Webmaster

    Taliye-ku-xigeenkii Ciidanka Booliska Baydhabo Oo Toogasho Lagu Dilay iyo Warar Kasoo Baxaya Xaaladda Ciddii Dilkiisa Ka Dambaysay

    Baydhobo:June,03,2015 (SDN/QJ) –Taliye-ku-xigeenkii Ciidanka Booliska Degmada Baydhabo Kornayn Cali Salaad, ayaa  shalay Galabtii lagu toogtay isla-magaalada Baydhabo, waxana dilkiisa ka dambeeyey nin Hubaysanaa oo sida la sheegay isna isla goobtaas lagu toogtay. Taliye-ku-xigeenka ayaa la sheegayaa inuu markaas Gurigiisa kusii socday, waxana qofkii dilkiisa geystay si fududu u toogtay ciidamo halkaas ka dhawaa oo rasaasta…

    Read More

      UN expert urges Somalia to guarantee free expression and to suspend death penalty

      Somalia must put in place a legal framework that guarantees freedom of expression in the country, as well as a moratorium on capital punishment, a United Nations independent expert recommended today, while commending progress accomplished so far. “Somali journalists are often harassed, arrested, censored, even imprisoned, and media organizations are closed down,” underlined Bahame Tom…

      Read More

        Taxanihii Qisaska Nolosha iyo Tusmadii Xusuus Qor Dhakhtar Ilkood Kala Soco Qurbejoog.com DAAWO

        Hargaysa 03.June 2015 (SDN/QJ)- Waa Qormadii Taxanaha ahayd ee Xusuus Dhakhtar Ilkood oo ay inoo Soo diyaariso Drs Hibaaq C.raxmaan Buubaal oo ah Dhakhtarad Aqoon durugsan u leh Xanuunada Ilkaha kana Shaqaysa Magaalada Hargaysa. Waxay Taxanahan inoogu soo bandhigaysaa Khibrad ay ka heshay Mudadii ay ka shaqaynaysay Mihnada dhakhtarnimo,Waxaana si Joogto ah Taxanahan idiinku soo…

        Read More

          Boqortooyada Sucuudiga oo si Rasmi ah u Aqoonsaday Maxjarkii Saddexaad ee Xooluhu uga dhoofayaan Somaliland

          Riyaadh, 03 June, 2015 (SDN/QJ)- Boqortooyada Sucuudiga, ayaa shaaca ka qaaddatay inay si ku-meel-gaadh ah u fasaxday in waddankeeda loo dhoofiyo Xoolaha Nool ee lagu xannaaneeyo Maxjarka Ancaam oo ay iska leeyihiin ganacsato u dhalatay Somaliland, kaas ku yaala magaalada Burco ee Xarunta gobolka Togdheer. Wareegto ka soo baxday Wasaaradda Beeraha Sucuudiga oo lagu baahiyey…

          Read More

            “Waa Xusuus-Qorkii Abid Ugu Horreeyey Ee Maxbuus Qoro Isaga Oo Weli Xidhan Xabsiga adag ee Guantanamo”

            Washington 03.June 2015 (SDN/QJ)- Xusuusaha Guantanamo waa xusuus qor shakhsi ah oo haddii aad akhrido, mar kaa oohinaya, ilbidhiqisi kalana kaa qoslinaya, qoraagu waxaa ka muuqata kaftan-aqoonnimo iyo awoodda uu u leeyahay ka fiirsiga iyo dhadhaminta dhacdooyinka, waa ruux laab furan xitaa marka uu ku jiro duruufaha adag iyo daqiiqadaha ugu daran ee la dullaynayo….

            Read More

              “Shantii Qof ee Somaliland ku Nooli waxay laba ka Mid ahi Dareemayaan Xanuunada Maskaxda iyo Isku Buuq” Warbixin Wargays

              London 03 June, ,2015(SDN/QJ)- Warbixin dhinaca caafimaadka ah oo la soo saaray, ayaa iftiimisay in xannuunka maskaxdu aad ugu badan yahay dadweynaha ku dhaqan Jamhuuriyadda Somaliland, iyadoo warbixintu xustay in shanta qof ee dalka jooga laba ka mid ah dareemayo xaalad caafimaad oo dhinaca maskaxda ah. Warbiintan oo lagu daabacay wargeys arrimaha caafimaadka ka faalooda…

              Read More

                Labaatan Oday oo Xukuumadu u Xidhay laba Kaclaynta Khilaafka Buurta Siimoodi ee Gobolka Awdal Iyo Bogcada la isku haysto DAAWO

                Boorama 03.June 2015 (SDN/QJ)- Xukumadda Somaliland ayaa xabsiga dhigtay dad ka badan 20 qof oo ah waxgaradka iyo dadweynaha degaanka Baki ee gobolka Awdal Dadkan ayaa cabasho ka muujiyay hawlo macdan qodis ah oo shirkad Shiinaha laga leeyahay ka wado Buuraha Simodi. Maxamed Axmed Cali, duqa degmada Baki, ayaa BBC-da u sheegay in dadkaasi loo…

                Read More

                  “Baashe Boqol dollar muu Bixin  Markii uu Golahan imanayay anigana Baroon baan ku Imid” Xildhibaan C.qaadir Jaamac DAAWO

                  Hargaysa 03 June, ,2015(SDN/QJ)-Xildhibaan Cabdiqaadir Jaamac Xaamud oo katirsan Golaha Wakiillada Somaliland, lagana soo doorto Bariga Gobolka Sanaag, ayaa si adag uga Hadlay faquuuq iyo takoorid ay kula kaceen Shirguddoonka Golaha Wakiilladu, kaas oo salka ku haya Safarro uu sheegay inuu xaq u lahaa oo Xildhibaanno kale  la geliyey.

                  Read More

                    Soo laabashada Wasiirka Beeraha Somaliland iyo ka Warbixinta Safar uu dalka dibadiisa ugu Maqnaa

                    Hargeysa 03 June, ,2015(SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Beeraha Somaliland  Maxamed Aw Daahir Ibraahim oo safar shaqo ugu maqnaa dalka dibadiisa ayaa dalka ku soo laabtay, waxaana halkaasi ku soo dhaweeyey masuuliyiin ka tirsan wasaaradda beeraha oo uu horkacayey agaasimaha guud ee wasaaradda Cabdilaahi Ismaaciil Faarax. Wasiirka, ayaa markii uu ka soo degay garoonka diyaaradaha Cigaal ee…

                    Read More

                      Kulan lagaga hadlay sidii mudnaanta loo siin lahaa shaqaalaysiinta dadka muwaaddiniinta ah oo Hargaysa uga Furmay Xukuumada iyo Ururada Bulshada

                      Hargaysa 03 June, ,2015(SDN/QJ)- Masuuliyiinta Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha ee Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa kulan la xidhiidha qorshaha shaqaalaysiinta muwaaddiniinta iyo ka tashiga kuwa ajnebiga la yeeshay madaxda shirkadaha ganacsiga, hay’adaha caalamiga ah iyo ururrada wadaniga ah. Kulan ka dhacay Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo ay ka qaybgaleen ugu yaraan 100 xubnood ka kala socday…

                      Read More

                        Xulka Somaliland yuu la Ciyaarayaa Rubuc Dhamaadka African Nations Cup UK Iyo Jadwalka Oo Dhamaystiran

                        London 03 June, ,2015(SDN/QJ)- Kooxdii haysatay koobkii u dambeeyey ee Sierra Leone iyo qaranka Saddexda jeer ku guuleystay tartankan ee Nigeria both ayaa labadoodaba lagu reebay heerka Group-yada sanadkan, tartanka African Nations Cup UK. Xulka markii ugu horreysay ka soo qayb gallay tartankan ee Somaliland ayaa wacdaro ka dhigay oo afar ciyaarood oo ay yeesheen…

                        Read More

                          “Waxaanu Dacwad ka gudbinay Booliska Kenya oo si fool-xun ugu tacaddiyey Dhalinyaro Soomaali ah” Xildhibaano Kenyaan ah

                          Gaarisa 03 June, ,2015(SDN/QJ)- Ciidammo ka tirsan kuwa Ammaanka dalka Kenya, ayaa si xun ugu garaacay gobolka Waqooyi-Bari ee waddanka Kenya dhallinyaro Soomaali-Kenyan ah, ka dib weerar ay Kooxda Al-Shabaab dhawaan ku qaadday deegaanka Yubis, halkaasoo ay ku dileen Askar ka tirsan Booliiska Kenya. Muuqaal lasoo Bandhigay, ayaa lagu Arkayey Dhallinyaradan Soomaali-Kenyanka ah oo gacmaha…

                          Read More

                            Prof Cabdi Ismaaciil Samatar oo Punt land ku Sugan iyo Khudbad uu ka Jeediyay Jaamacada PSU

                            Garowe 03.June 2015 (SDN/QJ)-Kulan su’aalo lagu waydiinayay Prof.Cabdi Ismaaciil Samatar oo maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa magalo madaxda Puntland ee Garowe ayaa maalinkii shalay waxaa lagu qabtay hoolka shirarka Jaamacadda Puntland State University ee Garowe, waxana kasoo qayb galay Ardayda Jaamacadda iyo aqoon yahanka Pl. Ugu horayntii Prof.Cabdi Ismaaciil Samatar ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa…

                            Read More

                              Dib u dhigis lagu sameeyay Fulinta Xukunkii Dilka ahaa ee lagu riday Madaxweynihii hore ee Masar Maxamed Mursi

                              Qaahira 03.June 2015 (SDN/QJ)- Maxkamad ku taal magaalada Qaahira ee caasimada dalka Masar, ayaa maanta dib u dhigtay go’aanka kama dambeyska ah ee xukunka dilka ah ee bishii hore lagu xukumay Madaxweynihii hore ee Masar Maxamed Mursi. Garooraha Maxkamada ayaa kiiskan dib u dhigay ilaa 16-ka June ee bishan, iyadoo horay Maxkamadda ay u riday…

                              Read More

                                “Ma Ogolaanayno In Somaliland Dabaqado Yeelato,Waana Dhiig bax Somaliland ku socda Ganacsataddana Baryi Mayno” Wasiirul dawlaha Maaliyadda

                                Hargeysa 03 June, ,2015(SDN/QJ)- Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Cismaan  Saxaradiid Caddaani  ayaa walaac xoogan ka muujiyay lacagaha qaalaad siiba dollarka, taas oo meesha ka saartay isticmaalka shilinka Somaliland, isla markaana dhibaato xoogan ku haysa guud ahaan bulshada. Wasiir dawlaha Maaliyadda Cismaan Saxardiid Caddani oo ka hadlayay kulan ay la yeesheen maamulayaasha iyo mulkiilayaasha dugsiyadda…

                                Read More

                                  DARAASADA CUSUB: SHAQSIYADA QOFKA IYO BAAHINTA FACEBOOKGA

                                  Daraasada cusub oo  Jaamacad Brunel London (Brunel University London) qaybteeda Cilmi Nafsiga samaysay,  ayaa waxaa lagu ogaaday in waxyaabo badan oo ay hore u ogeyn, iyo dadka istimaala barta bulshada ee facebook sida ay dabeecadooda iyo nafsiyan tahay hadaba waxaa daraasada laga qaadaya dad gaadhaya 555 oo qof kuwaas oo istimaal faysabuuga(Facebook),kuwaas oo maalintii kusoo…

                                  Read More

                                    Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo dib ugu soo Laabtay Caasimada Hargaysa

                                    Hargeysa 02.June 2015 (SDN/QJ)  Madaxweynaha Somalilad Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo maalmihii u dambeeyay safar shaqo ku joogay magaalada Berbera, ayaa galabta dib ugu soo laabtay caasimada Hargeysa, waxaana Madaxweynaha iyo weftigii uu hogaaminayay Berbera  ka soo raaceen gaar ah oo keentay madaarka Cigaal ee magaalada Hargeysa. Madaxweynaha waxa madaarka ku soo dhaweeyay xubno…

                                    Read More

                                      Madaxweynaha Somalia oo Khartum kaga qayb galaya Dhaarinta Mudo Xileedka Cusub ee Madaxweyne Al Bashiir

                                      Khartum 02.June 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wefti uu Hoggaaminayo, ayaa caasimada dalka Sudaan ee Khartoum kaga qayb-galay munaasabadda caleemo-saarka Madaxweyne Cumar Xasan Al Bashiir oo dib loo doortay. Xasan Sheekh ayaa xafladda kaddib kulan la qaatay Al-Bashiir oo ay wadahadleen xiriirka labada dal, isagoo ugu hambalyeeyay madaxweynaha dalka Sudan dib u…

                                      Read More