Webmaster

    Hambalyp iyo Bogaadin ku socota Dr. Maxamed Axmed Cali Guuled & Drs. Roda Deeq Cabdi Digaale

    Meher Wacan Waxa Shalay oo Sabti ahayd, 23/05/2015, Saacaddu kolkay ahayd 13:40Hrs, Ku Qabsoomay Magaalada Boltan ee Carriga Ingiriiska, Munaasinadda Meherka lamaanaha Dr. Maxamed Axmed Cali Guuled & Drs. Roda Deeq Cabdi Digaale.   Xafladdan oo Kulmisay Gacal, Sokeeye iyo Asxaab Tiro Badan oo ka Kala Yimid Daafaha Ingiriiska,iyo Dacalada Dunida. Hab-Wadaag Doonidda & Bixinta Waxa…

    Read More

      Imaraadka oo Mucaawino gaarsiiyay Kismaayo

      Kismayo May 25,2015(SDN/QJ)-Safirka Dowladda Imaaraadka Carabta  fadhiya Soomaaliya Maxamed Cusmaan iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta soo gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee Dowlad-goboleedka Jubbaland. Wafdiga ayaa xarunta madaxtooyada waxay kula kulmeen madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam iyo masuuliyiin kale oo maamulka katirsan. Intaas kaddib wafdigaan ka socday Imaaraadka Carabta waxaa loo gelbiyey…

      Read More

        Press Release: Jubbaland Diaspora Association Condemn the Somali Parliament

        Monday 25, 2015-Jubbaland Diaspora Association supports the people, Parliament and the President of Jubbaland’s decision to condemn the unconstitutional Motion presented by the few Federal Parliamentarians known their relentless efforts to stop the formation of the Federal Governance System, Somali People thought a perfect solution since the Centralized Governance System before 1991 was the cause…

        Read More

          Xisbiga Waddani Laanta Finland Oo Lagu Casuumay World Festival 2015 ee Finland

          Helsinki May 25,2015(SDN/QJ)-Carwada world village festival 2015 ayaa sanad kasta xilliga xagaaga lagu soo bandhigaa magaalada Helsinki ee Caasimada Finland, sanadkan wax aka soo qaybgalay dhammaan hay adaha gargaarka iyo macaawinooyinka ka shaqeeya, dhammaan safiirada dalalka kala duwan ee dunida ee  safaaradaha Finland iyo madaxda xisbiyada Finland. Waxa Carwadan lagu soo casuumey mudane Suldaan Said…

          Read More

            Garyaqaan u Jeellan Inuu La Xidido Madaxweyne Obama Oo Shaaciyey Yarad Xiiso Badan Oo Uu Ka Bixin Doono Gabadh Madaxweynuhu Dhalay

            Nairobi:May,25,2015(SDN/QJ)-Garyaqaan  u dhashay waddanka  Keynya, ayaa shaaciyey inuu Madaxweynaha waddanka Maraykanka ka codsan doono inuu uguuriyo  inantiisa Malia Barack Obama oo uu si weyn u jecel yahay. Garyaqaanka oo lagu maagacaabo Avvocate Felix Kiprono ayaa u sheegay WargeyskaThe Nairobian inuu Madaxweyne Obama la kulmi doono marka uu bisha July booqashada ku yimaado Kenya, si uu…

            Read More

              Dawladda Federalka Somalia Oo 10-Milyan Oo Dollar Oo Kaash ah Ka Heshay Dhiggeeda Qatar

              Muqdisho:May,25,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamud, ayaa la sheegayaa inay Lacag dhan Toban Milyan oo Dollar ka heshay Dhiggeeda Qatar, si ay uga baxdo carqaladaha ka haysta dhinaca samaynta Maamul-goboleedyada. Dowladda Somaliya, ayaa waxaa lacagahan lagu wareejiyay maalintii Jimcaha, mar uu booqasho Magaalada Muqdisho uu ku yimid Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Qatar, Khalid bin Mohammad Al…

              Read More

                Maayar Soltelco Oo Muraara-dillaacii Uu Ka Qaadday Mooshinnadii Ka Dhanka ahaa Amar Ku Bixiyey Duminta Aqallada Xubno Baarlamaanka Katirsan Oo Mooshinkaas Lagu Tuhunsan yahay

                Hargeysa:May,25,2015(SDN/QJ)-Kadib Mooshinkii dirqiga ku fashilmay ee ka dhanka ahaa Maayarada waddanka, ayaa waxa soo baxaya tallaabooyin la yaable oo Maayarka Caasimadda Hargeysa kaga aargoosanayo Mudanayaal Mooshinkaas dabada ka riixiyey. Maayar Solltelco, ayaa beegsaday Aqalka Xildhibaan Maxamed Cali Xirsi(obama)oo isagu mooshinkaas xildhibaanada waday hoggaaminayey, waxana, waxana uu shaqaalihiisa amray inay Dumiyaan Kaabado ammaanka loogu talo galay…

                Read More

                  Xogo la Yaableh Oo Kasoo Baxay Hannaankii Loo Magacaabay Guddoomiyaha Maxkadda Sare Iyo Muran Xooggan Oo Madaxweynaha iyo Afadiisa Kala Irdheeyey

                  Hargeysa:May,25,2015(SDN/QJ)-Xogo dheeri ah, ayaa kasoo  baxaya Qaabkii loo magacaabay Guddoomiyaha Cusub ee Maxkamadda Sare ee Somaliland Maalintii shalay loo magacaabay, waxana jira muran iyo is afgarasho la’aan baahsan oo ka dhalatay Doorashadiisa. Sida ay sheegayaan xogoha ay arrinta ka heshay qurbejoog.com, waxa muddadii dheerayd ee xilkaasi bannaanaa madaxtooyada dhexdeeda kasocday muran iyo is qabqabsi gaadhay…

                  Read More

                    “Wada hadalka Maanta loo balansan yahay Wuu Burburayaa Hadii Kulmiye iyo Waddani Xal Keenin” Mujaahid Cali Guray DAAWO

                    Hargaysa 25.May 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiye ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf ayaa ka rajo dhigay Wada tashiga u socda Sadexda Xisbi qaran iyo Xukuumada si xal Siyaasi ah looga gaadho Khilaafka ka dhashay Mudo Kordhintii Golaha Guurtida. Cali Guray oo ka Mid ah Ergada Xisbiga Ucid uga qayb galaysa Wada hadalka…

                    Read More

                      “Maamulka Berbera Midna Marwada Magacawda, Midna Madaxwaynahaa Magacaaba” Gudoomiyaha Ucid ee Saaxil

                      Hargeysa, 25 May 2015 (SDN/QJ)-Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ee Gobolka Saaxil Marwo Rooda Axmed Yaasin, ayaa dhaliilo xoogan u soo jeedisay maamulka gobolka siiba ka waxbarashada ee Gobolkaasi, isla markaana waxay sheegtay maamulka midna soo magacawdo Marwado, midna uu soo magacaabo Madaxweyne Siilaanyo. Rooda Axmed Yaasin waxay sidaa ku sheegtay shirjaraaid oo ay ku qabtay magaalada…

                      Read More

                        Xiisad ka aloosan Magaalada Marka

                        Marka May 24,2014(SDN/QJ)-Magaalada Marka ee gobolka Sh. Hoose ayaa waxa ka soo baxay warar xambaarsan dhiilo colaadeed, wararka naga soo gaaraya degmeda Marka ayaa sheegaya in halkaasi ay ku dagaalameen laba meliishiyo oo magaalada ku wada suga. Meliishaadka ayaa dagaalka magaalada ku dhexmaray waxa ugua dhintay laba ruux halka laba kalena ay dagaalkaasi ku dhaawacmeen,…

                        Read More

                          Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa maanta booqday Dekedda weyn ee Muqdisho

                          Muqdisho, 24, May, 2015(SDN/QJ)Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda  Federaalka Soomaailya, Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmarke ayaa maanta kormeer uu ku tagay dakedda weyn ee magaalada Muqdisho, kormeerka ayaa  u jeedkiisu ahaa, inuu u kuurgalo hamsami u socodka howlaha ka socda Dekedda weyn ee Muqdisho. wuxuuna indha indheeyn ku soo sameeyey qeybo ka mid ah Dekedda oo shaqooyin…

                          Read More

                            Guddoomiyaha Baarlamaanka oo ka tacsiyadeeyay dilka Xildhibaan Yuusuf Dirir

                            Muqdisho May 24, 2015(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa Xildhibaannada, ehelada iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed uga tacsiyadeeyay dilkii maanta Muqdisho loogu geystay Allaha u naxariistee Xildhibaan Yuusuf Maxamed Dirir  oo kooxo hubeysan ay rasaas ku fureen xilli uu marayay wadada Maka Al-mukama. ‘’Innaa Lillaahi waa Innaa Ileyhi Raajicuun….

                            Read More

                              Nuxurka Kulan Maanta Dhexmaray Guddomiye Cirro Iyo Wafti Culus Oo Ka Socday Qaramada Midoobay

                              Hargeysa 24.May 2015 (SDN/QJ)-Guddoomiyaha golaha wakiilada Somaliland ahna Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI C/raxmaan Cirro, ayaa maanta kulan kula yeeshay xafiiska guud magaalada Hargeysa wafti culus oo ka socday Qaramada midoobay qabteeda xuquuqal insaanka ,waftigan oo ka koobnaa saddex xubnood oo uu horgacayey khabiirka qaramada midoobay u qaabilsan xaaladdaha xuquuq aadamaha ee somaliland iyo…

                              Read More

                                Madaxweyne Siilaanyo Oo Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Oo Muddo Bannaanaa Maanta Magacaabay

                                Hargeysa:May,24,2015(SDN/QJ)-Madaxweyne Siilaanyo, ayaa Maanta buuxiyey Jagada Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo Muddo dheer Bannaanayd. Madaxweynaha Ayaa Waxaa Uu Gudoomiyaha Maxakamada Sare Ee Somaliland Uu Magaacabay Mudane Aadan Xaaji Cali Axmed Waxaana War-Saxaafadeed Hada Ka Soo Baxay Xarunta Madaxtooyada Somaliland Uu U Dhiganaa Sidan .   WAR-SAXAAFADEED Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu digreeto…

                                Read More

                                  Faahfaahin Dheeraad Ah Oo Ka Soo baxaysa Dil Degmada Wadajir loogu geystay masuul dawlada ka tirsanaa

                                  Muqdisho May 24,2015(SDN/QJ)-Cumar ubax oo ka tirsana Wasaarada Gadiidka Una qabilsana xisabadka  Garonka Muqdisho aya lagu dilay Agagarka korontada ee D/Wadajr,Waxa lala dilay Darawalkisa oo lagu magacaabi jiray Cabdi barwaaqo. Yuusuf Xuseen Cusmaan waxa abti  u ahaa Masuulka lagu dilay degmada Wadajir ee Muqdisho ayaa waxa uu uga warbixiyay Qaabka uu dilku u dhacay. Kooxaha…

                                  Read More