Guddoomiye Saleebaan Gaal Oo Maanta Ku Dhawaaqay Hadal Sii Kala Dhantaali Kara Isku Soo Dhawaanshihii Xukuumadda Iyo mucaaaridka DAAWO
Hargeysa:May,27,2015(SDN/QJ0)-Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa Maanta ku dhawaaqay Hadal sii kala dhantaali kara isku soo dhawaanshihii la filayey in laga dhex abuuro Xukuumadda iyo Axsaabta Mucaaridka, waxana uu si cad u sheegay inaan Go’aankii guurtidu ahayn mid gorgortan la gelin karo. Guddoomiyaha oo maanta Saxaafadda la Hadlay xilli uu kulan gaar ah…
