayo baarlamaanka maamulka gobolada dhexe sidoo kalane saxiixayo dastuurka maamulkaasi maanta dib loogu celinayo xaruntooda si markale loosoo hordhigo dastuurka maamulkaasi uu yeelano. Wararku waxa ay intaasi kusii darayaan in xubno ka socdo wazaaradda arimaha gudaha oo…

                                      Read More

                                        Maamulka Jubbaland oo u yeeray xildhibaanada kaga jiro baarlamaanka Soomaaliya

                                        Kismaayo June 07,2015(SDN/QJ)-Kadib markii baarlamaanka Soomaaliya ay codka kalsoonida ah dib ugula laabteen baarlamaanka maamulka KMG ah ee Jubbaland ayaa war kasoo Baxay maamulka Jubba ayaa lagu sheegay in ay dowladda kala laabteen xiriirkii siyaasadeed ee kala dhexeeyey. Sidoo kale maamulka KMG ah ee Jubbaland ayaa sheegay in ay u yeereen xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ee…

                                        Read More