Webmaster

    Dariiqada ay Somaliland ku abuuri lahayd Xidhiidh Iskaashi oo ay la yeelato Dawladaha Khaliijka

    Hargaysa 28.May 2015 (SDN/QJ)-Muddo saddex bilood ku dhawaad ah waxa dalka Yemen ka socday dagaal sokeeye oo dhulka ah, kaas oo dhexmarayey maleeshiyooyinka qabaa’ilka Zaydiyiinta shiicada ah oo ay taageerayaan ciidamada dawladda intooda wali ka amar-qaadata Madaxwaynihii la riday ee Cali Cabdala Saalax oo dhinac ah iyo qabaa’ilka Sunniyiinta ah ee dega qaar ka mid…

    Read More

      “Somaliland Wixii Ay Ku Heshiisay Ayaa Sharci Ah, awooda ugu saraysa ee Somaliland waa shacbiga,Saleebaan-na Kama Weyna Sharciga” Gudoomiye Faysal Cali Waraabe

      Hargaysa 28.May 2015 (SDN/QJ)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay inay kulmeen Safiirka Ingiriiska u fadhiya Addis ababa islamarkaana u sheegeen in arrinta muranka doorashada loo daayo dhinacyada ay khusayso ee Somaliland. Waxa uu sheegay inay raadinayaan xal ka yimaada gudaha Somaliland. Guddoomiyaha oo kulanka kadib saxaafadda la hadlay waxa…

      Read More

        Wasiir Maxamed Biixi oo muddeyay Xilliga ay Xukuumadu Wareejinayso Dekedda Berbera iyo Bilowga Ballaadhinteeda

        ABIDJAN 28.May 2015 (SDB/QJ) Xukuumadda Somaliland oo wakhtigan wada-hadallo kula jirta shirkado danaynaya maal-gelinta Dekedda Berbera, ayaa shaaca ka qaadday inay dhammaadka sannadkan soo gebo-gabaynayso kala-xulashada shirkaddii la wareegi lahayd gacan-ku-haynta dekedda, isla markaana ay rejaynayo in horaanta sannadka dambe la bilaabo dhismaheeda. Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis oo xilligan socdaal ku jooga…

        Read More

          “Waxa Muhiim Ah In Khaladkii Aynu Lixdankii Galnay, Aynaan Dib U Gelin,inta Nin ee la xidhay, inta dad qaxay iyo inta hanti duntay waynu aragnaa” Wasiir Xaglo-toosiye ”

          Sweden 28.May 2015 (SDB/QJ)-  Wasiirka caafimaadka Somaliland Dr.  Saleebaa Ciise Axmed (Xaglo-toosiye) oo khudbad u jeediyay jaaliyada Somaliland ee ku dhaqan dalka Sweden, ayaa ugu baaqay inay ka shaqeeyaan wadajirkooda iyo midnimada Somaliland, islamarkaana ay dib u xusuustaan dhibaatooyinkii loo soo maray qaranimada Somaliland. “Taariikhada Somaliland waa taariikh aad u dheer, waxaanay bilaabantay 1884-kii markii…

          Read More

            “Lama rabo qurbejoog xaragooda, waa inuu yimaadaa dalka oo uu gacanta dhoobada galiyaa” Drs Edna Aadan.

            Stockholm, 28.May 2015 (SDB/QJ)- Marwo Edna Aaden Ismaaciil ayaa fariin u dirtay qurbejooga Somaliland ee ku dhaqan waddamada dibadda. Drs. Edna Aaden Ismaaciil oo dalka Sweden kaga qaybgashay munaasibad lagaga hadlayay qaddiyadda Somaliland iyo gooni isu-taageeda ayaa sheegtay in looga baahan yahay qofkii qurbejoog ah ee doonaya inuu waxqabto inuu dalka yimaado oo u badheedho…

            Read More

              “Casharada aan La Baran” W/Qoray Maxamed Cali Bile

              Muranka siyasadeed ee soo dhex galay arimaha doorashooyinku waa mid weligiiba soo jirey hakala weji duwanaadee. Balse waxa ad moodaa inaan casharba laga baraneyn waxa ina soo mara. 1993 markii shirka lagu qabtey magaalada Boorama, waxyaabihii lagu eedeeyey madaxweynihii xiligaa joogey Abdirahman Ahmed Ali (AHUN) ee xilka lagaga qaadey waxa u muhiimsanaa laba qodob oo…

              Read More

                “Waxaan Caawa ku Heshiinay Xisbiyada Qaranka Iyo Xukuumadu iyadoo Cidi na Soo Fara gelin” Gudoomiye Muuse Biixi Cabdi DAAWO

                Hargaysa 27.May 2015 (SDN/QJ)- In kastoo Xisbul Xaakimka Kulmiye uu Maalmihii Wada tashiga Khilaafka Siyaasadeed u Muuqday Mid ku dhagan Go’aankii Golaha Guurtidu Qallinka ugu duugeen Madaxweyne Siilaanyo Korodhsiimo afka la gashay laba Sanno,hadana Sadex Cisho oo dood adag la yeeshay waxay Muujiyeen Tanaasul,kadib markii ay daaqada ka tuureen go’aankii Cadhada dhaliyay ee Guurtida Somaliland.

                Read More

                  Khudbadii Gudoomiye C.raxmaan Cirro ee Khatimaada Khilaafkii Siyaasadeed ee Dalka Ruxay DAAWO

                  Hargaysa 27.May 2015 (SDN/QJ)- Maalmo Shirar adag oo Xasaasiye ah lagu Jiray Mararka qaarna Fadhiyada lagu Kala kacayay,la isku maandhaafsanaa Midaynta Aragtida lagaga bixi karo Khilaafka Siyaasadeed ee ka dhashay Mudo Kordhintii Sannadka iyo Tobanka bilood ahayd ee Golaha Guurtidu u kordhiyeen Mudada Xil haynta Madaxweynaha iyo Aqalka Wakiilada ayaa aakhirkii keentay in lagu wada…

                  Read More

                    Daawo :Madaxwayne Ku Xigeenka Oo Ku Dhawaaqay In Xal Laga Gaadhay Khilaafkii Siyaadadeed Ee Ka Dhshay Mudo Kordhinta

                      Hargeisa 27/5/2015(SDN/QJ)xisbiyada mucaaridka iyo xukuumada somaliland ayaa dhwaaqay heshiiskii ay ka gaadhen khilaafkii siyaasaded ee ka dhashay mudo kordhint ay golaha guurtidu u sameeyen xukuumada madaxwayne siilanyo heeshiikani ayaa markii kulankii afraad ee ay yeeshan xisbiyada mucaaridka xukuumadu ayaa markii kulankaasi soo idlaaday waxa saxaafada la hadlay sadexda gudoomiye xisbiyada kulmiye ucid wadani iyo…

                    Read More

                      Daawo :Xisbiyada Mucaaridka Ah Iyo xukuumadoo Heshiis Xall Ka Gaadhay Khilkii Siyaasaded Ka Dhashay Mudo Kordhinta Guurtidu U Sameeyen Xukuumada

                        Hargeisa 27/5/2015(SDN/QJ)xisbiyada mucaaridka iyo xukuumada somaliland ayaa dhwaaqay heshiiskii ay ka gaadhen khilaafkii siyaasaded ee ka dhashay mudo kordhint ay golaha guurtidu u sameeyen xukuumada madaxwayne siilanyo heeshiikani ayaa markii kulankii afraad ee ay yeeshan xisbiyada mucaaridka xukuumadu ayaa markii kulankaasi soo idlaaday waxa saxaafada la hadlay sadexda gudoomiye xisbiyada kulmiye ucid wadani iyo…

                      Read More

                        Dhakhaatiirta Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Ee Ka Soo Jeeda Deegaanka Waddada Cad Oo Deeq Lacageed Ku Wareejiyay Guddida Dhismaha Waddada Cad +Sawiro

                        Hargeisa(SDN/QJ) Qaar ka mid ah Dhakhaatiirta Wasaaradda Xannaanda Xoolaha ee ka soo jeedaa Deegaanka Koonfurta , Bariga Iyo Badhtamaha Magaalda Hargaysa (Ciidagale) ayaa Deeq Lacageed ku wareejiyay Guddida Dhismaha Waddada Cad . Munaasibad Kooban oo ka dhacday Royal Hotel Ee Magaalda Hargaysa ayaa waxaa ka soo qeyb galay Gudoomiyaha Guddida Dhismaha Wadada Mudane Cali Ibrahim…

                        Read More

                          War Deg Deg ah Xisbiyada Siyaasada iyo Xukuumada oo ku heshiiyay Xiliga ay doorashooyinku dhacayaan iyo Madaxtooyada oo hada ay Xafladu ka socoto

                          Hargaysa 27.May 2015 (SDN/QJ)- Waxaa haatan Xarunta Madaxtooyada ka socota Munaasibad ay Sadexda Xisbi Qaran iyo Xukuumadu qallinka ku duugayaan Heshiis is afgarad oo laga gaadhay Xiliga ay qabsoomayso doorashooyinka is barkan ee madaxtooyada iyo Golaha Wakiilada. Warku Waxa uu sheegayaa in si rasmi ah la isugu raacay in doorashooyinkaasi qabsoomaan bisha December ee Sannadka…

                          Read More

                            Hadalka Wasiirka Qorshaynta Qaranku Jawaab ma u Noqon karaa Sheegashada Somalia ee Bulshada Somaliland? DAAWO

                            Hargaysa 27.May 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Qorshaynta Qaranka Dr Sacad Cali Shire ayaa ganafka ku dhuftay Tiro koob ay dawlada Somalia ku sheegtay sahan qiyaaseed lagu sameeyay dadka ku nool dalkii la isku odhan jiray Jamhuuriyadda Somalia ka hor 1991 kaas oo uu ku sheegay mid u gaar ah Somalia. Wasiirka Qorshaynta Qaranka ayaan Sheegin Talaabada…

                            Read More

                            (WAR DEG DEG AH) Lix Sarkaal oo Ka Tirsan Xiriika Kubadda Cagta Aduunka ee FIFA oo Jeelka Loo Taxaabey Maxaayse Galabsadeen? By Jaahuur.

                            Zurich-May-27-2015-2015(SDN/QJ) Saaxiibayaa qubanaheena ciyaaraha waxaynu ula qaxaynaa xagaa iyo Zurich oo Saraakiil ka tirsan Fifa oo loo furdaamiyey Jeelka. Haddaba lixda sarkaal oo ka tirsanaa xiriirka kubadda cagta ee adduunka ee FIFA ayaa lagu xiray Hoteel ku yaala magaalada Zurich ee dalka Switzerland. Dadka laga shakisanyahay oo la sheegay in uu ku jiro madaxwayne ku xigeenka…

                            Read More

                              Gudi Hoosaadka Wakiilada ee Ilaalinta Hantida Qaranka oo Xog Waran Maanta la Yeeshay Maareeyaha Haamaha Kaydka Shiidaalka DAAWO

                              Hargaysa 27.May 2015 (SDN/QJ)- Gudida ilaalinta iyo dalyeelka hantida qaranka ee golaha wakiilada Somaliland ayaa maanta kulan la yeeshay maareeyaha haamaha Kaydka Shiidaalka ee Magaalada Berbera.   Gudoomiyaha Gudida Ilaalinta iyo Daba galka Hantida Qaranka ee Golaha Wakiilada Maxamed  ayaa Sheegay inay Maareeyaha Haamaha Kaydka Shiidaalka ay ka xog waraysteen Gudi ahaan hawlaha shaqo iyo…

                              Read More

                                Xukuumada Somaliland oo Meel adag iska Taagtay Tiro Koob ay Dawlada Somalia ku samaysay dalkii la Isku Odhan Jiray Jamhuuriyada Somalia

                                Hargaysa 27.May 2015 (SDN/QJ)–Xukumadda Somaliland, ayaa qaadacday sahan qiyaaseed lagu sameeyay dadka ku nool dalkii la isku odhan jiray Jamhuuriyadda Somalia ka hor 1991 oo ay soo bandhigtay Xukumadda Somalia oo kaashanaysa Hay’addaha qaramada midoobay ee UNFPA iyo UNHCR. Wasiirka qorshaynta qaranka Somaliland Dr Sacad Cali Shire, ayaa ganafka ku dhuftay qiyaasta dadka Somaliland ku…

                                Read More

                                  Wasaaradda Duulista Somaliland Oo Shaacisay In Lagu Guulaystay In Madaarka Cigaal Ay habeenkii Diyaaraduhu Adeegsadaan DAAWO

                                  Hargeysa 27.May 2015 (SDN/QJ)-  Wasaaradda Duulista hawada iyo gaadiidka cirka ee Somaliland ayaa si rasnmi ah u shaacisay inay ku guulaysatay in Madaarka Cigaal ay ku xidho laydhkii suurto galinayey inay diyaaradahu adeegsadaan wakhtiga habeenkii. Madaarka oo aan hore u lahayn laydhka sahlaya in diyaaraduhu habeenkii soo fadhiistaan ayaa hadda loo sameeyay, waxaana habeenkii xalay ka…

                                  Read More

                                    Puntland oo qaadacday tiro-koobka ay dowladdu soo saartay iyo Waxyaabaha ay Qoonsatay

                                    Garowe 27.May 2015 (SDN/QJ)- Maamulka Puntland ayaa ku gacan seyray sahan qiyaaseedka ay shalay soo bandhigtay dowladda federaalka ee Soomaaliya, kaasoo tirada dadka Soomaaliyeed ku qiyaasay 12-milyan. Wasiirka qorsheynta iyo xiriirka caalamiga ah ee Puntland, Cali Axmed Faatax ayaa ku tilmaamay natiijada ka soo baxday tiro-koobka mid aanan waxbo ka jirin, oo aan sax aheyn…

                                    Read More

                                      Wareegto dawladu ka soo saartay in Ganacsatadu isticimaasho Shilling Somaliland

                                      Hargeysa:May,27,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda Somaliland ayaa shalay soo saartay wareegto ay ku hirgelisay qaadashada lacagta Somaliland Shilling. Wasiirka ganacsiga Somaliland Dr. Muuse Qaasim ayaa wareegtada uu soo saaray wuxuu ku yidhi sidan, “Aniga oo tixraacaya shuruucda dalka sida dastuurka JSL, Xeerka Baanka, iyo xeerarka Ganacsiga iyo Maaliyada ee ku salaysan  in Sh. SL uu yahay lacagta rasmiga ah…

                                      Read More