Ciidamada Somaliland Oo Xabsiyada Magaalada Taleex Ku Guray Odayaal Lagu Eedeeyey Xagal-daacinta Nabadayn Deegaankaas Laga Wado
Taleex:May,11,2015(SDN/QJ)-Ciidanka Qaranka Somaliland, ayaa xabsiga ku guray odayaal iyo cuqaal kasoo jeeda Deegaanka Taleex ee Gobolka Xaysimo, kuwaas oo lagu eedeeyey xagal-daacinta Tallaabooyin lagu aburayo nabad laga dhex wado laba ardaa oo Halkaas dhawaan ku dagaallamay. Odayaashan ayaa intooda Badan lagu xidhxidhay Xarumaha Ciidamada qaranku deggen yihiin, maadaama aanay jirin saldhigyo dhisan oo dadka lagu…
