Al-jazeera Oo Warbixin Ka Diyaariyay Qaxoontiga Kusoo Qulqulaya Somaliland
Sanca 04.June 2015 (SDN/QJ) – Dagaalka culus ee u dhexeeya xoogaga isbahaysiga iyo fallaagada shiicada ee Yemen ayaa ku qasbay kumanaan qof in ay cagaha wax ka dayaan oo ay nafta kula cararaan doonyaha u shiraacanaya Geeska Afrika. Warbixinta Al-jazeera kaga hadashay dadkaasi ka soo qaxaya dagaalada ayaa waxa ay kaga warrantay in ay qaybo…
