“Xaaji Cabdi Waraabe Isagoo Boqol Jiruu Tanaasuli Waayay…” Mujaahid Xasan Guure
Hargeysa, 26 May 2015 (SDN/QJ)-Gudoomiyaha madasha wada tashiga iyo toosinta qaranka Mujaahid Xassan Guure Jaamac, ayaa waxa uu sheegay inay mawqif isku mid ah ka taagan yihiin xisbiyada mucaaridka ah iyo madasha wada tashigu mudo kordhinta ay golaha guurtida somaliland u sameeyeen xukuumada madaxweyne Siilaanyo. Guddoomiyaha Madasha oo la hadlay warbaahinta, ayaa ugu horen ka…
