“Author Archive”
Stories written by akguled

Wasiirka Shaqada Somaliland oo Hu’ga Dhaxanta u Qaybiyey Derbi Jiifka Hargaysa DAAWO

Hargaysa 21. November 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ayaa Deeq Dharka Dhaxanta laga Xidho Gaadhsiiyey Caruurta derbi Jiifka ah ee Magaalada Hargaysa iyo Kuwa lagu Xannaaneeyo Xarunta Xaafada Maxamed Mooge ee Magaalada Hargaysa.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweynaha Cusub Ee Maraykanka Mr Donald Trump Oo Rag Cunsuriyiin Ah U Xushay Inay Xilal Sare Ka Qabtaan Xukuumadiisa

Washington  21. November 2016 (SDN/QJ):- Madaxweyne la doortay ee Mareykanka Donald Trump ayaa magacaabay saddex xil oo muhiim ah oo ka mid noqon doona maamulkiisa cusub. Trump ayaa wararku waxa ay sheegayaan inuu senator-ka Jamhuuriga ah ee gobolka Alabama, Jeff Sessions u magacaabay inuu noqodo Xeer Ilaaliyaga guud ee Qaranka Mareyanka.   Trump ayaa sidoo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Ma Maqashay Magaalo dhan oo Bilaa Wado amase Jid ah? Hadaanad Ogayn Way Jirtaa ee DAAWO

Hargaysa 21. November 2016 (SDN/QJ):- Waa magaalo yar oo ka ka mid ah meelaha ugu degan ee dadku ay kaga nool yihiin caalamka, degmadaas oo haba yarataee aan lahayn wax waddooyin ah iyadoo dadkeeduna isugu talaabaan laashash yaryar iyo biriijyo ka samaysan looxa.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Qaramada Midoobay Oo Dawlada Soomaaliya Ugu Baaqday in Si Degdega loo Dhameeyo Doorashada Aqalka Hoose

Muqdisho 21. November 2016 (SDN/QJ):- Ergeyga Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Micheal Keating ayaa ugu baaqay Maamul goboleedyada inay Ku dhakhsadaan doorashada Aqalka Hoose ee ka socota deegaanada. Danjire Keating wariyeyaasha Soomaaliya  kula hadlayay magaalada Baydhabo, kaddib kulan uu la qaatay Madaxweynaha Koofur Galbeed ayaa ugu baaqay in la soo dhameystiro Xildhibaanada ka hadhay Aqalka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Raysal Wasaaraha Ethiopia oo Soo dhaweeyay in Dalka Maroko  uu 32 Sanno Kadib dib ugu soo Noqdo Xubinimadii Midowga Africa

Addis Ababa 21. November 2016 (SDN/QJ):- Ra’isal wasaaraha Dalka Ethopia Heyle Maryam Deseliin ayaa sheegey in dalkiisu uu soo dhoweynayo Ku soo noqoshada Dalka Maroko uu dib ugu soo noqdey xubinimadii midawga Afrika oo uu muddo 32 Sanadooda ka maqnaa.   Bayaan ay wada jir u soo saareen Masuuliyiinta itoobiya iyo Boqor Muxamed-ka Lixaad Gebagebadii […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Shabakada Xidhiidhka Bulshada ee Facebook oo  Soo Saartay Talaabooyin ay Wax kaga qabanayso Wararka Been abuurka ah ee Dadka Adeegsanayaa Ku Qoraan

Hargaysa 21. November 2016 (SDN/QJ):- Madaxa fulinta bar-kulanka bulshada ee Facebook wuxuu ku dhawaaqay tallaabooyiin cusub oo lagu joojinayo wararka beenta ah ee bartaasi ka soo muuqda. Warbixin lagu faafiyey Facebook ayuu Mark Zuckerberg ku sheegay in shirkaddiisu ay sameysay qalab cusub oo qabanaya sidoo kalana kala saaraya “wararka beenta ah”. Wuxuu intaa ku daray […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Muqdisho: Xili la Isu diyaarinayo Doorashada Dadbadan ee Somalia iyo Boqolaal ka tirsan ciidamada booliska dowlada Somalia oo liiska shaqada laga saaray

Muqdisho 21. November 2016 (SDN/QJ):- Taliyaha Hogaanka howlaha Booliska Soomaaliya Jen. Cali Xirsi Barre (Cali gaab) ayaa beeniyey warar ay baahiyeen qaar ka mid ah warbaahinta gudaha, kuwaasoo ku saabsanaa in saddex boqol oo askar booliska ka tirsan haqada laga eryey.   Jen. Cali Cali gaab ayaa sheegay in askarta liiska shaqada laga saaray aysan […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweynaha Oo Ku Guda Jira Safarkiisi Tabantaabo Ayaa Maanta Kormeeray Xaalada Abaarta Ee G.Daadmadheedh, Xadhigana Ka Jaray Ceel-Biyoodka Ceelxumo, Iyo Xaaxi Oo Biyo Laga Gaadhay, Deeq Loogu Talogalay Dadka Jilicsana Ku Wareejiyey Guddida Abaaraha SAWIRO

Oodweyne 20. November 2016 (SDN/QJ):-Weftigii Madaxweynuhu hoggaaminayey ee xalay u hoyday Burco ayaa saaka u kicitimay dhinaca gobolka Daadmadheedh oo ay xaalad abaareed ka jirto, waxaanu madaxweynuhu markii uu gaadhay halkaasi waxa uu xadhiga ka jaray ceel-biyood laga hirgeliyey Ceel-xumo oo taariikhda markii u horaysay yeelan doonta ceelbiyood humiima. Waxa kale oo uu madaxweynuhu u kuurgalay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Golaha Wakiilada Somaliland oo Taakulo Lacaggeed oo Dhan Afar Boqol iyo Laba iyo Sagaashan Milyan oo ay Mushahaaraddooda Ka Soo Jareen Ku Wareejiyey Guddida Abaaraha Heer Qaran ee Somaliland+SAWIRO

Hargaysa 20. November 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa taakulo lacaggeed oo dhan Afar Boqol iyo Laba iyo Sagaashan Milyan oo Shilinka Somaliland ah oo ay mushahaaraddooda iska soo jareen xildhibbaanada aqalka Golaha Wakiilada Somaliland ku wareejiyey guddida abaaraha heer qaran ee Somaliland. Munaasibadan kooban oo ay taakuladan lacaggeed kula kala […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

”Weftiga Xisbiga Waddani-na waan ku amaanaya sida ay uga qayb qaadayaan taakulaynta dadkooda abaaruhu hayaan,Waxaan se qabaa in cidii tidhi Doorashadu dib bay u dhacaysa in aanay waxba hubsan” Wasiirka Gaashaandhiga

Hargaysa 20. November 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Gaashandhiga Somaliland Axmed Xaaji Cali Caddami ayaa deg deg ku tilmaamay dadka ay ka soo yeedhay in abaarta taagani dib u dhac ku keeni karto doorashooyinka, waxaanu sheegay in arrimaha doorashooyinka ay gacanta ku hayaan guddiga doorashooyinka qaranka. Wasiirka Gaashandhiga Somaliland Axmed Xaaji Cali Caddami oo wareysi gaar ah […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »